Home » Archive Maalinta February 14th, 2015
Dr. Abdisalam Omar Hadlie oo xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda kala wareegay Dr. Abdirahman Beileh.
Mogadishu, February 02, 2015 – Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda H.E. Dr. Abdisalam Omar Hadlie ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo hayay xilkaasi muddo sanad ah .
Xaflad ka dhacday Xarunta Wasaardda Arrimaha Dibadda ee Magaalada Muqdisho , kana qeybgaleen Kusimaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka...
Xildhibaan ka tirsan congresska USA oo Dowladda Mareykanka u soo jeediyey in ay ka laabato Go’aankii ay Xayiraada ku saartey Xawaladaha Soomaalida
Keith Ellison oo ah Xildhibaanka oo ah Xildhibaanka kaliya oo Muslim ah oo ku jira Kongareska Mareykanka lagana soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, oo ka hadlayay Congess-ka Mareykanka ayaa u soo jeediyey Xukuumadda Mareykanka inay dib uga laabato go’aankii lagu xiray xawaaladaha Soomaalida Mareykanka , Xildhibaanka ayaa sheegey in Xayiraada lagu soo rogey Xawaalada Somaalida ay...