Home » Archive Maalinta February 23rd, 2015
R/Wasaare Cumar ayaa saaka booqday dhaawacyadii ku jiray Isbitaal Digfeer
Muqdisho, Feb 23, 2015…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa saaka booqday Isbitaal Digfeer oo ay ku jiraan qaar kamid ah dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii 20-kii bisha ay kooxda arxan laawayaasha ee Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Central .
Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay Maamulka Isbitaal Digfeer,...