Home » Archive Bisha February, 2015

Warsaxaafadeed: shirka u dhaxeeya Dowladda iyo maamullada dalka

Feb 5, 2015
Bulshada Rayidka ee Gobolada Dhexe oo War-Saxaafadeed ka soo saarey Shirka u dhaxeeya Dowladda iyo qaar ka mid ah Maamulada Dalka ee ka socda Muqdisho. Kulan ay qaban qaabadiisa lahaayeen Somali women Developments Center (SWDC) iyo Hayadda GSA ayna ka qayb galeen Bulshada Rayidka iyo haweenka ka soo jeeda Gobolada Dhexe islamarkaana lagu martiqaadey qaar ka mid ah Ugaasyada Soomaaliyeed ayaa... 

Bandhigii labaad ee Ololaha Dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka ee Naadiga HILLIN HAYAAN

Feb 4, 2015
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HILLIN HAYAAN ayaa soo bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka ee ay ka wadeen degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan Dugsiyada waxbarashada ee magaalada Muqdisho. Naadiga qoraalka iyo akhiska ee HILLIN-HAYAAN ku soo bandhigay labada buug ee WAAD GUULAYSAN KARTAA iyo AFKA HOOYO U HIILI, Dugsiga hoose , dhexe iyo Sare ee Al-Furqaan... 

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxiixay heshiis dib loogu dhisayo Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha guud .

Feb 2, 2015
Mogadishu, February 02, 2015 – Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kula saxiixday heshiis Dr. Mohamed Yahya Mufarreh oo ah Gudoomiyaha hey’adda arrimaha dhismooyinka guryaha u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamiga oo loo yaqaan (Real Estate Union in Islamic States “REUOS”). Heshiiska... 

Daryeel Hooyo iyo Dayac Aabo

Feb 1, 2015
Cabdiraxman Maxammed Cabdulle Qore: Xiddig@gmail.com “Macalinow, waxaan ku sameeyo waan garan la’ahay gabadhan,” ayeey tiri Fartuun. “Si walba waan ula hadlay. Oo waan u waaniyey. Oo wax waan ugu sheegey. Waxaan ku iri haddii aad iskuulka aadaab fiican ku yeelato oo aad buundo fiican ku keento oo aysan macalimiintu ka soo dacwoon wax walba ayaan kuu samaynayaa.” Fartuun waa hooyo Soomaaliyeed.... 
Halkudheg:

Aabihii Farta Soomaaliga Xuseen Shiikh Axmed Kadare oo Geeriyoodey

Feb 1, 2015
1-2-2015 Allaha u Naxariistee Xuseen Shiikh Axmed (Kadare) oo ka mid ahaa aqoonyahannadii Soomaaliyeed oo sida weyn waxa uga qorey af-Soomaaliga ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ka dib markii mudooyinkaan uu Xanuunsnaa .Rabbi ha u naxariistee, Xuseen Sheekh Axmed Kadare ayaa wuxuu ahaa aqoonyahan wax kasoo bartay jaamacaddo badan oo caalamka ah ku yaalla, wuxuuna ku takhasusay cilmiga afafka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...