Home » Archive Maalinta November 9th, 2014

Kenya iyo Soomaaliya Waxaa Dhici karta in Dagaal ku Dhexmaro Dhul-badeedka (muranka la geliyey)

Nov 9, 2014
Warbixin ay qortay Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi (Axad November 9, 2014) ayaa si bareer ah waxay u qeexday in Kenya ay awooddo in dhul-badeedka ay ku haysato Soomaaliya ee ay hore muranka u gelisey ay ku qaadan karto awood dagaal, dhulbadeedkaas oo baaxad ahaan ka badan 100,000 kiilomiter oo laba-jibbaaran. Waxaa qoraalka Jariidaddu muujiyey in dacwadda ay Soomaaliya u gudbisey Maxkaamadda... 

Guddoonka Baarlamaanka Oo Xildhibaannada La Qaatay Kulammo Wadatashi Ah Oo Ku Aadan Xasilinta Siyaasadda Dalka

Nov 9, 2014
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga soo bilaabo xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 07-November,maanta ilaa caawa fiidkii waxa uu kulammo wadatashi ah oo la xiriiray xasilinta siyaasadda dalka si kala gaar gaar ah ula qaatay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Inkastoo kulammadii xalay ay bilow iyo gogol xaar u ahaayeen kulammadii ballaarnaa ee iyagu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...