Home » Faallo

FEDERAALKA MA FAAIIDAA LAGA HELEY MISE FOWDO !!

Mar 31, 2014
20 August  Sannadkii 2012  ayay ahayd  markii la dhaariyay tiradii ugu horeesay Xubnaha Baarlamanka Soomaaliyeed iyaga oo badalay  Baarlamaankii ka horeeyay ee loogu yeerayay ku meel gaarka, waxaana Dulucda fariinta habeenkaasiay ahayd  in meesha ay ka baxday  Dowladdii KMG loona gudbay Dowlad aan KMG ahayd oo rasmi ah Akristow haddii aan u soo dhaadhaco Sheekada waxa ay tahay  Dowladda... 

Barakaca: Marna ma Muqdishaa Marna ma Goboladaa!!

Mar 29, 2014
Nin Odey ah oo Diidey in aan Magaciisa Xigta kuna kulmey Magaalada Muqdisho ayaan weydiiyey mar isaga iyo Caruurtiisa ka soo degeyeen Gaari Xamuul ah halka ay ka soo barakeen ayaa yiri “ 70 Jir baan ahay waxaan ku dhashey Magaalada Buulo Burde waa markii ugu horeysey ee aan aniga iyo Caruurteyda soo Barakacno , marnaba isma oran maanta ayaa ka soo barakaceysaa Magaalada Buulo Burde waayo Xiligi... 

Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga oo ku geeriyoodey Muqdisho

Mar 27, 2014
Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Shariif Saalax Maxamed Cali. Waxaana bahda SomaliTalk.com ay tacsi u dirayaan qoyskii marxuumka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Shariif Saalax waxa uu ahaa Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga. Waraysigii SomaliTalk la yeelatay Shariif Saalax December 28, 2012 ka daawo Video Waxaa waraysigaas qaaday Maxamed Allman oo... 

Muqdisho Dhufeysyo Badanaa !!

Mar 14, 2014
Markii uu waagu baryey waxaan u soo dhaqaaqey Goobteydii Shaqada waxaan arkey Dad meel ku Xoosan oo isugu jiro Odoyaal, Haween, Dhalinyaro iyo Caruur kuwaas oo Laba laba u Faqaya, waxay ka Sheekeysnayaan Guri ku dhow Deegaankooda oo lagu Wareejinayo Dhagaxaanta Waa weyn oo Muqdisho looga Caadeystey in la isaga Difaaco Weerada iyo Qaraxyada , dadka waxay ka Wal Walsanaayeen sida ay u Maareyn... 

XIL KAQAADISTII TARZAN IYO MAGACAABISTII MUUNGAAB WAXBAA LAGU QARINAYEY

Mar 10, 2014
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow, dadka aan siyaasada dalkooda sidaa ula socon sababo aad u farabadan darteed, waxbadanna aanan ka fahmi karin ayaa dalkasta isaga badan, sidaa daraadeed inyaroo siyaasiyiin ah (The Political elite) ayaa inta badan sida eey rabaan dadkaa hadba dhinac ugu jeediya.... 

SOO DHAWAYNTII SHEEKH MAXAMED IDRIS AXMED EE ALBERTA

Mar 8, 2014
Maalinta Wakhtiga Goobta Friday, March 14, 2014 Khutba (1:30pm- 2:00pm) Masjid Sahaba 9216 105 Ave. NW, Edmonton Friday March 14, 2014 Maqrib Ilaa Cishaa Abu Bakar Islamic in Calgary: 120 1830-52 Calgary Saturday March 15, 2014 03:00pm – 07:00pm Edmonton Islamic Academy 14525 127 St, Edmonton, AB  Read More →

FAQRIGA & SOOMAALIYA

Mar 7, 2014
Hey’ada Oxfam oo ay ku mideeysan yihiin 17 urur oo ka shaqeeysa 90 dal kana shaqeeysa sida xal loogu heli karo faqriga ka jira dunida iyo waxa ay aaminsan yihiin in ay tahay cadaalad daro ka jirta dunida ayaa sanadkan horaantiisii sheegtay in 85ta qof ee ugu maalka badan dunida ay heeysan hanta la mid ah tan 3.5 billionka qof ee ugu faqri san dunida ay leeyahiin tiradaa oo ku dhaw bar dadyowga ku... 

