Home » Archive Maalinta October 27th, 2014

Sidee Guul Loo Garaa? Sirta Guusha

Oct 27, 2014
Qof walibaa oo dunidan ku nool waxa uu jecel yahay in uu gaaro guul ama hadafkiisa uu ka dhiidhiyo balse si aan hadafkeena u hiiksano waxa ay inooga baahan tahay in aan la imaano wadadii aan u mari laheyn ka dhabeynta himiladaa, hadaba hadii aan jecel nahay in aan guul gaarno aan raacno qodobadan soo socda: 1. Hilow: hilowga loo hiloobo gaaritaanka guusha ayaa qofka ku qasba inuu shaqada qabto ,... 

Dhibaatada haysta Ardayda Soomaaliyeed ee Masar

Oct 27, 2014
Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar Ma geed ay tol gaar ah ku arinsadaan mise mid loo dhanyahay? Carabtu waxay tiraahdaa Dhab u hadlidda ayaa raaxo leh, sidoo kale Soomaalida waxay ku maah maahdaa Ilko iyo runba waa la caddeeyaa, sidaas darteed waxaan doonayaa inaan Faaladaan ku qaadaa-dhigo xaqiiqda Daahsoon iyo xaqiiqooyinka dahsoon ee ka jira Safaaraddeenna, si xog buuxda loogu helo in Safaaraddaani... 

Maamulka Puntland oo ugu baaqay Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay isu Tanasulaan.

Oct 27, 2014
Banaanbax lagu Dal banayo in la xaliyo Khilaafka Madaxda Sare oo ka dhacay Magaalada Boosaaso Maamulka Goboleedka Puntland ayaa markii u horeeyay ka hadlay Khilaafka soo kala dhax galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaarihiisa. Cabdi-weli Xirsi Maxamed Indha-Guran oo maamulkaas u qaabilsan dhinaca war faafinta ayaa sheegay in loo baahan yahay Khilaafkaas inuu sii socon... 

Shirwaynihii Sedexaad ee Jaaliyada Jubaland ee Finland

Oct 27, 2014
Shirwaynihii sedexaad ee Jaaliyada Jubaland oo Xalay oo taariikhdu tahay 26.10.2014 ka dhacay Xarunta Midowga Jaaliyadaha Putland ee Caasimada wadanka Finlandfm ee Helsinki waxaana laga arinsanayay sidii wax loogu qaban lahaa Dadka Reer Jubaland ee Dalkii jooga iyo kuwa halkan Jooga waxaana Warbixin dheer oo dhinacya badan taabanaysa oo ahayd waxqabadkii intii ay jirtay Jaaliyada soo jeediyay Gudoomiyaha... 

Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/W oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Marxuum Bile oo kamid ahaa hawl-wadeennada Xafiiska.

Oct 27, 2014
Muqdisho, 27, Oct, 2014.. Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Cabdiqaadir Cabdi Faarax iyo dhammaan shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray ehelladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Maxamed Axmed Bile oo kamid ahaa howl-wadeenada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, marxuumka oo ku geeriyooday xalay dalka Malaysiya. Hadaba, annagoo ka murugeysan, kana... 

QurboJoogta Waqooyinga America Oo Soo Dhawaysay Kala Shaandhaynta Wasiirada Xukuumada Ra’isal Wasaare Abdiweli Sh. Ahmed

Oct 27, 2014
QurboJoogta Waqooyiga Amerika, una badan racii ugu horeeyey ee uu barakiyey dagaalkii sokeeye ee bilowday dabayaaqadii 1990kii, deegaankasta ha ka imaadaane, ayaa muujiyey in ay si cad u taageersan yihiin kala shaandaynta uu Ra’isal Wasaare Abdiweli Sheikh Ahmed ku sameeyey xukuumadiisa. Arintaan oo la xariirta, walaaca ay ka qabeen xulufada ‘Damul-Jadiidka’, oo ula muuqday in ay... 

Joint Security Update by the Federal Government of Somalia and the African Union Mission in Somalia on Operation Indian Ocean

Oct 27, 2014
Mogadishu, 27 October 2014: President of the Federal Government of Somalia (FGS), HE Hassan Sheikh Mohamud, and the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of AMISOM, Ambassador Maman S. Sidikou, along with senior military officers from the Somali National Army (SNA) and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) today briefed the media... 
Halkudheg:

Aadaanka horugaar.

Oct 27, 2014
01/01/13 Hindisaha caqligu wuxuu rabaa hogatusaalayne Hammigiyo jacaylkaagu way ku horkacaayaane Higsadkoodu wuxuu jecel yahay kugu hagaayaane Naftu waw hilowdaa waxaan hal u lilaynayne Himbaabaca waxay raadisaa raaxo heersare e Dalxiis loo horkaco bay rabtaa daawashiyo heese Haddii aan hoggaan lagu xakamin naartay kugu hoyne Hillaaceeda beentaa ha dhugan wuu ku hodayaaye Xaddiis hogatusaalihi haddaan... 
Halkudheg:

Sirta kulafaq.

Oct 27, 2014
19/03/13 1. Kelinimo sugnaanshale u qira, saatir waa axade 2. Ku salliyoo rumee muxamed waa, suubanii nebiye (scw) 3. Salaadda iyo soonkiyo xajkiyo, sadaqadii maalka 4. Waajibaadka lagu saaray iyo, raac sunnada qaado 5. Cibaadaa laguu suubsadee, saamac kelimaadka 6. Caqli sugan samiic iyo basiir, siiye kuu unugye 7. Saxa iyo xumaantana fahmada, sooce kala saarye 8. Laba surin midkaad mari ogaal, waad... 
Halkudheg:

Tarab-tarab.

Oct 27, 2014
18/05/14 Tahluukiyo dhibaatiyo rafaad, tacadigaan baahay Tumaatida wixii naga qabsaday, qaranki aan tuurnay Tira beele sanadaha intaan, tiih ku soconaaye Tabcaan weeye shacabkii dhammaan, taacibiyo daale Tafa dhiigle bay kala kulmeen, tookhi dirireede Barakaca guryaha laga tagiyo, moodka tira beelay Agoomaha la tuuriyo rajada, tiinka lagu xooray Hooyo aan turriinshiyo lahayn, taakuliyo kaalmo Oo toban... 
Halkudheg: ,

SHARTA SHIICADA

Oct 27, 2014
Ugu horreyn ILAAHAY baa Mahad leh naga dhigay Muslim haddana SUNNI ah,marka xiga waxaan ku Sallinaya Suubanahay (CSW),Asalaamu Calaykum Waraxmatu LLAAHI Wabarakaatuhu. Maadaama aynu joogno Bishii Muxaram oo ah Bisha 1-aad ee Islaamka maalmaheedi ugu horeeyay oo ah Bil ay aad u Qadariyaan una xurmeeyaan Shiicadu oo ah Bisha ISTUNKA Shiicada oo WaziIyihii u dambeeyay raadadkooda iyo dhaq-dhaqaqooda... 

Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Kala Fikir Duwanaanshaha Madaxtooyada Iyo Laanta Fulinta

Oct 27, 2014
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay kala fikir duwanaanshaha u dhaxeeya laanta fulinta iyo Madaxtooyada ayadoo Guddoonka Baarlamaankana sheegay inaanay arrimahaasi saameyn ku yeelan doonin howlaha Dowladda. Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari ayaa yiri “dhammaan shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iga guddooma salaan qadarin... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...