Home » Faallo
Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? Q. 2aad | Sh. Shakuul
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul
Qaybtii 2aad.
Hordhac iyo Araar. (Qaybtii 2aad)
Mahad Alle ka dib, Waxaan u mahadcelinyaa akhuunaa Yaasiin Garaad, qoraalkiisa 2aad. Inkastoo aanan walaalkay anigu si rasmi ah uga dalban ama ku kallifin inuu is cadeeyo, oo aan tilmaamay inay fiicnaan lahayd oo kaliya in uu waxyaabaha qaarkood cadeeyo, hadana waxaan si gaar ah uga mahad celinayaa is xilqaankiisa sida...
Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeyey geeridii Suldaan Cabdi Cali Sonkor
Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.
Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Dowladda Puntland iyo magaca Shacabka Reer Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii, Ehelladii, iyo dhammaan shacabka gobollada Jubbooyinka iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, oo aan uga tacsiyeynaayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Suldaan Cabdi Cali Sonkor, oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka...
Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar! | Q.2aad
Shiikh Shakuul gartayda waan qaadan hadaad I qancisid
Mahad dhamaanteed Illaahay baa iska leh, Nabad galyo iyo naxariisu nabigeenii Muxamed (SWC) korkiisa ha ahaato.
Illaahay waxaan ka baryayaa inuu xaqa natuso awood aan ku raacnana nasiiyo. Sidoo kale Illaahay waxaan ka baryayaa inuu beenta iyo xaqdarada natuso isla mar ahaantaasna nasiiyo awood aan uga fogaano.
Illaahoow waxaan kaa magan galayaa...
Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? | Qore: Sheikh Shakuul
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul
Qaybtii 1aad.
Hordhac iyo Araar.
Mahad baa Allaah baa leh, Nabadgelyo iyo naxariis Rasuulkeenii suubanaa ha u sugnaato.
Qadar daqiiqado ah ka hor ayaa waxaan isha ku dhaftay qoraal kooban oo uu qoray nin dhalinyaro ah la yidhaahdo Yaasiin Garaad, lagana soo daabay webka somalitalk.com. Qoraalkaas waxaa loogu magac daray “ Sh Shakuul aan garteena kala goosane gogol...
DAREERAHA CAGAARAN
Qore: Dr. Saadiq Enow
In loo dhug lahaado abuurka waa sababta loo nool-yahay oo dad loo-yahay. Waana qodobka ugu hilan culus oo kobcinaya garashada qofka aadamiga ah iyo fahamkiisa ku wajahan nolosha. Qofka aanan dhugtiisa adeegsan, laba midkood ayuu u ban-baxaa. In uu ku shaqeeyo dhug hooseysa oo markaas uu lamid noqdo bahaahimka ka aradan kaska iyo garashada. Ama in uu noqdo mid dhugtiisii lala...
Minerals of Somalia: – From exploration to artisanal production to export
Abdulkadir Abiikar Hussein; London, UK; 25thJanuary 2013
qaadir.abiikar@hotmail.co.uk
1. INTRODUCTION
Somalia’s mineral potential was not adequately explored nor surveyed properly. Since colonial and post-independence time, the country remains to be one of final frontiers that will offer opportuni-ties and surprises to companies that venture into. At present, an almost insatiable hunger exists...
SOMALIA FEDERALISM: Achievements, Challenges and Opportunities | Dhollawaa
Federalism, as ordained by the Charter, is a pre-condition for the renaissance of the long-awaited Third Republic of Somalia. A stable and lawful Somalia will restore our country’s dignity as a respected member of the community of nations.
Read More →
Saxaafadda Saaxiib la Noqo ka dibna Feer Jilib kala Daal.
Aad baa u jecelahay in aan Qalinkeyga ku difaaco Suxafiga hase yeeshee mararka qaar waxaa ku qabaneysa Maxaa Qalinkaada ugu duifaaceysaa waayo waxaa maalin waliba ka dhaca Qalaad aad u weyn haae yeshee Xaalada Soomaaliya ee Xiligaan ay ku jirto ayaa ku tusineysa in aad si aad ah uga Xumaato wax ay siyaasiyiinta kula kacaan Suxufiyiinta bal fiiri wixii ama dib u qooraanso wxii Suxufi ahaa ee Sida Gardarada...
Kaalintee Kaga Jidhnaa Waxqabadka Bulshadeena?