Dacwada Soomaaliya iyo Dowkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax Qaybta 2-aad

Mar 3, 2014
Qaybtaan waxay ka hadlaysaa Waxqabadkii Sheikha ee baaxada lahaa qaybada ka mid ah, markii aan raad raac kusamaynay waxqabadkii Sheikha waxaa muuqatay inaan lagu dabooli kari waqtigaan kooban sidaas daraadeed waxaan kasoo qaadanaynaa intaan ka gaaray. Sheikha waxqabad kiisa kuma koobnayn dacwada oo kaliya ee wuxuu ahaa mid isu dheeli tiran, oo daboolaya dhinacyo badan, haday ahaan lahayd dhinaca Waxbarasha,... 

Safar Cumro iyo Janis Rubins.

Mar 1, 2014
Salaamu Calaykum akhyaarta ku xiran Websitekan qiimaha badan.Waxaan shaki ku jirin in badan oo idinka mid ah ay soo Cumraysteen ama soo Xajiyeen laakinse dareenkooda safarkaan ruuxiga ah aysan dadka qoraal ahaan kula wadaagin. Dad waxaad ugu jeceshahay qofkaad safar cibaado wada gashaan, Cumro ama Xaj, waxay u badan tahay inaad weligiin walaalo ahaataan oo aad wada xariirtaan.Ayadoo ay sidaas tahay,... 

Shirkadaha Turkiga Dhaliil iyo Ammaan!.

Feb 25, 2014
  Shirkaddaha  Favori iyo Tika, waa Shirkado laga leeyahay Dalka noo soo Gurmadey ee aynu  weliba Walaalaha nahay  ee Turkiga, Favori waxay Howlihii Garoonka Diyaradaha ee Magalada Muqdisho  kala wareegtay Shirkad laga leeyahay Dalka Koofur Afrika oo la yiraahdo SKA ka dib markii Xukuumaddii Raysul-Wasaare Saacid Faarax Shirdoon ay sidaas daw u aragtay oo ay weliba Baarlamanka  u gudbisey... 

ABDIRISAAQ HAAJI XUSSEN (MEMORIAL) DUCO, XASUUS

Feb 24, 2014
Raiisulwasare Ugu wacna ee Soomaaliyeed Cabdirazak Xaji Hussen ALLAHA U NAXARRISTEE Wuxu ku geeriyooday Magalaalad Minneapolis, MN, JANUARY 31, 2014. Halyeygaas Soomaaliyeed si wacan oo xushmad iyo maamuus ayaa loogu aasay Moqdishu. Dadka khayrka iyo wanaaga Somaaliyeed raba waxa la ogeysiinaya in Duco iyo Xus loogu sameynayo wakhtiga iyo meesha hoos ku taal: WEST BANK UNIVERSITY OF MINNESOTA, MINNEAPOLIS. 225... 

DALKA SOOMAALIYA WAA DAL LA HEYSTO OO GUMEEYSI CUSUB KU HOOS JIRA

Feb 16, 2014
Dalkeena Soomaaliya ah wuxuu Xornimo buuxda qaatey 1 July 1960 waxaana Madaxweyne ugu horeeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u ahaa Allaha u naxariiste Aadam Cabdulle Cismaan, hase yeeshe nasiib daro maanta oo aan joogno oo ah 2014 waxaan nahay dal la heysto oo gumeeysi cusub ku hoos jira waxaana daliil cad u ah: Waa marka hore Shacbiga Soomaaliyeed waxaa loo qeybiyay Qabiilo iyo Gobolo si ay u dhunto... 

