Home » Warar

Warsaxaafadeed Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer shaqo ku tegay Wasaaraddii Gaashaandhigga sheegayna in Dib-u-dhis lagu sameynayo

Sep 19, 2011
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa saaka kormeer shaqo ku tegay xarunta Villa Baydhabo iyo Wasaaradii Gaashaandhigga, waxaana safarkiisa ku wehlinayay Qandaraaslayaal Ajnabi ah kuwaasoo iyaguna u kuurgali karo sida dib u dhis loogu sameyn karo Dhismihii Wasaaradda oo aan muddo 20 sano ah wax dayactir ah helin. Ra’iisul Wasaaraha waxaa kale oo... 
Halkudheg:

Macaawina ay soo kala dhiibeen Hay’adda Darul Salam Society Victoria(Australia) iyo deeq ka timi San Diego ee Mareykanka

Sep 19, 2011
Hay’adda Darul Salam Society Victoria(Australia) oo Deeqdii labaad ka Qaybiyey Magaalada Muqdisho. ————————————————————————————————-Iyadoo weli ay socdaan gurmadka la gaarsiinayao dadka ay saameeyey abaaraha... 
Halkudheg:

Odayaasha Beelaha Hawiye oo Gaashaanka ku Dhuftey in Soomaaliya Xiligaan iyo Xili u Dhow aan loo Sameyn karin Dastuur

Sep 19, 2011
Dastuurka la sheegey in loo sameynayo Dadka Soomaaliyeedayaa waxaa la wadey Sanooyinkii ugu dambeeyey waxaana la dhehi karaa waxa lagu Cuney Malaayiin Doolar dhaqaalahaas ayaa lagu qabtey Siminaaro iyo Tababaro aan waxba ka soo bxin iyadoo dadka qaar ay qabaan in Dastuurka uu yahay mid ay wataan dalal shisheeye kuwaa oo lagu waramey in ay Soomaalia ka leeyhin Danno gaar haaneed Mid ka mid ah dadka... 
Halkudheg:

“Haddii Aynu 200nm Sheeganno, Baddeennu waxay gelaysaa Jidda, Sucuudi Arabia” Sidaas waxaa yiri Ra’iisul Wasaaraha DFKMG

Sep 18, 2011
Warbixin-Washington DC: RW Gaas oo ku barriiqday su’aalo Sharciga Law. No 37 ee Badda Soomaaliya laga weydiiyeya–Shirkii  cashasharafta RW C/weli M.C. Gaas. RW Gaas su’aalihii ku saabsanaa xadka badda Soomaaliya uu weydiiyey Cabdiraxman Warsame, oo meesha loogu caga jugleeyey, microphone-kana loo oggolaaday isqaqabsi kadib ayaa RW Gaas wuuxi kaga jawaabey, “…Haddii... 
Halkudheg:

Ra’isul Wasaaraha DFKMG “Hadda Dowlad Dhab ah ma Nihin laakiin….”

Sep 18, 2011
Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ku meel gaarka ah C/wali Maxmed Cali Gaas ayaa isagoo ku sugan Magaalada Washington una waramayey Warbaahinta ayaa sheegay in mudada sanadka ah ee dowladda u haray ay dadaal ka gaysan doonto sidii loo fulin lahaa go’aanadii ka soo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee dhawaan lagu soo gebagabeeyey xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho oo ay ka mid ahaayeen dhinacyada... 
Halkudheg:

“DFKMG oo Saxiixaysa Xuduud Beenaadkii Soomaaliya la wadaagtey Itoobiya iyo Kenya” Qamar Haashim

Sep 18, 2011
“Wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska ayaa ii Sheegtay in Badda Soomaaliya la doonayo in loo sameeyo cabbir cusub” Qamar Haashim “Shirkii Xamar ka dhacay ee wadatashiga loo bixiyey yoolkiisu waxa uu ahaa in ay saxiixaan xuduud beenaadkii Kenya iyo Itoobiya aan la lahayn iyo biyihii badda.” Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Maraykanka kala hadlay fulinta Roadmap-ka

