Home » Archive Qoraaga
Caafimaad-darada dhulalka qaboobaha: Qaybta 1aad: Kaalinta caafimaad ee fitamiin D-ga iyo Cudurka Ootisam (Autism)
… Qoraalkan kooban kuma wada falaqaynka karno dhammaan dhibaatooyinka caafimaad ee ka jira dhulalka qabow, sidaas darteed waxaan xushay arrimaha iigula muhiimsan dhibaatooyinkaas, ahna kuwa ka dhasha fitamiin D yarida iyo cudurka Autism. SII AKHRI….
Read More →
Dilalka, Qaraxyada iyo Weerarada loo gaysanayo Masaajidda oo ku soo Badanaya Soomaaliya
Tan iyo markii ay dhacday xukumaddii Max’ed Siyaad Barre waxaa dalka Soomaaliya ku soo badanayey weerarada, dilalka iyo qaraxyada ka dhaca Masaajidyada oo ah goobo lagu cibaadeysto ayna isugu yimaadaan dadka muslimiinta ah, falakaas oo ay si aad ah ula yaaban yihiin shacabka Soomaaliyeed ayaan jirin Cid isu taagtay Hakinta ama joogintaa falalkaas Guran ee lala beegasanyo dadka ku Cibaadeysanayo...
Xafiis loogu Magacdarey Xafiiska Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Digil iyo Mirifle oo laga Furey Muqdisho
Xaflad lagu furayey Xafiis loogu magacdarey Golaha Malaaqyada iyo Salaadiinta Beelaha Digil iyo Mirifle ,ayna ka qayb galeen Xildhibaano,Waxgarad, Nabadoono , Culama’udiin, Dhaliyaro iyo Haween ayaa lagu qabtey Hotel Muna Mgaalada Muqdisho
Xafladii lagu furayey Xafiiskaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo Agaasimey ayaa Ugu Horteyntii waxaa halkaa ka Hadley Xildhibaanada kala ah Xildhibaan...
DHAMBAAL- Ku: Aqoonyahanka Soomaaliyeed – Qaybta 6aad
Marka cidi ay meel muddo deganaato, ayna u baahato in ay meesha ka guurto; waxaa inta aan reeraha la rarin la diraa sahan soo eegga degaanka maanka lagu hayo. Sida badan waxaa sahanku ka koobmaa ugu yaraan laba qof. Dadka sahanka loo dirayo, waxaa lagu xushaa aqoonta ay u leeyihiin deegaanka; taas oo laga rabo in ay qiimeeyaan carshinta halkaas ka jirta iyo sida degaanku u yahay dalsan ay duunyadu...
Macahadka daarul qur’aan ee Bosaaso oo soo agaasimey xaflad shaahaado siin iyo boogaadin ardeydii ka qalin-jabisey
Bosaaso-somaaliya: schoolka daarul qur’aan ee magaalada Bosaaso ayaa maalintii jimcaha taarikhduna aheeyd 15/4/2011.soo agaasimey xaflad aad u balaaran oo aay ka soo qeeyb galeen qaar ka mid ah waalidiinta ardeyda iyo madaxda goobaha waxbarasho ee magaalada boosaaso,iyo madax ka socotey doollad goboleedka Puntland somaaliya.
Xafladaas ayaa lagu furfurey aayado qur’aanka kariimka ah oo aay aqriyeey...
Cabdullaahi Yuusuf oo dhaliilay Shirkii Nairobi…
Madaxweynahii hore ee Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ah oo hadda ku sugan dalka Yemen oo waraysi siiyey Idaacadda Codka Maraykanka ayaa si weyn u dhaliilay shirkii 12-13 April, 2011 lagu qabtay magaalada Nairobi ee Ergeyga Gaarka ah ee Qarammada Midoobey usoo qaban qaabiyey Dawladda Federaalka.
Cabdullaahi Yuusuf waxa uu cambaareeyey ergooyinka ka qayb galay shirkaas.
