Home » Faallo
Warbixin: Bursaalax iyo barismaadka cusub
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Magaalada Bursaalax waxaa la aasaasay qiyaasta sannadkii 1961kii. Waxaa kaloo lagu magacaabaa Burar. Magaalada waxaa loogu magacdaray Alle ha u naxariistee halgamaagii Saalax Jaamac Kaarshe oo isagu magaalada aasaasay, kana mid ahaa halyeyadii ururkii gobanimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL.
Waa magaalo muhiima oo ay maraan waddooyin waaweyn, sida: waddada Gaalkacyo ku...
Soomaalida iyo is dhaxalsiinta colaadda | Axmed C/samad
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Soomaali kuma gaar ahee aadanuhu way colloobaan, waxayse ku kala duwanyihiin nooca colaadda (inay xaq tahay iyo inay baadil tahay), cidda lala dirirayo oo noqon karta cid mudan colaad ama aan mudnayn, siday u koobaan colaadda baaxaddeeda ama u baahiyaan iyo siday u xalliyaan ama u joogteeyaan. Waxay kaloo ku kala duwanyihiin siday u ilaaliyaan akhlaaqda dagaalka....
Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 3aad)
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey horey uga qorey wadanka Pakistan-Oo Bachelor-keeygii iyo Masters-kiiba aan kusoo dhameystey iyo dhowr sano oo shaqo ah, mudo 8-sano ku dhawaad ahna aan ku noolaa-Waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida uga faa’ideysan karto....
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (1) | W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan waxba ku kordhin.Waxaan...
Dawlada “Naas iyo Nikaax” ee Puntland. Qaybtii I. Qalinkii: Prof. Farjac
Fiiro Gaar ah: Qoraalkan waxaa qoray, soona tebiyey Musharaxii Madaxweynaha DGPuntland Prof. Cumar Cali Farjac, fikradda uu maqaalkani xambaarsan yahay waa mid isaga u gaar ah.
Xusuuso Geesigii: Cabdullahi Mahdi Xassan (Sayid)
Arar:-
Waxaa dal kaga hormaraa dal kale waa dawlad wanaag. Isbedel-san doon baynu ahayn, hase yeeshee tani waa jug-jug meeshaada jog. Weliba tii hore baa la qaatay, oo nabadu...
Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qeybtii: 2-aad)
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey, aan horey uga qorey wadanka Pakistan-Oo Bachelor-keeygii iyo Masters-kiiba aan kusoo dhameystey iyo dhowr sano oo shaqo ah, mudo 8-sano ku dhawaad ahna aan ku noolaa-Waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida eey uga faa’ideysan...
Silaca Qurbaha iyo Saxariirta Dalka | Qore: Amiin Yuusuf
Qof kasta oo Soomaali ah waxa uu ku haminayaa sidii uu mar ku tagi lahaa dalalka Dibadda dariiq kasta ha u mareen, qaarkood naftooda ayay haligeen markii ay isku dayeen in ay ka gudbaan Saxaro iyo Badweyn, waxaana maalin walba dhegaha dadka ku soo dhacaya dad Soomaali ah oo ay la qalibantay Doomo iyagoo doonaya in ay gaaraan meel ay kaga nabadgalaan dhibaatooyinka ka taagan wadankooda oo haatan labaatan...
Canada: Ku Xadgudbihii Xuquuqul Insaanka oo Lagu Martiqaaday G20
Dabayaaqada bishatan, hoggaamiyayaasha Ethiopia iyo Malawi ayaa Topronto imanaya ayagoo lagu martiqaaday shirka dawladaha G20. In kasta oo la sugayey in Madaxweynaha Malawi, xilkiisa Madaxweyna-nimada OAU kaga soo qaybgalo shirka, waxaa yaab leh martiqaadka loo fidiyey Raiisul Wasaaraha Ethiopia Mells Zenawi.
Mudane Zenawi wuxuu niyad jab ku ridey Beesha Caalamka. Tan iyo markii uu xilkii qabtay, waxba...
Dhimashada Al-Ictisaam Waa Dhimashada Culumada | Qore: Saahid
( RADINTA IBRAAHIM MIICAAD AKA ABUBAKAR ZAYLACI ).
HORUDHAC :
Maqaal af carabi ku soo baxay oo uu qoray sida la yiri Ibaraahim Miicaad oo isku qariya magaca Abubakar AL-Zaylaci iskuna tilmaamay Culumada AL-shabaab ayuu ku aflagaadeeyey Culumaddii Soomaaliyeed miidoodii oo uu ku tilmaamay xarakatu AL-ictisaam, asagoo radinaaya shirweynihii ay ku yeesheen Magaalladda Garoowe 21/04/2010 iyo Baaqii...
