Home » Faallo

Tacsi: BASRA FAARAX XASAN oo gacan ka xaq daran ku dishay Magaallada Kabuul Afganistaan

Jan 19, 2014
INAA ILAAH WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN ( إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ) !!!!. Annagoo kala ah Waxgaradka iyo Cuqaasha Bah Geri dhamaantood Gaar ahaan : 1) Ex- xildhibaane Shiikh saahid mohamed yusuf. 2)Ganaraal Muuse Xasan Shiikh Cabdille. 3) Ganaraal mohamed Cusmaan Qaadi. 4) Sayid C/llaahi xaaji C/raxmaan sayid mohamed. 5) Ambasadoore C/kariim... 

RA’ IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA WUXUU QAATEY GO,AAN GEESINIMO LEH.

Jan 18, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaarey way ku mahad san yihiin sidii wacneyd ay ula shaqeeyeen Ra’iisal wasaaraha soomaaliya. Habeenkii ay soo geleysey jimco oo Taariikhdu aheyd 17 January 2014 ayay aheyd markii lugu dhawaaqey Golaha Wasiiradda Cusub in kasto Ra’ iisal Wasaaraha... 

M. GHEDI: “Goormaa Dowladnimada Soomaaliya ka Bixi doontaa Maynis Niynti – 90?!!)‏

Jan 18, 2014
Mar kastoo aad is-tiraahdo dowladnimada Soomaaliya toban (10) tillaabo ayey horey u qaaday, misana waxaad arkeysaa muddo gaaban gudohood iyadoo dowladnimadii Soomaaliya ay qobol (100) tillaabo dib u noqotay (10+ -100= -90), iyadoo aan filaayo inay tusaalooyin ku filnan doonaan dhacdooyinka soo socda. Dowladaan rasmiga ah ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Hassan Sh. Mohamoud, markii ay xilka kala... 

Baarlamaanka Soomaaliya: “Meeshu waa iska Bannaan tahay Nin walbow Wadaantaada ku Tuuro!!”

Jan 16, 2014
Shacabka Soomaaliyeed, aqoonyahanada iyo dadka u dhuun daloola arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa fajac iyo layaab waxaa ku noqotay wixii shalay ka dhacay xarunta Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya xilli uu u fariistay inuu cod u qaado in Wasiiradii hore ee Xukuumadii Saacid ay ka mid noqdaan Dowladda cusub ee uu soo dhisayo Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed. Arrimaha sida weyn loola... 

Waalidiinta Qurbaha: cidaan adinka ahayn xilka kama saarna caruurtiina dhaqankooda iyo diintooda.

Jan 11, 2014
Inta aanan u gelin faalada qoraalkayga, aan idin xasuusiyo dhaqankeena ku salaysan diinta islaamka in uu yahay mid lagu faano. Dhaqankaas oo aan waligay hilmaamayn inkastoo ay iigu danbaysay hoyga dhaqankeena, Soomaaliya, in ka badan 22 sano. Intaa kadib, sida aad ka maqashaan idaacada wararka ama aad ka aqristaan shabakadaha wararka, ama aad ka daawataan idaacadaha wararka ee la iska arko, waxaa... 

Muwaadinimadu Waqti ay ku Dhacdo Ma Leedahay ? (Expire Date)

Jan 11, 2014
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladeeda Hoose ee Muqdisho waxay isla meel dhigeen lagama Maarmaanimada in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Meelaha ay ka Taliyaan loo  sameeyo Waraaqaha Aqoonsiga (National Identity)  si Waraaqahaasi gacan uga gaystaan Sugidda Amaanka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho oo markii ugu horaysay gacanta u gashay Hal Maamul ka badan mudo 20 sano ah. Waxay... 

Howlaha ugu muhiimsan ee horyaal madaxweyanaha cusub ee Puntland

Jan 11, 2014
Hordhac Sida lawada ogsoon yahay waxaa 8-dii janaayo 2014-ka madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland loo doortay prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Doorashada ayaa u dhacday si aad iyo aad u saraysa, taasoo soo jiidatay indhaha guud ahaan caalamka iyo weliba soomaaliya. Goobjoogayaashii ka socdey guud ahaan aduunka waxaa ay isku raaceen in qaabka doorashada loo agaasimey ay ahayd mid sharaf weyn iyo... 