Waryasiga VOA ka dhegeyso Halkan...
Shiikh Shariif oo Deg Deg ugu ambabaxay Adis-Ababa ka dib markii Qodobo Xasaasi ah ka soo baxeen Shirkii Nairobi
DFKMG: “11-16 Juun 2011 Waxaa Dalka Gudiihiisa lagu qaban doonaa Shir Wadatashi ah..” Wasaxaafadeed Xafiiska Ra’iisul wasaaraha DFKMG….
Shirka Jaraa’id Madaxweynaha DFKMG ka akhri dhanka hoose ee bogga..
Kulan ay isugu yimaadaan Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka oo laga soo saarey Dhowr Qodob oo Jawaab u ahaa Shirkii Nairobi
Dhegeyso Warsaxaafadeedka Xafiiska Ra’iisul...
Taariikhda dhaqaale & Ganacsi ee soomaaliya ?
“ Taariikhdu ma gaboowdo ”
Gogoldhig / Hordhac
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Qormadaan ayaan kaga hadli doonaa Taariikhda Ganacsi iyo dhaqaale ee dalka soomaaliya Waxaa afeef ah in qoraalkaan aan loogu tala gelin in uu koobo dhamaan wixii ka dhacay Soomaliya ee quseeyay dhaqaalaha iyo ganacsiga . Sidaa daraaded, dhacdooyinka...
Dhacdo Cajiib ah | Barta Luqadaha
Dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed, oo aan markoodii hore nasiib u helin gelidda Dugsiyada iyo Waxbarasho ay Luqaduhu ka mid yihiin, ayay Duruufaha adag iyo Colaadda dalka ka aloosan awgood, dantu waxay ku kalliftay inay iyagu xoogsatanimo, dhaqaale-doon iyo sababo kale dartood ugu hayaamaan, oo ugu qaxaan qaar ka mid ah Dalalka Carbeed.
Dalalka ay Dhallinyaradaasu u haajireen, gaareen, ku nool-yihiin,...
Shiikh Shariif iyo Farmaajo oo dadaal ugu jira sidii Xilka looga qaadi lahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka —
Shirkii Nairobi: Waa in la qabto Doorashada Madaxweynaha DFKMG iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ka hor Agoosto 2011 —
Warbixin Kooban Kulankii Nairobi oo soo gabagaboobey:
Kulankii lagu qabtay magaalada Nairobi ee uu qabana qaabiyey Mahiga ayaa waxaa ka soo baxay dhawr qodob oo ay isku raaceen ka qaybgalayaashii kulankaas oo uu kamid yahay guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Shariif Xasan.
Qodobada...
Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Dalka Jabuuti oo Sheegey In Natiijadii Doorashooyinka Dalka Jabuuti Loo Gudbiyey Golaha Sare ee Dastuuriga Dalka Jabuuti
Gudoomiyaha Gudiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka dalka Jabuuti Avv, Cassoowe Idiris Cassoowe oo SomaliTalk u waramayey ayaa ka warbixiyey qaabka ay u dhacdey doorashaddii 08/04/2011 ay u dareereen dadweynaha dalka jabuuti, cida ku guuleysatey natiijadda ugu dambeysa ee tartankii xilka doorashada madaxtinimadda jabuuti, waxa ay kaga duwan tahay doorashadan doorashooyinkii hore uga dhacay dalka jabuuti...
Waftiga Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ka qayb gelaya shirka Nairobi ogolaansho kama haystaan labada gole
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay in “Wafdiga hadda ka qeybgalaya shirkaas oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka kama heystaan labada gole sharciyadii iyo awoodii matelaadda.” Warsaxaafadeedka hoos ka akhri:
Halkan ka dhegeyso shirka jaraa’id
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/shirjaraaid_apr12.MP3]
Shir Jaraa’id
(Muqdisho,...
