Home » Archive Maalinta February 19th, 2015
Hanaanka Federaalka oo la Dhaliiley
Ugaas Maxamed Wali “ In Hargeyso loo diido Dr Macow, Rag Ingiriis ahna lagu soo dhaweeye waxaa keeney Federaalka”
“ Cabdiweli Cali Gaas waxaa Xabsiyo kala duwan ku Xukumey Rag tagey Cadaado, isaga waxaa uu Xarun ka dhigtey Adis Ababa”
Iyadoo Soomaaliya ay kamid tahay Wadamada qaaday Hanaanka Federaalka ayaa Qaadashada iyo sida Dowladda Soomaaliyeed ay ugu dhaqanto Fedaraalka waxaa dhaliil ka...