Qore: Abdirahman Moxamed (Xiddig)
——————————
Bulshadu waxay badbaadaa marka dadkooda cilmiga iyo caqliga leh ay abaabul la yimaadaan. Taariikhda marka aad dib u eegto waxay kuu tabinaysaa dadka anfacay dadkooda in ay la yimaadeen hanweyn iyo hawlkarnimo. Hanka weyn wuxuu ku siiyaa hiraal. Oo horay ayaa waxaa loo yidhi: qof han yar leh, ma...
Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 3aad
Baabkan iska-hor-imaadku aad ayuu u ballaadhan yahay. Gaar ahaan xilliyadan iyo meelahan imika la joogo ee ay hoos u dhaceen raadadkii iyo khilaafadii nebinimadu, aad ayey ugu badan yihiin masalooyinkan iska hor imaanayaa. Markasta oo raadadkii iyo khilaafadii nebinimadu hoos usii dhacaanna masalooyinkan oo kale way sii kordhaan, jiritaankooduna waxa uu ka mid yahay sababaha fitnada umadda ka dhex...
Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar!
Wixii Qoran baa Quruuma haree muxuu Hadal Qiimaleeyahay
Waxaa yiri Abwaan Soomaaliyeed
Walaalkay nimaan u haystay
Muxuu wado ii fariistay
Maxaa dacar ley walaaqey
Waxay kamid ahayd maanso kooxdii Iftin
Niman yohoow dantay baan hadlaye iga daliil qaata
Dacwadeyda meeshaan u dhigo fiira dib u yeesha..!
Mirahan waxay kamid ahaayeen Gabay uu Allaha u naxariistee Sayid Maxamed C/Xassan ugu jawaabayey...
Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 2aad
Halkaas waxaa ka cadaatay in xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay laba xaaladoodba: marka xumaan yar iyo mid weyni iska horyimaaddaan, oo sida keliya ee xumaanta weyn lagaga badbaadi karaa ay tahay in midda yar la sameeyo (tuugga gacan-goyntiisa vs xattooyada). Xaaladda labaad ee xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay waa marka lagu helayo wax ka faa’iido badan ka tegiddeeda, kaas oo aanan suurogelaynin...
Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 1aad
Shareecadu waxa ay usoo degtay si loo helo loonaa dhammaystiro waxyaalaha danta iyo faaiidadu ku jiraan (maslaxooyinka), iyo si loo yareeyo loona baabi’iyo wixii dhibaatooyin ka imanayaan (mafsadooyin). Waxa ay na shareecadu xoogga saartaa labada khayr hadba kooda khayrka badan, labada sharna hadba kooda sharka badan. Sidaas oo kale waxa ay ku dedaashaa laba maslaxo tooda weyn sidii loo heli lahaa,...
Somalia’s Oil and Gas Potential
– A frontier country that will be open for oil and gas exploration in 2013!
Abdulkadir Abiikar; London, UK;
Somalia: High hopes to generate revenues from hydrocarbons:
At the moment, Somalia intends to move forward and give hope to its citizens. In order to do that, it must earn revenue to provide the basics: build sustainable peace, improve security for everyone in Somalia and provide public...
Maamulka iyo Maaraynta Dadka iyo Dacwada | Qore: Xiddig
Qore: Abdirahman Mohamed (Xiddig)
———————————
Waxaa iga keenay oo igu kalifay in aan qoraalka hortiina ah la raaco qalinka qiso Quraanka ku jirta oo waxbadan qalbigayga fakar ku reebtay. Waxaan ka fakaray oo fiir fiiriyay faaiidooyinka faraha badan ee ku lifaaqsan qisadan. Haddana waxaan eegay oo aan la yaabay xukunka ku xeendhaaban,...
Afka ha la oon tiro!
Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena, af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Mise waa hanti qaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow is weydii yaa xil ka saaran yahay Afka Soomaaliga?.
Aan ku billaabee, Soomaalidu waxay si toos ah u dareemaan baahida afka, markay qurbaha iyo waddamada dibadda yimaadaan ama mararka ay joogaan goobaha waxbarashada, ee intuu galo Maktabad,...
Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Hordhac
بسم الله الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله
Bismillaah, Alle ayaa mahad oo dhan iska leh, salli iyo nabadgelyana Rasuulkii Alle dushiisa ha ahaadeen.
Maqaalkan waxa aan jeclaystay in aan ku soo bandhigo qormo aan soo gaabiyey oo uu leeyahay Shaykhul Islaam Ibnu Taymiyah- Alle ha u naxariistee– taas oo aan rajaynayo in ay inoo fududayso sidii aan uga...
