Home » Archive Maalinta January 19th, 2014

Haweenka Soomaaliyeed oo Si weyn uga soo Horjeestey Qaabkii loo Magacaabey Golaha Wasiiradda

Jan 19, 2014
Kulan aad u Balaaran  waxaa uu Maanta uu ka dhacay Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC),waxaana Kulankaas isugu yimid qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed oo uga  hadlay qaabkii loo dhisey Xukuumada Cusub iyo sida Haweeka Soomaaliyeed Aysan Uga Helin Xukuumadaas  Qaybtii ay ku lahaayeen. “Golahii Wasiirada ee Dowladii hore  ee Saacid  oo ka koobnayd 10 Wasiir  waxaan ka helney  Laba... 

Tacsi: BASRA FAARAX XASAN oo gacan ka xaq daran ku dishay Magaallada Kabuul Afganistaan

Jan 19, 2014
INAA ILAAH WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN ( إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ) !!!!. Annagoo kala ah Waxgaradka iyo Cuqaasha Bah Geri dhamaantood Gaar ahaan : 1) Ex- xildhibaane Shiikh saahid mohamed yusuf. 2)Ganaraal Muuse Xasan Shiikh Cabdille. 3) Ganaraal mohamed Cusmaan Qaadi. 4) Sayid C/llaahi xaaji C/raxmaan sayid mohamed. 5) Ambasadoore C/kariim... 

In ka badan Boqol Xildhibaan oo ku Goodiyay inaysan Ansixin Doonin Wasiirada Cusub.

Jan 19, 2014
Iyadoo la filayo in fadhiga barlamaanka in la horkeeno Qorshaha Xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa arrintaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ahXildhibaanada Barlamaanka federaalka Soomaaliya.Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdalla oo ka mid ahayd Tiro Xildhibaana ah oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay sababihii xildhibanadaas ay kulanka isugu yimaadeen iyo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...