Sep 17, 2011
Ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in “shirkii Muqdishu uu ahaa guul u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed, isla markaana u sheegay Dowladda Mareykanka in Xukuumaddu ay ka go’antahay dhaqangelinta iyo fulinta Roadmap ka oo uu Ra’iisul wasaarahu sheegay inuu yahay mid ay Soomaalidu sameysteen ayna sahlanaan doonto dhaqangelintiisa, hase ahaatee uu ka... 
Halkudheg: ,

Majmuucada Dacwatu-Towxiid oo Deeq ka Timid Jaaliyadda Biljimka Gaarsiiyay Qoysas Tabaaleysan oo ku Dhaqan Magaalada Baydhabo

Sep 17, 2011
Qosas gaaraya ilaa iyo 200 oo Qoys,islamarkaana ka mid ah dad ka ay Abaartu saameysay kuna nool gudaha Magaalada Beydhaba ee Gobolka Bay ayaa waxaa la gaarsiiyay Deeq Raashiin ah. Deeqdaan oo ay qeybiyeen Majmuucada Dacwatu-Towxiid ayaa waxaa soo dhiibay Jaaliayadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka. Qaar kamid ah dadkii Deeqdaas ay gaartay ayaa waxaa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin... 
Halkudheg:

Deeq lacag ay soo Direen Jamaacada Masjidka Ibnu Cutheymiin ee Dalka U.K. gaar ahaan Xaafadda Leicester oo la Gaarsiiyay qaar ka mid ah Barakacayaasha Abaaraha

Sep 17, 2011
Deeqdaan ay iska soo ururiyeen Jamaacadda Masjidka Ibnu Cutyeymiin ee Dalka Ingiriiska gaar haan Xaafadda Leicester ayaa waxay ugu tala galeen in ay kala qeyb qaatan walaalahooda Soomaaliyeed ee dhibaateeysan oo waxyeeleeyeen Abaaraha Dalka ka jira. Qeybinta Deeqdani lacagta ah ayaa waxaa loosoo Wakiishay Sheekh Cabdi wali Muuse in uu gaarsiiyo Dadka dhibaateeysan oo ay Abaaruhu waxyeeleeyeen. Cadad... 
Halkudheg:

Warbixin ku Saabsan Qaabka loo Bixiyo Baasaboorka Cusub ee Soomaaliya

Sep 16, 2011
Baasaboorkii hore ee cagaarka ahaa wuxuu ku dambeeyaa ama lagu tagaa Maamulka la magacbaxay Somaliland, hase yeeshee dadka Soomaaliyeed ee ka baxaya Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kuna sii jeeda Gobalada dalka gaar haan Soomaaliland way qariyaan Baasaboorka cagaaran hase yeeshee marka ay ka degaan Magaalada Hargeysa ayay dib ula soo baxaan, arrintaas ayaa sabab u ah Waaxda socdaalka Soomaaliya... 
Halkudheg: , ,

Xildhibaano Soomaaliyeed oo Daaha ka Rogey in Soomaaliya ay ku jirto Maxmiyad

Sep 15, 2011
“Xildhibaan Mushaar ka qaato islamarkaana ay ilaaliyaan Shisheeye Ma Badbaadin karaa Xuduuda Badda iyo Dhulka Soomaaliya” Shirkii Wadatashiga Soomaaliyeed ee lagu soo gabagabeeyey Magaalada Muqdisho ayna horboodeysey Qaramada Midoobey ayaa dadka soomaaliyeed ku soo baraarugeen Go’aamadii ka soo baxay ka dib markii siyaasiyiin Soomaliyeed ay daaha ka rogeen in shirkaas uu ahaa mid laga... 
Halkudheg:

“BADBAADI BADDA SOOMAALIYEED” – “SAVE THE SOMALI SEAS”

Sep 15, 2011
Xubin ka noqo Xaruntan Cusub.. Waxaan Ummadda Soomaaliyeed la socodsiinayaa in codsigii aan usoo jeediyay Xildhibaannada Baarlamaanka KMG Soomaaliyeed in qaarkood aaysan la soconnin, sidaas awgeed waxaan Ummadda Soomaaliyeed ka codsanayaa in intii la xiriirikarta Xildhibaannada Baarlamaanka KMG in aay la xiriiraan oo ka dhaadhiciyaan in laga horyimaado Qorshahan loogu magac daray ROADMAP oo khatar... 
Halkudheg:

