Home » Archive Maalinta May 1st, 2013
Taariikhda Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya
Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-moon ayaa wakiilka Qarammada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya u magaacaabay Nicholas Kay oo u dhashay dalka Britain, waxana uu bedelayaa Mahiga oo xilkiisu ku egyahay June 3, 2013.
Read More →
Muqdisho iyo Xayiraad Danyartii u Dhameysey !!
Muqdisho oo aan dhihi karo waxaa ku Nool ilaa Saddex Milyan oo qof ayaa waxay ku soo Waabariisatey wax lagu Tilmaami karo Bandow , waxaana istaagey Isku Socodkii Gaadiidka oo ah kan ugu Muhiimsan Xiligaans marka la fiiriyo dhinaca Nolosha iyo isku Socdka Dadka , waxaa Waddo kasta la soo dhoobey Ciidamoo aad u fara badan iyo Tikniko kuwaas oo Gaadiidka Xanibaad ku soo rogey iyadoo dadka loo ogol yahay...