Mar uun Madaxweyne I dhaha! | Qore: C/llaahi (Black)
Waa saxafi Soomaaliyeed ka soo qalin jebiyay Kulliyaddii Saxaafadda Soomaaliya 1985. Shaqooyinka uu qabtay waxaa ka mid ah: soo saare Telefishinka Qaranka (1986-1990), Guddoomiyaha Wargayska Qaran (1991-1995), Tifaftiraha Wargayska maamilnlaha “Ayaamaha” (1995-2007), Tifaftiraha Wargayska “Somali National Post” oo ka soo baxa Nairobi (2008-2009). Dhowr urur saxafadeed ayuu oday...
Qalinkii Cabdiboqor iyo Warbixintii Malaysia (Qeybtii 1-aad)
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad korkiisa Allaha yeelo.
Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey aan horey uga qorey wadanka Pakistan waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida eey uga faa’ideysan karto. Waxaa ku faa’idey ummad aad u farabadan oo Pakistan kusoo yaacdey waxna ka bartey, haba ugu sii badnaadeen wakhtigii Maxaakimta...
Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso (W/Q Axmed Caadle)
Bismillaah, 1928 markii laga saaray dastuurka turkiga qodobkii qorayay “The Religion of the State is Islam” diinta wadanka waa islaamka, islamarkaana lagu dhawaaqay in nidaamka jamhuuriyada uu yaha calmaani (Secular), waxey caalamka islaamka u aheyd waayo xanuun badan, aniga waxaanba u arkaa in ey kaxanuun badneyd jabkii muslimiinta kasoo gaaray burburkii dowladii Andalos, waxaana sidaa...
Habka Ugu Sahlan ee Is-Hormarinta Qofeed | Cabdikamaal
Hordhac
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh,nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Qoraalkan oo taxane ahandoona haduu Alle idmo, kuna saabsanaandoona “Habka ugu sahlan ee is-hormarinta qofeed”. Sababaha igu kalifay in aan wax ka qoro mowduucan ayaa ah, kadib marki aan u kuur galay qoraalada loogu faa’iideeyo bahweeynta soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa is-hormarinta...
Zenawi: Waxaan ka soo dhex saaraney kuwo lagu magacaabo “Qunyar socod”
Wareysi dheer oo uu siiyey Raisal wasaaraha Ethiopia Melez Zenawi barnaamijka Talk to Aljazeera oo laga daawado TV-ga Aljazeera qeybta Engriiska maalmo ka hor (May 23, 2010) inta aan doorashooyinka ka dhicin. Zenawi wuxuu ka hadaley arimo dhowr ah oo ay ugu horeeyeen dooda wabiga Niil, Somaliya, caburinta u ku haayo mucaaradka, Ereteeriya iyo Musuqmaasuqa loo isticmaalo barnaamijka dhaqaalo kobcinta.
Arimaha...
Shariif Xasan : Ninba waa markiisee Mus ma kula koray
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo doortey Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maalintii ka horeysay doorashada waxay Xildhibaanada Baarlamaaku ku sameeyey markii uu soo galay xarunta Baarlamaanka in ay ku fooriyaan, xildhibaanada qaarkood waxay siteen Firimbe, hase yeeshee isaga oo aan iska waalin ayuu ereyo kooban waxa uu ku yiri “Codkiina ayaan idinka rabaa ee fadlan ha la I siiyo”,...
Taariikh Nololeedkii Xidigii & Macalinkii hore Maxamed Xuseen Shiikaalow
Iyadoo wali bahweynta isboortiga soomaaliyeed ay la murugoonayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Macalin Shiikhaalow ayaa waxaan halkan ku soo gudbineynaa taariikh nololeedkii Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed xuseen Cali Shiikhaalow oo geeridiisu ay niyad jab weyn ku tahay bahweynta isboortiga Soomaaliyeed gaar ahaana kubada cagta.
Alle ha u naxariistee Maxamed xuseen cali ( shiikhaalow...
YAAN UGA DACWOONAA?!!
Ma u malaynayo oo ma is dhahayo baahi dhaqaale ayaa ku xambaareysa, sidoo kale ilama aha in ogaalka iyo garashadu ay ku yar tahay, ilamana aha in ugu yaraan wax dadku garan karo ay iyagu garan waayeen, si kasta haddii aan u rogrogay ma fahmin ilaa iyo hadda ujeeddada iyo go’aan qaadashada arrinkaasi sameyntiisa ku tirtirsiinaya.
Arrinka aan cabashadiisa soo bandhigayo waa arrin dadka badankiis dhib...
Soomaaliyeey sidaan ma sameyn karnaa?
Tan iyo markii Soomaaliya ay qaadatay xoriyad 1960-kii ilaa maantadan oo laga joogo 50 sano Soomaaliya ma helin nidaam ama dowlad dimuqaaraadi ah dowlad kastaana oo Soomaaliya ka hana qaaday waxii ka horeeyay 1990-kii waxay laheyd dhaliilo o gooni ah lababdii dowladood ee ka horeeyay dowladii maletariga ku dhisneyd waxay ahaayeen dolwado rayid ah oo si baarlamaani ahna waqtigaas ay shacabku u soo dooranjireen.
