Home » Archive Maalinta March 3rd, 2015

14 Qodobo oo laga soo saaray Shirweynihii Afka Soomaaliga laguna doortey Hogaanka AGASOM

Mar 3, 2015
Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho lagu gabogabeeyey shirweynihii afka Soomaaliga ee socdey mudada todobaadka ah ayaa waxaa la soo saaray war saxaafadeed ka kooban 14 qodob iyo 5 qodob oo arar ah. Shirweynaha waxa uu aqoonsaday go’aanadii ka soo baxay shirweynihii 40 guuradii qorista afka Soomaaliga ee lagu qabtay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti bishii December 2012. Waxaa looga mahadceliyey... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...