Ma Hanbaa Horumar Lagu Gaaraa Mise Hiigsi Daneed.

Feb 16, 2014
Faallo : Hadalhaynta bulshada soomaaliyeed inta badan waxaa laga dhadhamin karaa inay u bateen in dhabarka looga fadhiyo Somalia oo la kici la,dahay aduunka ( beesha caalamka ) oo aan diyaar u ahayn inay lugaheeda isku taagto ,waxaan is leeyahay taasi waa mid aan run ahayn waayo soomaali ayaa hore ugu maah maahday ( Ruqayo geel oo ninkii lahaa dabada Uga fadhiyo ma kacdo ) ruqayo waa hasha geela... 

Ethiopian Troops have Joined AMISOM: What This Means for AMISOM as a ‘Neutral Force’

Feb 10, 2014
By Ahmed Ali M. Khayre | February 7, 2014 “It is useless for the sheep to pass resolutions in favour of vegetarianism while the wolf remains of a different opinion.” – William Ralph Inge Ethiopian troops in Baidoa, Somalia following their inclusion in AMISOM. Tobin Jones/UN On January 22nd, Ethiopian troops officially joined the African Union Mission in Somalia (AMISOM), contributing about four... 

Sh. Daahir Macallin Cismaan oo ku geeriyoodey Diinsoor

Feb 8, 2014
Inaa Lillaahi Wa inaa Ileyhi Raajcuun. Bahda SomaliTalk.com waxay ka tacsidaynayaan geeridii ku timid Sh. Daahir Macallin Cismaan oo da’diisu ahayd 89 jir, kuna geeriyoodey Degmadda Diinsoor, khamiistii Febraayo 6, 2014. Waxaan si gaar ah tacsida ugu direynaa Maxamed Macallin Cismaan (All-man) oo ay walaalo ahaayeen marxuumka. Allah janadiisa fardowsa haka waraabiyo marxuum Sh. Daahir Macallin... 

Tacsi: Samanter Jeegahool oo ku geeriyooday Boosaaso

Feb 7, 2014
Tacsi waxaa diraya ee Randers, Denmark Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada. waxaanu ka tacsiyeynaynaa geeridii ku timi Samantar Maxamuud Muuse(samanter jeegahool) oo maanta oo khamiis ah ku geeiyoodey boosaaso ififaala fiican ayaa kamuuqda waqtiguu geeriyey khamiis jumcena God galay illaahay... 

Haji Ahmed Juuni: Everyday Hero – By Safia Abdulaziz Hashi

Feb 6, 2014
Arguably, the strongest form of support in humanity is compassion. Some say we have lost our humanity; I say we have lost our sense of kindness. We live in a time where complete disconnect is better than avid activism. We live in a time where education is taken for granted, and parents are villains for wanting better for their children. And we live in a time where generosity is synonymous with charity—it... 

BAASABOORKA SOOMAALIYA OO NOQDEY WAX AAD IYO AAD U DHIB BADAN

Feb 5, 2014
Laga soo Bilaabo 1991 – 2007 ayaa Shacbiga Soomaaliyeed waxay isticmaali jireen Baasaboorkii Cagaarna ee Dowladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre , hase yeeshe 2007 ayaa Dowladdii ku meel gaar ah aheyd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed waxay keentay Baasaboor cusub oo la yiraahdo Electronic Passport oo ku sawiran Biciid hase yeeshe 2009 markii la doortey Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh... 

GABAY: AARKII QARANKEENNA: GEERIDII CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN

Feb 3, 2014
– WT. MAXAMUUD AXMED CABDALLE (ABWAAN SHIINE) 02/02/2014 Email: Mabdalle@gmail.com  Kolka uu halyey iisho oo iilka lagu awdo Ehel iyo xigaaliyo asxaab waw ayaan mudane Ajasha iyo geerida ku timid aarkii qarankeenna Udub qaran Cabdirisaaq ninkii aad garanaayey Urugiyo xanuun bay u tahay oof-wareen galaye Arladeeda Soomaali weyn waw ahiyo waye   Mugdibaa na awdoo qalbigu waa na oogsadaye Eebbow... 