Warqad furan oo ku socota Ra’isal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed – By Aden A. Colujoog

Jan 10, 2014
Dhambaal xambaarsan talo soo jeedin oo si toos ah ugu sacota Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sh. Axmed Mudane Ra’isal wasaare, Marka koowaad iga guddoon salaan diiran oo kal iyo laab ah, salaan kaddib, waxaan Ilaah kaaga baryayaa in uu kuu fududeeyo xilka culus ee aad dusha u ridatay, marka labaadna, waxaan kuu sheegayaa in magacaabistaadii Ra’isal wasaare-nimo ay igu... 

Qofkii Dareen Naxariis lihi ku jirto ha u Gargaaro Labadaan Gabdhood ee Walaalaha ah.

Jan 10, 2014
Ma jirto cid aan ALLE aheyn oo sidii uu doono heli kara ama sameeyn kara aAadamiguna waa mid ka mid ah noolaha la Maamulo.Sacdiyo Macalin Cismaan Macalin Cali oo 13jir ah iyo Naciimo Macalin Cismaan Macalin Cali oo 11jir ah ayaa ku nool xaalad aad u liidata ka dib markii Sanado badan ay la jiifeen Cudur ay ku Dhasheen kaasi oo Daashaday. Waxa ay Qoyskoodu ku nool yihiin Degaan Miyi ah oo lagu magacaabo... 

Soomaalidu Meel ay ku Sugan Tahayba Maxaa Silica Baday?.

Jan 10, 2014
Somaali baan ahay, waxaan ka sii ahay Islaam, taasina mahadeeda waxaa iska leh Ilaaheey Subxaanuhu wa-tacaalaa ee Jinsiyaddeyda Soomaali ka yeelay, kolleybase waan filayaa in ruuxna Jinsiyadda uu yahay marnaba aysan baab’eyn walow aad maqasho mararka qaarkood hebel oo haysta Jinsiyadda dal fulaan asalkiisi horesae ahaa Somali ama dal kale, waxayna murti hore u tiri  “waa loo Dhashaa Waddani’ ee... 

Maxaa kala Haysta Fariimaha Mobile-lada iyo Lamaanayaasha !!

Jan 6, 2014
Markaan arkey Dhibaaatada ka Dhex Dhacda lamaanayaasha is qaba ama Is jecel  ee uu sababo  Mobil-ka ayaa waxaa go’aansadey in aa wax ka Qoro ka dib markii  maalin maalmaha ka mid ah aan arkey  nin Saaviibkey  ah oo meel gaar ah Fadhiya islamarkaana Fekeraya kana muuqata  Murugo ayaan inta u yeerey  waxaana  weydiiyey  halka laga heysto?,waxaana uu i yri  “Saaxiib sidee ii fahamtey  nin... 

Biibto: Madaale Howlkar ah oo aan ku Guuleysan Abaalmarin Caalami ah

Jan 2, 2014
Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto): Mucjisada Saxaafadda In ka badan Muddo 24 Sanno ayaa aad u aqaaney Xabiibo Axmed Jimcaale oo ku Magac Dheer Biibto , waxaana dhawaan kula kulmey Munaasabad ka dhacaysey Hotel Amiira ee Magaalada Muqdisho ka dib markii aan Xoogaa ismoogeyn, hase yeeshee mudadaas dheer ee aan is naqaaney Biibto waxaa inta badan aan  ku kulmi jirey Goobaha Saxafada ee ay wararka ka... 

