Home » Archive Bisha February, 2012
Mudaharaad looga soo horjeedo qaadka oo ka dhici doona London ee dalka Ingariiska
Ogeysiis: Waxaa si sharaf iyo xurmadi ku dheehan tahay loo ogeysiinayaa dhamaan umada soomaaliyeed eek u nool dalkan ingariiska inuu maalinimada Arabacada ee taariikhdu tahay-15/02/2012 u dhici doono mudaharaad aad u balaaran oo looga soo horjeedo qaadka,
Kaasoo ka dhici doona kazoo horjeedka aqalka looga taliyo dalkan ingariiska ee loo yaqaano-Number 10 downs street.
Hadaba waa fursad mudo dheer la...
London Conference: Somalia’s expectation for self governance disregarded
February 3, 2012
So far, the consultations for the preparation of the London Conference on Somalia have been described as mere presentations of seven pre-determined themes while the views and suggestions of the Somali participants have been characterized as ambitious, opposing, and non-operational. Sure, the Somali views are diverse, opposing, not filtered or unharmonized but they share the deep desire...
siyaasada turkiga ee somalia
dalka turkey waa dal dhul ahaan kala qaybiya yurub iyo asiya waxuuna xuduud laleeyahay wadamo badan
dhinaca koonfurta waxuu xuduud lawadagaa syria ciraaq iyo iran halka
wadamo kale dhinaca waqooyiga kala wadaago xuduud sida greece iyo armenia iyo wadamo kale turkey waa
wadan lagu qiyaaso dadkiisa ilaa 80 milyan. waana wadan muslim sunni ah
turkigu waxuu leeyahay dhaqaale xoogan oo waliba hada si xowli...
UUR DOOX Qaybta 5-aad: Mid baa gacanta taagay waxaa la waydiiyay wuxuu rabo, wuxuu yidhi waan soo tukanayaa, waxaa la yidhi ma jirto?
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya
Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa isoo gujinaya xoog aanan garaneeyn halka uu ka imanayo anigoo filaya in Allaha caadilka ah uu ka imanayo xaggiisa, kaasoo I leh “horray u soco wad qoraalada” Sidaan horay u sheegay ujeeddooyinka qoraalladan waxaa kamid ahaa in la ogaado...
War hits Kenya’s bid to expand waters
Kenya is currently listed number 35 in the UN Commission on Limits of the Continental Shelf list. The commission has only looked at applications of only 15 applicants. But sources say Kenya could overtake some earlier applicants who still have border disputes with their neighbours.
The lack of a boundary agreement between Kenya and Somalia and the continuing instability in the latter country is likely...
WAA-WAREYDA WADNAHA
Wadnahu waa xubin hilib ka sameysan (Myogenic Organ) oo aynu ku wadano laabta dhankeeda bidic. Wuxuu kamid yahay xubnaha saldhigga u ah nolosha jirka. Muddo qarniyo badan ah ayuu aadmigu si gaar ah ugu howlanaa kororsiga ogaallada ku hareereysan xubintan. Wixii ka horeeyey qarnigii 20-aad, tallaabooyinka uu aadamigu u qaaday dhanka garashada asraarta wadnaha, waxay ahayd mid kooban. Aqoonta...
Dawladda Kiinya oo sheegtey in Hawl Galka Ciidamada AMISOM ku Biirineyso 4600 oo Askari
Wasiiru Dibadeedka Xukuumadda Nairobi Mosas Watngula ayaa markii u horeeyay ka hadlay Dagaalka Ciidamadoodu ay ku galeen Dalka Soomaaliya.Mr. Watanguula ayaa sheegey in Dagaalka ay ku galeen Ciidamadooda Dalka Soomaaliya uu ahaa mid lagu xaqiijinayo ammaanka guud ee dalka Kiinya oo sida uu sheegay Caqabado ay kala soo gudboonaadeen Dhaq Dhaqaaqa Shabaab ee ka Dagaalama Gudaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa...
Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada
Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada isugu yimaadeen ayaa waxaa shir gudoomiyay Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Mudane Xuseen Carab Ciise oo looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah, arrimaha gobollada, siyaasadda guud ee isboortiska dalka, sharciyeynta shirkadaha gaarka ah ee amniga iyo xaaladda uu ku sugan yahay suuqii Xamarweyne ee gubtay.
Ugu...
Dowladda Soomaaliyeed Waa inay la Heshiisaa Urur-ka Al-shabaab
Waxaa laga yaabaa marka kalmadaas la yiraahdo inay u muuqanayso arin si kale u dhisan ama falsagaysan amaba dadka qaar ay u tarjuman karaan aragti ku xiran shabaab, ama u dhow inay wax la qabanayso, sida ay u haystaan ama ay aamini karaan Soomaali badan ama Ajaanib fara badan intuba.
Inkastoo ay taasi jiri karto, haddana wax dhici karo maaha in wax kastaba sida laga aaminsan yahay uun u ekaadaan, ee...
“SSC” is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together
Like many nations in Africa, Somalia has endured the legacy of the foreign expedition of greed throughout the continent. After the Berlin Conference 1884, Western European powers sought to divide Somaliland—one of the most homogeneous regions of Africa—into British Somaliland, French Somaliland, Italian Somaliland, Ethiopian Somaliland (the Ogaden), and the Northern Frontier District (NFD) of British...
Midnima La’aantiina Roadmap , Shirka London, Iyo Mid Kalaba Waa Faashil
Idinkaa mooday mooyee weligood saaxib idinlama noqon, waxay saaxib u ahaayeen dantooda , Ingriiska Hargaysa saaxib lama noqon ,Talyaaniga koofur saaxib lama noqon, haddeer Amisom Muqdisho saaxib lama ahan, Puntland kuwa haddeer dhegta ugu sheegayo waxaad gaarteen heer aduunka idinla mucaamilo saaxib lama ahan, Bakool, Bay, Beladweyne ,Bu’aale ,Baardheere iyo Buurdhuubo kuwa dabaabadaha ku soo...
Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Magaaladda Beled weyne oo dad Rayid oo ay ku jiraan Ardey ku laayey Magaaladaas
Magaalada Beled weeyne ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ah ee halkaa ku sugan ay Maanta Feb 1, 2012 Siddeed Ruux ku Dileen Xaafadda Nuur Xawaad ee Magaalada Beled Weeyne. Mashaqadan xasuuq ah ayaa timi ka gadaal markii Kolonyo Baabuur ah oo ay wateen Ciidamada Itoobiyaanka lagu Weeraray Bambooyinka gacanta laga Tuuro iyo Miino Dhulka loogu Aasay....
Dowladaha Talyaaniga iyo Masar oo Dadaal ugu jira sidii ay u Fashilin lahaayeen Shirka Soomaalida ka dhacaya 23-ka bishan Magaalada London.
waxaa la filayaa 23-ka bishan Magaalada London lagu qabto shir loogu yeeray dib heshiisiin, waxaana la filayaa in loo qabto qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaana shirkaani qabanqaabadiisa wada Dowladda Ingiriiska oo horey u sheegtay in ay dooneyso in ay wax ka qabato xaaladda Siyaasadda Soomaaliya, Burcad Badeeda iyo wax ay ugu yeertay la dagaalanka kooxaha Argagixisada, hase yeeshee...
Dowladda Kenya oo u Codsatey Amisom Diyaarado Dagaal si loogu Duqeeyo Deegaano ka tirsan Soomaaliya
Yuusuf xaaji oo ah Wasiirka Gaashaan Dhigga ee Dalka Kiinya iminka ka qayb galaya Shirka Midowga Afrika ee Magaalada Addis ababa ayaa ka hadlay arrinta Soomaaliya.Wasiirka ayaa ka war bixiyay Duulaankii Ciidamada Kiinya ay ku galeen Gudaha Dalka Soomaaliya kaasoo uu sheegey inuu ahaa mid loo baahnaa in Kiinya ay ku tallaabsato.
Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa raaciyay in Ciidamada Kiinya...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan:
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti.
Labada Ra’iisul Wasaare oo labadaba ah Professoro dhanka Dhaqaalaha ah...