Ardayda Somalida ee Pakistan sidee wax u Bartaan

Sep 14, 2011
Pakistan waa waddan ku yaalla koonfurta qaarada Aasiya,waxayna ka mid tahay dawladaha islaamka ah ee ugu waa wayn dunida, waxayna leedahay jaamacaddo caalami ah oo si wayn looga qadariyo dalka iyo dibadda-ba. Waxa ka mid ah jaamacaddaha ugu waa wayn uguna caansan dalkan ardayda Soomaaliduna wax ka bartaan,Jaamacadda Caalamiga ah ee Islaamka ee Islamabad (IIUI) oo ay dhigato 15-kun oo arday oo in ka... 
Halkudheg:

Aragtiyo kala duwan oo laga bixiyey tekitaankii masuuliyiin turkiyii tageen xaga Xarakada Al shabaab

Sep 13, 2011
Fajiciso iyo yaab bay ku noqotey Shacabka Soomaaliyeed markii Masuuliyiin ka tirsan Hayadaha Gargaarka ee Dalka Turkiga ay u gudbeen Dhulka ay Maamulaan Xarakada Al-Shabaab , waxaana lagu waramey in iyaga oo aan kala tashan Dowladda Federaalka ay boooqdeen Xeroyin ku yaalka Gobolka Shabeeladda Hoose , ka dib ay si aad ah u amaanaan Habka Xarakadda Alshabaab u maamulaan Xerooyinkaas iyo kala dambeynta... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha Hay’adda Camuud Foundation oo ka warbixiyey Gargaar kala Duwan oo ay qaybiyeen Meelo ka mid ah Soomaaliya

Sep 13, 2011
Hay’adda Camuud Foundation oo ah hay’ad Soomaaliyeed oo ka shaqeysa horumarinta waxbarashada iyo caafimaadka waxaana mas’uulka ugu sarreeya hay’addan, Maxamuud Faarax Cigaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay labadii bilood ee ugu dambeeyay xoogga saareen wax ka qabashada abaaraha dalka ku dhuftay. Mr. Cigaal oo ka yimid dalka Mareykanka, gaar... 
Halkudheg:

Doorashada Denmark iyo soomaalida

Sep 13, 2011
Wadanka Denmark waxaa ku nool soomaali lagu qiyaaso ilaa 12000, waxaa 10kii sano ee ugu dambeeyay ay talada wadanka Denmark ay gacanta u gashay xisbi gacanta bidix ah oo jaal la noqday xagga siyaasada xisbi xag jir ah oo aad uga soo horjeeda joogitaanka ajaanibta ee Denmark, gaar ahaan soomaalida. Waxay adkeeyeen helitaanka daganaashada wadanka, dad isu keenidda sida xaaska iyo ehelada kale iyo qaadashada... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed ay kasoo saartay Maamulka Puntland shir ay xamar ku qabteen xildhibaano.

Sep 13, 2011
Dowladda Puntland waxay ka xuntahay qaabkii foosha xumaa oo qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka KMG oo ay uga hadleen shir jaraa’id ah oo ay ku qabteen Magaalada Muqdisho, maalintii 12 September 2011. Kooxdaan Xildhibaanada ah, oo u hogaamiyo dagaal-ooge Maxamad Ibrahim Xaabsade, waxay si cad uga been abuurteen deegaamadda Puntland oo ay ku eedeeyeen in dadka ka yimid gobolladda... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo u dhoofay Newyork si uu uga qeybgalo shirka UN ka.

Sep 12, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa galabta ka dhoofay garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Newyork ee dalka Mareykanka halkaasoo uu uga qeybgali doono September 23.2011 shirka Guud ee sanadlaha Q/midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hor inta uusan ka qeybgelin... 
Halkudheg:

Xukuumadda oo faahfaahisay Waxqabadkeedii

Sep 12, 2011
Xukuumadda Federalka KMG ah ayaa faahfaahin ka bixisay horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka amniga, dib-u-heshiisiinta, gar-gaarka bani’aadanimo, wadatashiga Soomaalida iyo xiriirka Dowladda Dhexe iyo maamulada dalka ka jira. Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Af-Hayeenka Xukuumadda Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ay jiraan horumar fara badan oo laga sameeyey... 
Halkudheg:

