Home » Archive Maalinta October 9th, 2014

Somali Diaspora is the backbone to the rebuilding of Somalia

Oct 9, 2014
Washington, 09 October 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today thanked US Government and Somali Diaspora in the US for their commitment and support to Somalia. The Minister said “My visit to Washington DC, Virginia, Minnesota and Columbus Ohio from 28 September to 08 October 2014 gives me more hope, renewed energy and commitment to advance the peace and stability in Somalia.... 

Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! Qaybta-1-aad

Oct 9, 2014
Habowga iyo ka hadfidda hilinka toosani waa wax la fil ah jiritaanka aadanaha, xilliyada iyo duruufuhu waxay mar mar abuuraan aragtiyo aan sal adag ku qotomin laakiin sidii dhalanteed ay dad badani moodaan goob roob mahiigaan ahi maaruqay oo meel walba biyo ka muuqdaan, dhab ahaanse meesha waxaa ka muuqda wirwir ee wax muuq biyood ahi meesha kama dhowa. Hummaagga casriyeynta diintu waa mid soo maray... 
Halkudheg:

Qubuuraha muslimiinta iyo qubuuraha murtaddiinta ee Baraawe!

Oct 9, 2014
Qubuuraha muslimiinta iyo qubuuraha murtaddiinta ee Baraawe! Waan ogaa in Xarakada Al-shabaab gaalo iyo murtaddiin ku sheegto dad badan oo muslimiin ah, ayna dilkooda ku sababayn jirtey waa murtadiin laakiin waxaa igu cusbaa in Qabuuro gaar ah loo asteeyey dadka ay murtaddiinta ku sheegeen. Waxaa kale oo igu cusbaa in raggii hoggaanka Al-shabaab ka mid ahaa ee la laayey lugu xabaalay Qubuuraha loo... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.

Oct 9, 2014
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka digey in Shirka Baydhabo lagu sameeyo Faregelin Muqdishu: Wararka ka imaanaya Magaalo Madaxda Gobolka Bay ee Baydhabo ayaa sheegaya in uu soo baxay Khilaaf u dhaxeeya Guddiga Farsamada Maamul u samaynta Gobolada Koofur Galbeed iyo Odyaasha dhaqanka ee Ergooyinka ah. Warka ayaa waxaa uu intaa ku daray in qaar ka mid ah Odoyaashii Ergada ahaa in ay bilaabeen in ay... 

Madaxwayne Xasan waan usoo duceeyey dadka iyo dalkaba, madaxdda dowladuna waa midaysantahay

Oct 9, 2014
Daawo: Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa dalka dib ugu soo noqday, kadib markii uu kasoo noqday gudashada Xajka. Madaxwaynaha ayaa xusay arimo dhowr ah oo ay kamidtahay, inuu usoo duceeyey in duruufaha gaarka ah ee Soomaaliya la nooshay illaahay ka saaro, sidoo kalena in illaahay aafooyinka Abaaraha iyo daadadka ka qaado, sidoo kale wuxuu ka hadlay in la buun buuniyey hadal hada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...