Home » Archive Maalinta January 25th, 2014

Colaadda Soomaaliya Iyo Caymisyada London

Jan 25, 2014
Afartan iyo afar kun ( 44,000) oo qori ayay dawladda Ingiriisku sanadkii na dhaafay ugu daabushay Soomaaliya , sida ku cad qoraaladda dawladda, hubkaas ayaa waxaa ka mid ahaa 30,000 , oo qoryaha daran dooriga u dhaca ah , 2,536 Birsooladood , kuwaas oo loo dhoofiyay Soomaaliya lana tuhun san yahay in loo gacan galiyay kooxo burcad ah ama diidan xasiloonida Soomaaliya sida ay qabaan qaar ka mid ah xildhibaanadii... 

Hoos u Dhacii ugu weynaa ku yimid Xiligaan wax soo saarkii Dhinaca Kalluunka.

Jan 25, 2014
Suuqyada Kalluunka lagu Iibiyo ee Magaaladan Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa Sara kac ku yimid Qiimihii la kala siisan jiray kalluunka.Ibraahim Cabdullaahi Aweys oo ka mid ah Ragga ka shaqeeya soo jillaabashada Kalluunka ayaa sheegay in sababaha keenay hoos u dhaca wax soo saarkii dhinaca kalluunka in ay tahay Dabaylaha xooggan ee xiligan ka dhacaya Dhul Xeebeedka. “Doonyaha aan wadano ee Matoorka... 

Xarakada Shabaab oo ka hadashay ku Biiritaankii Ciidamada Itoobiya ee Amisom iyo Wasiirada Cusub.

Jan 25, 2014
Iyadoo dhawaan Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gudaha dalka Soomaaliya ay shaaciyeen in ay ku biireen hawl galka lagaga soo hor jeedo Xarakada Shabaab ee Amisom ayaa arrintaa waxaa markii u horeeyay ka hadlay Dagaalyahanada xarakada Shabaab. Shiikh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere Afhayeenka guud ee Xarakada Shabaab oo waraysi siiyay idaacadda ku hadasha Afka Xarakada Shabaab ee Al Andulus ayaa arrimahaa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...