Janan Maxammad Abshir Muussa oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Feb 1, 2014
Allah ha u naxariisto Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Cabdulrazak Xaaji Xuseen. Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Cabdulrazaaq Xaaji Xuseen... 

Taariikh Nololeedka Garyaqaankii hore ee Qaranka Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar

Jan 30, 2014
Taariikh Nololeedka Garyaqaankii hore ee Qaranka Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo lagu Aasey Tuuladii uu ku Dhashey ee Bedel Aamiin Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar waxaa uu ku dhashey Tuuladda Beledul Amiin oo Qiyaastii Degmada Wanle weyn u jira 11 Km Dhanka Galbeed 1934-tii Waxbarashadii Qu’raanka wuxuu ku qaatey isla Deegaanka Beledul Amiin, ka dib waxaa uu soo galey isagoo Xer ah si uu u... 

Amisom Ma ka weyn Tahay Sharciga Wadooyinka?

Jan 30, 2014
Waxay ahayd Baranimadii Maalintii Taaadada 28-kii janaayo 2014,  9:30 daqiiqo, Xili Cadceedu Kulushahay, waxaan markaas ka soo laabtay Xafiisyadii Dowladda Hoose ee Muqdisho oo ku yaala Barxaddii Sugunto Liido, halkaas oo laga bixiyo Warqada Aqooniga ee Cadaynayasa inaad Soomaali tahay taas oo aan Muqisho iyo Dalka oo dhan laga bixin tan iyo markii ay meesha ka baxday Dowladii Dhexe ee Soomaaaliya... 

Colaadda Soomaaliya Iyo Caymisyada London

Jan 25, 2014
Afartan iyo afar kun ( 44,000) oo qori ayay dawladda Ingiriisku sanadkii na dhaafay ugu daabushay Soomaaliya , sida ku cad qoraaladda dawladda, hubkaas ayaa waxaa ka mid ahaa 30,000 , oo qoryaha daran dooriga u dhaca ah , 2,536 Birsooladood , kuwaas oo loo dhoofiyay Soomaaliya lana tuhun san yahay in loo gacan galiyay kooxo burcad ah ama diidan xasiloonida Soomaaliya sida ay qabaan qaar ka mid ah xildhibaanadii... 

Xusuustay Xaaji Axmad Juuni (AUN)

Jan 24, 2014
 W.q. Maxamad Dalmar Dhibaatada dagaalka sokeeye keenay waxaa ka mid ah in la iloobay waxay dadka Soomaaliyeed isu ahaan jireen, wanaagay isu geli jireen iyo siday wax u wadaagi jireen. Dhanka kale, Waxaan weli la iloobin godobtii belaha soomaaliyeed kala galeen dagaalka sokeeye dhexdiisa. Waxaad marar badan maqleysaa: Ma reer hebel baa wanaag naga dhexeeyaa! Ma reer hebel baan aamina! Way, bal ani... 

Shiikh Cabdi Cismaan Cumar oo ku Geeriyoodey Boqortooyada Sacuudiga.

Jan 24, 2014
Dhamaan Beelaha Jareer weyne sida Ugaasyada , Culama’udiinka , Nabadoonada , Cuqaasha iyo qaybaha kala duwan Bulshada Waxay u Tacsiyadeyayaan Eheladii iyo Qoyaskii uu ka Geeriyoodey Shiikh Cabdi Cismaan Cumar oo ku Geeriyoodey Dalka Sacuudi Caraabiya Sidoo kale waxaan halkaa Tacsi uga Diraya Dr Maxamed Qaasim Shiikh Mukhtaar Cabdi Rooble Ugaas Cabdi Xasan Xujaale Suldaan Dhiirane Maxamed Mowliyoow Ugaas...