Home » Archive Maalinta March 4th, 2015

Wadaadow kuuma bogin Dr. Khadar Jaamac

Mar 4, 2015
Dhamaadkii 1970-kii dalka Soomaaliya waxa ka curtay baraarug iyo hilaw loo qabo barashada diinta, waxayna Soomaaliya kalamid ahayd arrinkan dunida muslimka oo dhamaanteed baraarugani saaqay ama saameeyay. Waxaa u guntaday barashada diinta xulkii bulshada rag iyo haweenba, taas oo wax kabadashay aragtidii laga haystay wadaadka iyo ishii qaloocnayd ee lagu eegi jiray macalin diyaanaha. Markii ay dhacday... 
Halkudheg:

Guddiga Xeer Hoosaadka Ee Baarlamaanka Oo Kampala Uu Uga Furmay Aqoon Kororsi Ku Aadan Dib U Eegista Iyo Wax Ka Bedelka Xeer Hoosaadka

Mar 4, 2015
Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay aqoon kororsi la xiriira habraaca ugu fudud ee loo mari karo wax ka bedelka iyo dib u eegista had iyo jeer lagu sameeyo Xeer Hoosaadka Golaha. Munaasabad kooban oo lagu furayey aqoon kororsigan waxaa ka qeybgalay Guddoonka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...