Taariikh Nololeedkii Sh.Cabdiwali Sh. Cabdilaahi Sh. Aamin| Macalim Hambaase
1- Hordhac
2- Qoyska uu sheekhu ka soo jeedo
3- Dhalashadii sheikha iyo barbaaritaankiisii
4- Kaalinta uu ku lahaa sh.cabdiwali Dacwada Guud Uganda
5- Xadhigii Sh.Cabdiwali
6- Culumadii uu waxka bartay sh/C/wali
7- Ardaydii sheekh Cabdiwali
8- Wanaagii looga maragkacay
9- Casharadii ugu danbeeyay ee uu gacanta ku hayay
10- Qoysaskii iyo caruurtii sheekha
11- Aaskii sheekha
12- Kalmadda Culumada ay...
About Somali pirates and not only about them
Alexander MEZYAEV | 02.12.2012 | 00:00
The UN Security Council has returned to the problem of pirates. On November 19 a new report by the UN General Secretary on piracy was discussed, and on 21 November a new Security Council resolution was adopted, which established a number of very interesting provisions.
Marine transportation accounts for 90% of all international trade transportation in the world,...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 28-aad
Casharkii XXVIII-aad
Xoogagga is-baheysiga xuddunta (Axis Powers) waxay horey u diyaariyeen ciidan xooggan oo si toos ah u weerara xuduudda waqooyi ee dalka Giriigga. Waxay isugu jireen Jarmal iyo Bulgarian. Weerarka ay ciidankaasi qaadayeen wuxuu ahaa mid ku lammaanan weerarkii xagga cirka ee Jarmalku ay la beegsadeen magaalo-madaxdii Yugoslavia (Belgrade) iyo dalka Macedonia ee waqooyiga Griig. Ciidanka...
Gabay: DAREEN QARAN – WT. Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine)
November 30, 2012
Email: mabdalle@gmail.com
HORDHAC:
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed salaan ayaa abwaanku u dirayaa. Gabayga DAREEN QARAN wuxu ku yimi dood dhex martay abwaanka iyo nin ay saaxiibbo yihiin oo la yiraahdo Ducaale. Ducaale oo ah nin aamminsan fikradda kala qaybinta dalka, ayaa wuxu abwaanku kaga hadlayaa gabaygan. Si kasta ha ahaatee, abwaanka ayaa ducaale dareensiinaya in kala tagga iyo...
Shirka Jigjiga: Dhaqan Liinbaxay mise Dhimir dhalan Rogan
Cabdi Gorod wuxuu ahaa Gabayaa midho culus Gayiga Soomaali Galbeed “Ogaden” idayl ahaantiina magac iyo maamuus wayn ku leh. Isaga oo la fakaloolsan hadba xaajo aan Oday ka soo gaadh ahayn (Xaajo-Ugub), ayaa maskaxda Gabayaagan waxaa ka soomaxay xigmad guun ah Gayiga Soomaalida na aad ugu baahday. Waxaa kamid ahaa tuducyadan hoos ku xusan sida:
“Nin adduun ku noolow maxaa aragti kuu laaban,...
Gaza iyo Khaliijka kala War La’
Qofna kama Qarsooneyn wixii ka dhacay Magaalada Gaza ee Dhulka reer Falastiin , Hub nooc kasta ayaa lagu Garaacay iyadoo ay Daawanayeen Malaayin Muslimiin ah iyo Walaalahooda Carbeed inkastoo Wadamada qaar Shacabkooda ay ku Muujiyeen Banaanbaxyo sida ay uga Xun yihiin waxa ka dhaca Gaza Hadana Dalal qaar baa laga diidey in ay Banaanbax Muujiyaan sida Wadamada Khaliijka oo Xitaa Warbaahintaoda loo...
Kulan Amoud Foundation Taakulaynta Agoonta
Barnaamij caawinaadda Agoonta oo ay soo qaban qaabisay hay’daa khayriga ah ee Amoud Foundation:
Goorma ayaa kulanka la qabanayaa?
Xaggee lagu qabanaya?
Fadlan si aad u ogaatid waqtiga iyo goobta kulanka daawo Video-ga hoose:
Read More →
Barashada Luqadda English | Q.4aad
Qaybtaan waxay si toos ah ugu xiran tahay, qaybihii hore ee aan kasoo hadalnay(https://somalitalk.com/tag/luqad/).
Hase yaashee, qaybtaan waxaan xoogga saari doonnaa siddeeda qaybood ee uu ka kooban yahay luuqadda Englishka(The EIGHT PARTS OF SPEECH), siddeedaas qaybood waxaan isku dayi doonnaa mid walba inaan wax ka taabano; Hab isticmaalkooda, wada shaqayntooda iyo sida ay isku racaan, iyo...