Golaha Wasiirada DFKMG oo Yeeshay shir ku saabsan fulinta habraaca sanadka 2011 /2012 “Roadmap”

Sep 11, 2011
Waxaa shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ayaa looga hadlay qodobo  ay ka mid yihiin soo afjaridda marxaladda KMG ah iyo fulinta habraaca sanadka 2011 /2012, arrimaha maamul goboleedyada, sidaas waxaa shaaca ka qaaday warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG oo u qornaa sidan: Jamhuuriyadda Soomaaliya Xukuumadda... 
Halkudheg:

Dhambaal Ku Socda Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG oo ku saabsan Difaaca Dhul-badeedka Soomaaliya

Sep 11, 2011
Xildhibaannada Baarlamaanka waxaa loogu baaqayaa in ay soo saaraan xeer ay ku cadaynayaan in laga soo bilaabo 2009 in badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 350 mayl-badeed (oo u dhiganta 648 kiilomiter), si sheekada 200 mayl ay usoo af-jaranto. Mana jirto wax arrintaas ka hor taagan baarlamaanka Soomaaliya. SII AKHRI….  Read More →
Halkudheg:

Waxqabadkii Culimadda Puntland ee abaaraha

Sep 10, 2011
Bishii Ramadaan waxay Hay’adda Kafaalo ugu hawl gashay aafadii abaaraha kharash kudhow 1,000,000 kroner (hal malyan oo kroner) waxayna kala shaqaysay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaliyeed sida maraakiiz, ururo, hay’ado, culumo iyo shakhsiyaad khayrfalayaal ah. Waxaa arinkaan dawr weyn kaciyaaray Culumaa’udiinka Puntland oo go’aansaday inay marsiiyaan sadaqaadkii ay uruuriyeen Hay’adda... 
Halkudheg:

Golaha Degaanka Degmada Bosaso oo Maanta Si rasmi ah u Doortay Xubnaha Golaha Degaanka ee Joogtada ah.

Sep 10, 2011
Golaha Degaanka Cusub ee Degmada Bosaso ayaa maanta si toos ah u doortay Xubnaha Golaha Joogtada ah oo ay Mudooyinkii ugu damayey Fadhi arrintaasi ku saabsan ay lahayeen,Waxaana ay dhexdooda ka soo Doorteen Mudanayaasha Golaha shacabka Degmada Bosaso 9Xubnood iyo Gudoomiye iyo ku Gudoomiye ku-Xigeen sidaasi daradeed ay tirada Xubnaha Golaha Degaanka Degmada Bosaso noqtay 11Xubnood oo 2Haween ah ay... 
Halkudheg:

Qaraxyadii 11 September iyo Saameynta uu ku yeeshay dadka Soomaaliyeed

Sep 10, 2011
Maalin Talaado ah 11-kii September 2001 ayay ahayd markii Diyaarado Rakaab ah oo Mareykanku leeyahay sidii Gantaal oo kale loogu adeegsaday in lagu burburiyo labadii Daarood ee Maataanaha ahayd ee Gacansiga adduunka iyo Xarunta Gaashaandhiga Mareykanka, waxaana weerarkaasi ku dhintay dad kor u dhaafaya 3 kun oo qof, hase yeeshee xiligaasi Madaxweynihii Mareykanka George Bush af labadii ayuu yeeray... 
Halkudheg:

Wafdigii ka socday Muslimiinta Zaambiya oo Deeq lacag ah ka Qeybiyay Xerada Weyn ee Barakacayaasha Aala-Yaasir Km50

Sep 10, 2011
Qeybintan Deeqda Lacagata ah ayaa waxay noqoneeysaa wajigii labaad oo ay ugu tala galeen Gurmadka Abaaraha , Halka ay deeqda wajigeedii koobaad ka qeybiyeen Xiro Barakacayaal oo ku taala Degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta loo soo wakiishay deeqda ayaa waxay sheegeen in ay tahay qeybinta lacagtani wajigii labaad oo ay ka qeybinayaan Xerada Aala-Yaasir ee km50 ee Gobolka Shabeelada... 
Halkudheg: