Home » Archive Maalinta October 17th, 2014

Aabbe Jaamacad i gee !!

Oct 17, 2014
Hal mar ayaan Hurada ka soo boodey, markaasaan qalbiga ka iri “Tolow wuxu ma riyaa mise waa Dhab” Markiiba inta aan Indhaha mar marey ayaa Cod hoose ku iri “ Maandhaay maxaa tiri” aniga oo goconaya warkii Hurdada I soo toosiyey ee ahaa Aabbe Jaamacad I gee ” Aniga oo la yaaban Hadalkaas gabadha ka soo yeerey ee ah in uu yahay run iyo in kale, ayaa waxa aan mar kale ku celiyey “ Maandhaay... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay.

Oct 17, 2014
Muqdisho: October, 17, 2014-Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu booqasho saddex maalmood ah ku tegey dalka Faransiiska. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhoweeyay Xarunta Madaxtooyada Jamhuriyadda Faransiiska, waxay wadahadal yeesheen Madaxweynaha Faransiiska, Francois... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...