Xildhibaan Cawad Axmed Casharro” Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Xubnaha la socda ma matalaan Baarlamaanka Waayo kuma Socdaan.”
Iyadoo maanta uu furmey shirkii Qaramada Midoobey ugu yeertey La Tashiga ayaa waxaa shirkaas soo wajahay Caqabado badan oo kaga imaanyey Qaybaha Bulshada ka kooban tahay iyo Dowladda Federaalka in kastoo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mahiiga uu sheegey in shirkaas ay ka maqan yihiin Dowladda Federaalka Iyadoo taasj ay jirto ayaa haddana Dowladda Fedraalka ku kala qaybsantey Shirkaas waxaana...
UN: Kulanka Wadatashiga ee Heerka Sare ee lagu soo nooleynayo wadahadallada oo u qabsoomaya sidii loogu talagalay
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in kulanka Nairobi uu gogol dhig u ah kulan bisha soo socotalagu wado in uu ka dhaco Muqdisho.. Warsaxaafadeedka hoos ka akhri.
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS)
WARSAXAAFADEED 00/2011
Kulanka Wadatashiga ee Heerka Sare ee lagu soo nooleynayo...
The Health Challenges in Cold Countries – Part 1: The Role of Vitamin D in Health and Autism
INTRODUCTION
It is difficult to cover all the problems in one article, so I selected interrelated issues which are most alarming ones and these are the consequences of vitamin D deficiency and Autism. READ MORE
Read More →
MAHIIGA IYO KOOXDIISU CADDOOWGA QARAN-NIMADDA
Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-
Shaki kuma jiro in Danjire-Mahiiga ergayga Wakiilka Qaramadda Midoobeey ee Somaaliya wado oo wuu cadeeystay la dagaalanka jiritaanka Somaaliyeed waxaana markhaati cad u ah qorshaha shirka Shir-qoolka Kenya lagu qaban doono 13/04/2011 ujeedada ka dameeysaana tahay kala dirida dawladda KMG ah iyo soo nooleeynta awoodii qabqablayaasha(gacan ku dhiiglayaashii) iyo...
Bannaanbax looga soo horjeedo Waftiga Gumaysiga Itoobiya oo ka dhacay Minneapolis
Muddaharaad looga soo horjeedey koox ka socotey Itoobiya ayaa Axaddii ka dhacay faras-magaalaha magaa-lada Minnea-polis, waxaana bannaanbaxaas ka qayb galay qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee ku sugan magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
Dadkii ka qayb galay bannaanbaxa ayaa ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah gumaysiga Itoobiya iyo kooxda uu u soo dirsaday Minneapolis.
Waa...
Wafdigii Puntland oo gaaray Nairobi kana qaybgali doono Shirka Soomaalida
Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa sheegay in mowqifka Puntland ee ku aadan “xil-kororsiga hey’adaha Dowladda Federaalka KMG ah (TFG) uusan waxba iska badalin”, taas oo ah in Puntland ay “weli ka soo horjeedo in xilka loo kordhiyo hey’adaha TFG-da.”
Waxaana warsaxaafadeedka hoos ku qoran uu caddeeyey in waftiga Puntland ee gaarey Nairobi ay ka qayb geli doonaan shirka...
Farmaajo oo la kulmay 250 Xildhibaan, codsina u jeediyey
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa Axadii la kulmay in ka badan 250 xildhibaan kana codsaday in Xukuumada iyo Baarlamaanka ay wada shaqeyn dhow yeeshaan, sidaas waxaa cadeeyey qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha DFKMG oo u qornaa sida hoos ku qoran:
Halkan ka dhegeyso kulanka
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/farmaajo_april.mp3]
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta la kulmay in ka...
