Home » Archive Maalinta January 5th, 2014

Musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo shuruud looga dhigay in ay isku-diiwaan geliyaan $10,000

Jan 5, 2014
Guddiga Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee qaabilsan doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne-xigeenka ayaa Axad Janaayo 5, 2014 waxay soo saareen go’aan ay ku kordhinayaan lacagta ay isku diiwaan gelinayaan musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamul goboleedka Puntland. Go’aankaas soo baxay Maanta (janaayo 5, 2014) iyo shuruudaha lagu xiray musharaxiinta... 

Dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee Dalka Soomaaliya ka dhacay Sanadkii 2013

Jan 5, 2014
9-kii Janaayo 2013  waxay Dowlada Xirtey Warie Cabdicasiis Cabdinuur Koronto oo u shaqeynayey Idaacada Dalsan ka dib markii Dowlada ku eedeysey in uu sameeyey  war been Abuur ah balse markii Dambigaas lagu waayey isaga iyo Gabadhii uu Wareystey January 17, 2013 Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiik Maxamuud ayaa Booqasho ku tegay Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo isagoona... 

In ka Badan 2000 Arday oo u Fariisatay Imtixaanka Semester Dhamaadka ee Jaamacada Somali international University (SIU)

Jan 5, 2014
Ku Dhawaad 2000 oo Arday oo wax ka Barata Campus-yada kala duwan ee Jaamacada Somali international University (SIU) ayaa waxa ay si rasmi ah ugu fariisteen imtixaanka Semester Dhamaadka ee Sanad Wax-Barashadeedka 2013-2014. Cabdulaahi Cali Culusoow, Madaxa Xafiiska Imtixaanaadka ee Jaamcada SIU oo aan wax ka weydiinay habsami u socodka Imtixaanka ayaa waxa uu yiri, “Waxaa si rasmi ah u bilaawday... 

Dawro aqoon iswaydaarsi ah oo loo qabtay qayb ka midah ardada iskuulka imaamu shaafici.

Jan 5, 2014
Bosaaso:- magalada Boosaso ayaa waxaa ka bilawday manta oo tariikhdu tahay 05/01/2014 dawro aqoon iswaydaarsi ah oo ay soo qabanqabisay iskuulka imaamu shaafici oo kashanaya mu’assada Minhaaj ee dacwada iyo horimarinta lana magic baxday raad ku reeb bulshada, dawradan oo soconaysa muddu labo maalmood ah loona qabtay qaybka midah ardayda iskuulka. Dawradan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee AMAL... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...