Xaasilkii Dawlad nimada Puntland Ee 15 jirsatey | W.Q.Cabdulaahi Ciise Yuusuf

Jan 2, 2014
Ka qeybgalkeygii kulanka Garowe, Karkaar & Haylaand 31/12/2011 Shirkii Garowe 2aad, ee leysguku keenay odey-dhaqmedyada 2gobol, waxaa ka horeyey 3 shir, oo odayo dhaqmedyada 6gobol laga qeybgeliyey shirarka soo socda: 1) Garoowe1aad “Nugaal iyo Sool” 2) Galkacyo “Mudug & ceyn 3) Bosaaso “ Bari & Sanaaag” Hawlwadeennada dawlada P/Land, waxay ka soo xuleen 8 gobol, odayo dhaqmeedyo... 

Qofku inta uu gaariga wado waa ka xaaraan isticmaalka Mobaile-ku

Jan 2, 2014
Sheekh Khalaf Almudlaq oo ka mid ah culumada waaweyn ee Sucuudiga ayaa fatwooday inay xaaraan tahay in qofka gaariga wada uu mobile-ka isticmaalo. Sheekhu wuxuu yiri: shareecadu waxay u timid inay ilaaliso dadka diintooda, naftooda, maalkooda, sharaftooda iyo ubadkooda. Sheekhu wuxuu yiri: isticmaalka mobile-ku waa arrin khatar badan marka qofku gaariga wado; waayo wadida gaarigu waxay u baahantahay... 

QEEYBINTA WAXAA I BARTEY ISHAA DHURWAA KA LAALAADA!

Jan 2, 2014
“Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”  HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aan ku bilaabo’e, Dawacaa laga sheegey, “Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”, kadib markii Libaax ku yiri Dhurwaa, “Bal Dhurwaa hilbaha neefkan Habar-Dugaag... 

WAXTARXUMIDA JAWAARI IYO BAARLAMANKA UU HOGGAAMIYO

Dec 30, 2013
Haddi dowladi xumaato mar ama labo waxaa caado u ah baarlamaanka dalku leeyay in ay dib u baaraan waxa dhacay ee dowladdu u xumaatay si aysan mar labaad u dhicin xumaantaasi. Soomalida muddoyinkaan dambe waxaa soomaray 4 madaxweyne iyo 12 Rasii’sul Wasaare oo maamulka ku heshiinwaayey. Arrintaas waxay ragaadisay howlihii qaranka burburay oo loo baahnaa in dib loo dhiso. Yaa marka laga sugaayey... 

Raiisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed oo loo soo jeediyey in uu soo Magacaabo Wasiiro aan ka soo Tooseyn Madaxtooyadda.

Dec 29, 2013
Siyaasiga Xuseen Carraale Caddaan oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Barlamaankii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa muujiyay Taageerada uu u hayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaanta uu soo magacabay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya.Siyaasiga ayaa sheegey in Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya in looga fadhiyo inuu soo xulo wasiiro tayo leh isla markaana wax ka bedeli kara xaaladda waddanku... 

DIFAACA SHEIKH MOHAMED IDRIIS WAA WAAJIB

Dec 26, 2013
Video: Culimo badan oo ka hadlay difaaca Sheikh Maxamed Idris. Video: Imaam Sheikh Axmed Nuur oo ka hadlay difaaca Sheikh Maxamed Idris – SOMTV-SEATTLE Daawo Video-ga: BAAQ KU SOCDA DHAMAAN BULSHADA SOOMAALIYEED MAXKAMADDA MARAYKANKA KAGA FURAN SH. MAXAMED IDRIS AXMED Mahad oo Dhan Allaah Ayey u Sugnaatay Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato..Intaa ka dib: Walaalayaal, Meel... 
Halkudheg:

DOOWLADAANEEY MA WAXA AAN KU MOODNEY, MISE WAXA AAD INAGU NOQOTEY!