Naadi ay ku Mideysan yihiin Xildhibaannada Soomaaliyeed ee Gobolka Hiiraan oo looga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho
Kulan looga dhawaaqay Naadiga Xildhibaannada Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan oo ay ka soo qaybgaleen xildhibaannada ka soo jeeda Gobolka Hiiraan,culummo’udiin, siyaasiyiin, waxgarad iyo haween ayaa maanta lagu qabtay hotel Ambassador ee Magaalada Muqdisho.
Halkan ka daawo sawirada
Ugu horreyn waxaa halkaas ka hadlay Nabaddoon Maxamed Cabdi Taako wuxuuna sheegay inay si aad ah ugu faraxsan yihiin...
Ururka SAAC oo Tababar ku saabsanaa Sawir qaadida iyo sameynta Filimada u qabtey Xubno ka kala socdey Qaybaha Bulshada
Hotel SAHAFI-One ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay Tababar ku saabsanaa qaabka loo sameeyo Filimada iyo sida loo qaado Sawirada, waxaana loo qabtay Tababarkaasi qaybaha kala duwan ee Bulshada oo ay u badnaayeen suxufiiyiin, waxaana soo qabanqaabiyey Ururka Fanka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Somali Arts and Culture Foundation (SAAC).
Tababarkaan waxaa cashiro ka bixinayey Khabiir ku xeel...
Maalmuhu isu ekaa!!! | Qore: Cabdicasiis M. Mataan
Garaadka, soo gocashada wixii dhaafey iyo goobeynta dhacdooyinka ayaa ah waxa looga sooco shan faroodlaha noolayaasha kale ee alle abuurey. Hadii dadka uu adeegsan waayo, hibadaa u gaarka ah, waxaa ka nolol iyo ammaan fiicnaanaya kuwa adeegsada urka iyo aragga oo kaliya.
Waxaa qofka wax garadka ah u muuqanaya marka uu dib u celiyo xasuustiisaba, dhacdooyinka hortiisa yaal sida ay ugu egyihiin kuwa...
Shiikh Shariif oo Musaveni ka codsadey in Dowladiisa ay soo dirto Ciidamo Dheeraad ah
Madaxweynaha DFKMG oo ka degey Caasimada Burundi ee Bujunbura –
Madaweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shikh Axmed oo Safar aan hore loo shaacin ugu amababaxay dalka Uganda ayaa Magaalada Kamabala kulan kula qaatey Madaxaweynaha Dalka Uganda Musavini,waxaana kulankaas Diirada lagu saarey Xaalada dhabta ah ee ka jirta Dalka Soomaaliyeed iyo sidii Dowladda Uganda uga qayb qaadan lahayd Nabad ku...
“Lacagta aad masjidka kala baqeesheen waxaa qaadaneyso kaniisada”Q1aad
Assalaamu Alaykum. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu kusaabsanyahay ‘mulaaxadooyin‘ goos-goos ah oo aan kasoo qoray jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Oslo, Norway, mar aan kutagay booqasho gaaban.
Inkasta oo aan maqaalka cinwaan ugu dhigay dhacdo kadhacdey masjidka jaaliyada laakinse waxaan ku soo koobi doona warbixin gaaban oo kusaabsan jaaliyada iyo dhacdooyin, aniga shakhsiyan iga fajiciyey.
Intiina...
Qiyaasta Sawir Gacmeedka Amiin Arts…Maxaa xiga kadib Bur-burka Ururka Al-Shabaab?!.
Hordhac.
Soomaalida gaar ahaan dadka la socda Siyaasada Soomaaliya waxa ay ogyihiin in Magacan Al-shabaab uu soo shaac baxay sanadkii 2006 oo ku beegnayd, wakhtigii Midoowgii Maxaakimta ay ka curteen magaalada Muqdisho, kuna fideen gobollada koonfurta Soomaaliya.
Ururka Al-shabaab ayaa si aad ah u soo shaac baxay xilligii dalka Soomaaliya ay soo galeen Cadowga Ciidanka dalka Itoobiya iyadoo marki...




