Home » Archive Qoraaga
Midowga Yurub oo wada qorshe Dowladda Federaalka loo gu soo tababarayo Ciidamo
Midowga Yurub Wasiiradooda Arimaha dibadda ayaa lagu wadaa in kulan looga hadlayo sidii tababaro loo siin lahaa ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya ku yeelanaya magaalada Brussels ee dalka Belgium.
Shirkaan ay isugu imaanayaan wasiirada arimaha dibadda ee Midowga yurub ayaa waxaa la filayaa in diiradda lagu saaro sidii loo meel marin lahaa go’aan horay ay ugaareen midowga yurub oo ahaa in tababaro...
Can Ethiopia lead the Horn of Africa to Peace and Prosperity?
By Prof Said Sh. Samatar
Jan 19, 2010
My remarks center around a simple question, which goes as follows: CAN ETHIOPIA LEAD THE COUNTRIES OF THE HORN TO PEACE AND PROSPERITY? I must answer the question in the affirmative. If I don’t, I fear I’d perish of despair. I believe that Ethiopia holds the key to the future of this desperate region. Or to put it differently, Ethiopia, in my...
Lacagta cusub ee TFG soo saarayso ma dalkaa loogu danaynayaa mise waa lagu danaysanayaa?
Aslamu caleykum waraxmatulaah wabarkaatu salaan ka dib waxaa baryahan isa soo tarayay lacag cusub oo dawlada federalka ah ee Soomaaliya ay soo saarayso taasoo ay la kaashatay dawlada sudan, lacagta ayaa lagu qiyaasay in ay u dhiganto lacag gaadhaysa ilaa iyo 5 billion oo dollorka maragenka ah.
hadaba maqaalkini waxaa uu egayaa bal lacagtan cusub ee dawlada uu hogaamiyo sh.shariif ay soo saarayso ma...
Dugsiyada Quraanka Kariimka ah Lagu Barto Ee Deegaanada KM-13 Ee Loo Barakacay Oo ay Ka Muuqdaan Dayacnaan Aad U Baahsan
Hay,adda Horumarinta iyo Samafalka ficil ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano Fidro (Ficil Develoment Relief Org ) ayaa maanta qaylo dhaan kasoo saartay dadka barakacaaysha ah gaar ahaan dugsiyada quraanka iyo weliba goobaha wax lagu barto taasoo ay sheegeen inay jirto hoy la,aan baahsan oo soo wajahaday goobaha dugsiyada quraanka iyo weliba caruurta dhibaataysan ee isugu jira Agoonta iyo kuwa...
Jaaaliyadda Australia oo deeq qalab caafimaad ah soo gaarsiisay isbitaalka dhexe ee Degmada Garoowe.
Waxaa maanta gudaha Isbitaalka weyn ee degmada Garoowe si rasmi ah loosoo gaarsiiyey qalab caafimaad oo isugu jira qalabka lagu dabiibayohooyadda uurka leh iyo caruurta yar yar si ay ugu sahasho hooyooyinuurka leh dhalintaanka oo inta badan u dhiman jiray dhiig joojinla’aan.
Halkan ka eeg sawiro dheeraad ah
Munaasabada deeqdani oo ay goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiin sar sareoo ay ka mid yihiin Wasiiradda...
Shirkadda Urur-Livestock oo soo gabagabeeyay Siminnaar lagu baranayay xannaanada xoolaha
Shirkadda Urur-Livestock ayaa maanta kusoo gabgabeysay siminnaar lagu baranayay xannaanada xoolaha Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka faa’iidesteen arday bartay cilmiga xannaanada xoolaha, shaqaale ka tirsan shirkadda iyo qaar ka mid ah dadka deegaankii lagu qabtay tababarka.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Maareeyaha Shirkaddan oo ah mid madaxbanaan Dr. Axmed Sheekh Max’ed (Afey) oo la...
Aragtida Dhaqaale ee Dalka Soomaaliya iyo Qorshaha Mustaqbalka .