Dec 26, 2013
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo’e, waxaan in badan oo ummada Soomaaliyeed ka mid ah aan kala simanaa xaga niyad wanaaga, rajo ku qabida, iyo ku faraxsanaanta dowlada maanta jirta iyo madaxda xilka qabatey, oo igala duwanaa kuwii aan kasoo daalney.Waxaan... 
Halkudheg: ,

IMAAM ABUU XANIIFA ( 3 )

Dec 26, 2013
6 –Abuu Xaniifa wuxuu lahaa Culumo ay isku waqti yihiin oo ay ka dhexayso Tartan iyo is riix riix ,taas oo ah caado Bani’aadamnimo oo ruuxu wuxuu xasdaa Ruux ka fiican ama uu niyadda wax uga qaadaa ,maadaama uu ka fiican yahay ama ka caansan yahay. Taas oo ku bixisa in uu ximiyo ama xinsho aan iraahdo, Arrinkaasina waa arrin aysan ka nabad galin Ruux Allaah u gargaaray mooyee xataa Culumada. Imaam... 

Doodda Soomaalida iyo Damaca Shisheeyaha

Dec 19, 2013
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) xiddig@gmail.com Facebook.com/abuuxafsa Magaciisa waxa la yiraahdaa Mike. Waxa uu yahay macalin jaamacadeed. Waxa uu baraa taariikhda bariga iyo bartamaha Afrika. Waxa uu aad u xiiseeyaa Soomaaliya iyo Soomaalida in uu xog badan ka ogaado. Wax badan ayuu ka akhriyey burburkii iyo musiibadii Soomaaliya ku habsatay. Waxa uu aad ula socdaa astaamihii iyo asbaabihii keenay... 
Halkudheg:

Wargelin Guryo ku yaal Degmada Buulo Burde.

Dec 14, 2013
Anagoo kala ah Faaduma Xaaji Muhumad Dooli iyo Ubax Xaaji Muhumud Dooli oo ku kala Sugan Dalalka Ingiriiska iyo Kanada waxay Dadweynaha Soomaaliyeed ku nool Gudaha Soomaaliya gaar ahaan Degmada Buule Burde ee Gobolka Hiiraan ku Wargelinaynaa in uusan Beec ahayn Guryahooda oo ku yaal Degamada Buula Burde . Guryahaas ayaa mid Koowaad waxaa uu ku yaal Xaafadda Oktoober , waxaa uu saaran yahay Jidka weyn... 

R/Wasaaraha Cusub iyo hawsha sugeysa

Dec 13, 2013
Ummad walba waxaa sababa in ay horay-ummarto ama dib u dhacdo iraadada Ilahay ka sokow madaxdeeda. Ilaa 12kii sano ee u dambeeyey waxaa laga dhammanwaayey is-qabqabsiga madaxda Soomalida taas oo ragaadisay howlihii qaran burburay. Addunyadu waxay ka yaabantahy waxa aan ka sameysannahay maxaayeelay mid laggaray labana laggaray ee madax kulligood isdoortay hadan dagaalamaysa hal sono kaddib lama arag... 

ISLII DHALAAL IYO DHOOQO (3) !!!!!!! BEEN MA SHEEGO WAASE IS DHISAA .

Dec 11, 2013
HORUDHAC : Akhristoow waxaan dhowr jeer wax ka qoray xaafadda caanka ah ee Soomaalidu u badan tahay ee ISLII ( Eastleigh ) eek u taal Magaallada Nairobi, kiinya . Ereyga been ma sheego waase is dhisaa waxaan ka soo shaxaaday Filim Masaari ah oo uu jilay Jilaagii weyn ee luulka dahabiga ah ee Axmed ZAki , waa Atoore caan ku ah musalsalaadka Masaarida waa Masri Madoow oo Reer Nuubi ah se aad u Qurux... 

Dalka Soomaaliya xor ma ahan ee waxuu ku jiraa gumeysi dadban (Neocolonialism) – By Aden Colujoog

Dec 9, 2013
Wax badan waxay dhagahaha yaga maqlaan dal hebel waa xor, dal hebelna xor ma ahan! Haddaba, su’aasha meesha taalaayi waxay tahay, maxaa lagu kala gartaa dalka xorta ah iyo kan aan horta aheyn? Inta aanan gudo galin ka jawaabista su’aasha sare iyo gundhigga qormadaan, aan isku dayo in aan fasiro erayo macnahooda afka qalaad (Ingiriis ama Latin) naga soo galay oo la xariira qormadaan, kuwaasoo sida... 
Halkudheg: