Home » Archive Maalinta April 20th, 2013

Meydkii Marxuum Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo la geeyey Jabuuti

Apr 20, 2013
Dr. Raabeh waxa uu sannadkii 1946 ku dhashay Jabuuti, waxana uu Arbacadii April 17, 2013 ku geeriyoodey magaalaad Qaahira ee dalka Masar.  Read More →
Halkudheg:

Nin Diinta Kirishtaanka ku Faafinayey Deegaanada Maamulka Soomaaliland oo la Masaafuriyey

Apr 20, 2013
Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo ka Digay Dagaal Sokeeye oo Kismaayo ka Dhaca Mar Kale. Golaha Guurtida ee Beelaha Jareer Weyne ayaa Kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen Xaaladaha Soomaaliya Siyaasad ahaan, Dhaqaale ahaan iyo Bulsha ahaanba waxaana Gabagabadii Kulanka ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo... 

Dr. Raabe wuxuu ahaa halyey Soomaaliyeed

Apr 20, 2013
Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, nabigiisa Maxamedna korkiisa nabadgalyo iyo naxariis ha ahaato. Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, ilaahay wuxuu qaato isagaa iska leh wuxuu bixiyana isagaa iska leh, waxkastana agtiisa waxay ku leeyihiin xili go’an. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan Soomaalida wadaniyiinta ah meealay joogaanba shanta Soomaaliyeed, waxaan halkaan tacsi uga... 

Madaxweynaha DFS oo Burcad Badeedka kaga hadlay Khudbad uu ka jeediyey Shirka loogu magac daray “Tana Forum” ee Itoobiya

Apr 20, 2013
“Waxaan ognahay in Burcad badeeda ay dhaqaalaha aduunka wax u dhintay. Beesha Caalamkana waxey wadaan ka hortagidda Burcad Badeedda. Laakin waxaa muhiim ah in la ogaado in arinkaas uu suurta gal noqon karin haddii aan la helin Soomaaliya oo nabad ah.” Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa wuxuu kula dar-daarmay madaxda Afrika in Afrika ay masuuliyad iska saarto amnigeeda. Dowladda Soomaaliyana ay dadaal... 

YAA GABLAMI, YAASE GOOD DILI?

Apr 20, 2013
HORDHAC Maanta isaga warramimayno in uu Soomaaliya 16 sano ka socdey dagaal sokeeye oo meelaha qaarkood umula doox gaadhey. Kaasi, wuxu jid u furay dhimasho ka sokow, wax allaale wixi dagaal belo barbar gasha oo ay ka mid yihiin: Burburka, qaxa, dhaca, kufsiga, gaajada, haraadka, cudurka iwm. Wuxuu kale oo kan sokeeye kaga sii xagjiraa oo isaga u gaar ah: kala aarsiga oo keenta in jaarkaa ama saaxiibkaa,... 

Shan Cashar oon aan Dr. Raabi Ka bartay!

Apr 20, 2013
Innaa Lillaahii waa innaa Ilaahi raajicuun. Ilaahey ha u naxriisto Dr. Raabi, samir iyo Iimaan Ilaahey hanaga siiyo dhammaanteena waa uu naga dhintay. Jannaatul Fardowsa Ilaahey ha ka waraabiyo. Soomaalida shaqsiga halyayga ah oo watarka badan waxay yiraahdaan: ” Ma dhimmanee waa dhuuntay”. Waxaa loola jeedaa muuqaalkiisa ayaa la waayey laakiin wuxuu qabtay ayaa la harsan doonaa (sadaqa... 

Madaxweynaha DFS oo Itoobiya kaga qayb galaya Shir loogu magac daray “Tana Forum”

Apr 20, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa tegey Itoobiya si uu uga qayb galo shirka loogu magac darar ” Tana Forum.” Waxaana safarkaas warsaxaafadeed ka soo saaray xafiiska MDFS, uwarsaxaafadeedkaas oo u qornaa sidan:  Read More →

Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi oo oo la Gudoonsiiyey Abaalmarin Caalami ah

Apr 20, 2013
Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Siyaasiin, Odoyaasha Dhaqanka iyo qaybaha kale ee Bulshada ayaa ka dhacday Hotelka Ambashadoor ee magaalada Harggaysa.Xafladan ayaa ahayd mid Abaal Marin Caalami ah lagu Guddoonsiinayay Abwaanka Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...