Hordhaca dhaqaale ee Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu yahay mid uu la wadaago Waddamada soo koraya ama loo yaqaan Dunida seddexaad ,hase ahaatee Dalkeenna waxaa u weheliya Dagaallo aan joogsi lahayn oo sokeeye oo hadba weji cusub isu bedelaya taasina ay abuurtay in wax soo saarkii Dalka uu wiiqmo waxyaabihii Dibadaha laga keenayeyna ay noqdaan kuwa la quuto kuwii Dalka ka bixi lahaana la waayo Nabadgelyo...
Geela, diinta iyo dhaqanka soomaalida – Q.2aad | Dr Abdullahi-Spanish
Qaybta 2aad: Caanaha Geela
Sidaynu hore u soo sheegnay qaybta 2aad ee qoralkan waxa aasaas u ah aayadda 66naad ee surat an naxal oo aynu isku deyi in aynu wax yar guud marno waxyaalaha ay inoo sheegayso oo ku saabasan samayska caanaha xoolaha, ka dibna waxaynu uga gudbi doonaa waxtarka caanaha geela ee dhinaca caafimaadka.
Waxaynu soo xusnay in Ancaam waxay carabtu u tiqiin uu ahaa geela, laakiin...
Talaabada Kenya ma soo dedejinkartaa xalka Soomaaliya | Farah Aw-Osman
Tan iyo intii burburku ku dhacay haykalkii dowladnimo ee Soomaaliyeed waxaa shacabkii Soomaaliyeed gaar ahaan intii aqoonta dowladnimo, cilmi iyo xirfadeedba lahayd, intii hantida dhaqaale haysatay u qaxeen dalalka dariska ah, gaar ahaan Kenya. Kuwaas oo buux dhaafshay hoteeladii iyo xaafadihii Nairobi. Waxaa intaa kuu sii dheer in hantidii Soomaali lahayd, mid qurbe laga keenay iyo mid Soomaaliya...
Gabdho ku nool Dalka Holand oo Deeq lacageed soo gaarsiiyey Dad Barakacayaal ah
Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dibadaha waxaa waayadaan dambe looga bartey in ay caawiyaan dadkooda ku dhibaateysan Gudaha waxaa Tabarucaadaas ku faaiidey dad badan oo u baahna Gacan Baniaadanimo hadaba iyadoo taasi jirto ayaa gabdho samafalayaal ah oo ku nool dalka Holand waxay deeq lacageed soo gaarsiiyeen dad gaaraya Ilaa 30 qofood oo u badnaa Haween kuwaas dhowr jeer ka barakacay Deegaanadoodii
Halkan...
Cidna uma Roona | Maxamed Faarax Cali (Duurgal)
Soomaalida aan ka dhalanay inta Badan waxay u egyihiin in ay ka maqantahay naxariista bani’aadanimo,Wadaniyada, dal jacaylka iyo Damiirka keena calool nugaylka sababa in loo danqado qofka liita.
Waa suurtagal in qaar kamid ah akhristayaashiina aad ii aragtaan in aan gafey, waxayse ila tahay in tani tahay tan runta ah, waayo dad badan oo muhim ah ayaa qaba sidaas.
Bashiir Jaamac Samatar...
Why residents want Ethiopian dam on River Omo stopped urgently
Turkana residents, leaders and civil society activists have opposed construction of a dam on River Omo.
They held four simultaneous demonstrations to oppose the dam constructed to produce electricity in Ethiopia.
They staged the protests yesterday in Lodwar town, Kalokol, Lowarengak and Todonyang centres along Lake Turkana.
They also accused the Kenya Government of allowing the project to take off...
Muqdisho: Siminaar ku saabsan sidii looga hortegi lahaa cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka
Cudurka dilaaga ah ee AIDS waxaa qaba 22.4 million oo qof oo ku nool dalalka Afrika ee Saharaha ka hooseeya. Sannadkii 2008 waxaa lagu qiyaasay in 1.4 million oo ku nool dalalka Saxaraha ka hooseeya, waxaana xilligaas cudurkaas dilaaga ahi ku dhacay 1.9 million oo ku dhaqan Sub-Sahara Afrika. Qiyaastii 14 million oo carruur ah ayaa waalidkood uu galaaftay cudurkaasi. Warbixintaas waxaa lagu sheegay...
Tacsi loo diray Xildhibaan Maxamed Cabdi Jibriil oo lagu dilay magaalada Boosaaso
Waxa aanu tacsi weyn u direynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii u ka geeriyooday Xildhibaan: Maxamed Cabdi Jibriil oo lagu dilay magaalada boosaaso xili uu ku guda jirey howl qaran.
Xildhibaankan ayaa waxa geeridiisa aad uga naxay dhamaan dadweynaha degan Minnesota oo runtii ku tilmaamay dilkiisa mid ula kac ah kadib markii si badheedh ah loogu dilay magaalada Boosaaso. Dilkan ayaa waxa lagu tilmaamay...
Muuqaalka dhabta ah ee Ururka Qaramada Midoobay iyo Hadimada uu Geystay
Abdirizak Ahmed Karaani
HORDHAC
Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa waxaa la aasaasay sanadkii 1945kii kadib markii uu istagey dagaal-weynihii labaad ee aduunka kaas oo dunida ku reebay burbur iyo waliba kala qob-qobnaan badan oo cadaawad ma guuraan ah ku reebtay qalbiyada dadkii waqtigaas. Fikirka guud ee ka danbeysay asaaska jimciyadan ayaa ahayd in lagu soo afjaro colaadahaas isla markaasna lagu...
DFKMG Soomaaliya iyo Idoniisia oo Kala Saxiixday Heshiis Ganacsi
iyo Xildhibaan Abdi Abshir oo kala hadlay Qurbojooga reer Toronto… iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalalka Pakistan & India oo ka qeyla dhaamiyay qorshe Dowladda FKMG Soomaaliya ku xireyso Safaaradaha wadamadaasi.
Sidoo kale akhri: Hadal uu Walad Cabdalla ka jeediyay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay 14ka Janaayo 2010 (AKHRI) -pdf
Soomaaliya iyo Idoniisia oo Heshiis ka gaaray Ganacsiga...
Jaaliyad kudayasho Mudan
“Tani waa rajo muujinaysa in wax la qabsan karo, oo umadu ay wali diinteeda, damiirkeeda, iyo dadnimadeeduba dhaqan yiihiin” (Sheekh Maxamed Idiris).
Magaalada Port Elizabeth ee wadanka Koonfur Afrika waxay ka mid tahay magaalooyinka ku dherersan xeebta badweeynta Hindiya, halkaasoo ay ku sii yeelatay bilic dheeraad ah oo dhinaca buuraha ku yaala ay sababayaan, cimilada, dhismayaasha iyo waliba...
Xaalad nolol xumo oo ka taagan magalada Dhusamareeb iyo Hey’adda SSWC oo soo jeedisay in gar gaar lala soo gaaro dadkaasi
Dadkaan ayaa ah kuwii dhawaan ka barakacay magaalada dhusamareeb ayaa xiligaan waxa soo wajahay xalad nolol xomo tii ugu darneed, waxayna sheegtay in loo baahan yahay in dadkaasi ay helaan gar gaar Bini’aadanimo.
Halkan ka daawo sawiro muujinaya dhibaatada haysata shacabka
Waxa ay ku nool yihin dadkaasi duleedka magalada xarunta u ah gobolka Galgaduud ee Dhuusamareeb kuwaas oo ay fara ba’an...
Boosaaso: Maxkamada oo La Horkeenay Rag lagu eedeeyey Qaraxyo, xukuna lagu ridey
iyo Ciyaalka derbijiifka ah oo loogu deeqay dhar iyo buug
………..
Maxkamada Derjada Koowaad ee Gobolka Bari ayaa Axaddii, 17, Jannuary, 2010, 15 Sanno oo Xarig ku xukuntay C/risaaq Maxamuud Axmed “ Gaambe” oo Xeer Ilaalinta Gobolka Bari ee Dowlada Puntland ay kusoo Eedaysay in uu ka dambeeyay Qaraxii bishii hore,lala beegsaday Ciidankii Ilaalada Madaxweyne K/xigeenka Puntland,...
Qaar ka mid ah xildhibaanada Barlamanka DFKMG oo ka soo horjeedsaday in Xilligaan lacago laga soo sameeyo dalka dibadiisa
Maalmihii la soo dhafay ayaa waxaa jirey loolan lacag sameyn ah oo uu ka waday dalka Suudaan wasiirka maaliyada dowlada FDKG Somalia Shariif Xasan Sheekh Adan oo la sheegay inuu heshis lacag sameyn ah la galay dowlada Suudaan .
Inta aanan u galin xildhibaanada warkooda oo cad ayaa hadana waxaa jira arin kale oo dhabar jab weyn ku noqoneysa wasiirka doonistiisa in Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya...
“DFKMG waxay noqotey aalad uu cadowgu u adeegsado baabi’inta jiritaanka Soomaaliya iyo boobista kheyraadka dalkeeda..” Warsaxaafadeed
“Ahmed Walad Cabdalla waa isku dubaridaha qorshooyinka cadowtooyo ee lagu baabi’inayo Soomaaliya isaga oo hadda gacanta kula jira dagaal weyn oo….”
Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo Sabtidii kulan ku yeeshay gudaha Magalada Muqdiso ayaa war murtiyeed ka soo saray, Wuxuuna xanbarsanaa qodobo kala duwan oo isugu jirey baaqyo ,hogo tusaaleyn iyo ogeysiin waxaana nasoo...
Boqolaal Qoys Oo Barakacaal Ah Oo Guryahooda Dab Qabsaday Kadib La il Daran Xaalad Hoy La’aaneed Iyo Mid Nololeedba
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Ilaa boqol iyo lixdan qoys oo barakacayaal ah ayaa dab qabsaday guryahoodii oo ka samaysnaa jawaano iyo baco, ayadoo aan la ogayn sababta dhabta ah ee ka dambaysa dabkaas ay ku shuf beeleen ilaa Boqol iyo Lixdan Bush.
Dadkan barkacayaasha ah ee deganaa deegaanka xaafada buulo xuubey ee agagaarka Schoolka Hoose dhexe jabuuti ee degmada wadajir ayaa cabasho xoogan...
Wasiirka dhaqancelinta iyo daryeelka Naafada DFKMG: Gudoomiyaha Baarlamaanka wax sharci kuma fadhiyo xilka uu hayo…
Wasiirka dhaqancelinta iyo daryeelka Naafada DFKMG Dr. Maxamed Cali Ibraahin oo Somalitalk wareysi gaar ah siiyey ayaa ka hadley khilaafka Baarlamaanka, sababaha wax qabad la’aanta Dowlada, dhibaatooyinka ay keeneen dhaqaalo la’aanta, tirada golaha Wasiirada iyo arimo kale oo fara badan, isagoo arimahaasi iyo kuwo kale ka hadlaya wuxuu yiri “Gudoomiyaha Baarlamaanka wax sharci kuma...
Banaanbaxyo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Jimcadii ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Banaanbax looga soo horjeedo xariga Sheikh Abdullah al Faisal oo ay dowladda Kenya xirtay December 31, 2009 xilli uu ka soo baxayay masjid Jamia ee ku yaala Bartamaha Kenya ayaa ka dhacay Jimca January 15, 2010 magaaladda Nairobi kadib Salaadihii Jimcaha.
Banaanbaxan oo isku badalay mid rabshadeed ayay kadiba police-da dalka iyo dadkii banaanbaxa sameenaya isku dhaceen iyadoo la xaqiijiyay dhimashada...
Af Soomaaligii oo Abtirsiimo loo helay: Qormo Faaqideysa Cilmi-baaris muhiim ah
Qore: Abukar Albadri
Stockholm,
Inkasta oo ummadda Soomaaliyeed loo geystay dhibaato baahsan oo wax lagu qiyaaso aanay jirin, isla markaana gummaadkeeda iyo dibindaabyadeeda aysan u kala harin dowladaha dunida gaar ahaan kuwooda ugu waaweyn iyo kuwa cadowga ummadda Soomaaliyeed ah balse Allaah uu awoodiisa nagula ollogeeyey, haddana ummaddu ma Alle iyo aqoon yahan la’ayn oo baaba’a lala rabay uma...