Dowladii...
Sayid Qudbi Ma Shiikhbaa Mise Waa Mufakir (2)
Sayidka maxaa lagu xasuusan karaa ???
Sayid Qutub labo waxyaalood baa lagu xusuusan karaa in uu Caalamka Islaamka ku soo kordhiyey :
1) Wuxuu ahaa Nin aad u yaqaanna Nolosha Isticmaarka ama ( western)ka inkastoo looga horeeyey buu haddana ahaa mid si aad ah u cadeeyey xaallada Westernku ku sugan yihiin iyo in aysan u qalmin in ay Adduunka sidaan ku hogaamiyaan, wuxuuna saadaaliyey in waqtigigoodii...
Muqdisho: Magaaladii Fashilka
1991dii markii ay burburtay Dowladdii Milatariga ahayd ee uu hogaaminayey Max’ed Siyaad Barre ayaa waxaa Soomaaliya ka bilowday qalalaase kaas oo saameyn ku yeeshay gebi ahaanba dalka Soomaaliya marka laga reebo gobolo sameystay maamulo gaar ah, hase yeeshee magaalada Muqdisho oo ah hooyada burburka iyo dhibaatada Soomaaliya ayaa noqotay magaalo ay ku fashilmaan wax kasta oo la sameeyo ha noqoto...
SANNAD GUURADDII 67AAD EE HALGANKII XISBIGII S.Y.L | Dr. Abdulkadir Ali Bolay
HALHEYSKII XISBIGA: SOOMAALIYEEY TOOSOOY !!!!
13kii dhallanyaro ee asaastay xisbigii gobanimadoonka SYL halyeeyegii ugu dambeeyey Allah ha u naxriistee Cali Maxamed Xassan(Verdura) wuxuu ku geeriyooday magaaladda Nairobi ee dalka Kenya November 10, 2009kii ee sannadkii na soo dhaafay , odayaashii SYL wax yar oo fara ku tiris ah ayaa weli ka nool , sidaasi darteed waxaan kula dardaarmayaa dhallinyarada...
Wirwirka dhalanteedka aan Librannin, ee u-hanqal- taag-ga awoodda ee Soomaalida | Dr. Shariif Saalax
[waa fikrado fudfudud oo loo gudbinayo qof kasta oo daneeya]
1.Balambalka iyo hoogga asiibay Soomaalida
Arrintan kor ku xussan hore ayaa siyaalo badan loo qaadaa-dhigay, waana la wada ogyahay, oo labaatan iyo dhowrkii sano la soo dhaafay ayaa nalku ku daarnaa. Soomaali iyo shisheeyeba way ka hadleen, qoreen, sawireen oo ka doodeen, doc walbana ka falanqeeyeen, dawankeeda khatarta ahina yeeriyeen....
Muqdisho iyo Khadad Cagaaran oo hor leh | Amiin Yuusuf Khasaaro
Iyadoo marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneyso Xaaladda Magaalada Muqdisho, kadib markii ay sanooyin ugu dambeeyey hareeyeen dagaalo aan dhamaad laheyn oo xitaa inta badan bulshada Soomaaliyeed ay ka quusteen in uu dhaco wax heshiis ah, balse dadka Soomaaliyeed ayaa inta badan waxay is weydaarsadaaan oo laabtooda ku qaboojiyaan “Naxariista rabi lagama quusto, waxaana rajeyneynaa in isbedel deg...
Gooni isu-taagga tuulooyinka iyo jifooyinka [1] | Sh. Axmed C/samad
Sheikh Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Jifo walba waxay laamiga ka dhisatay tuulo u gaara; si ay ugu noqoto xarun iyaga loo yaqaan. Tuulooyinkaas la weegaaray maaha deegaan samaysi iyo magaalo dhisasho midna ee waa ficil lagu muujinayo jiritaanka gaar ahaaneed ee jifadaas. Si kale haddii loo dhoho waa ku dhawaaqid dawlad gaara iyo gooni isu-taag ay jifadu isaga soocayso dadka kale ee dhalashada...
Taariikhdiina iyo Wax tarkiina waxaa yaqaana shacabka Soomaaliyeed | Yaasiin Maxamed Xaaji
Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif SHeekh Axmed ma ka badbaadi doontaa dhaqanka wax dumineed ee Shariif Xasan Sheekh Aadan Wasiirka Maaliyadda ee TFGda Xilligan ?? iyo Asxaabtiisa !!
Shariif Xasan waxaa markii ugu horeeysay lagu dhex arkay masraxa siyaasada qasan ee Soomaaliya geba gabadii shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee lagu qabtay dalka Kenya kadib markuu xubin ka noqday...




