Home » Archive Maalinta January 12th, 2012

Magaalada Wajeer Weerar ka dhacay oo lagu diley Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kenya

Jan 12, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Wajeer ee Waqooyiga Bari ee Dalka Kiinya ayaa sheegaya in barqanimadii maanta Kooxo Hubaysan ay weerar ku qaadeen Ciidamo Kiinyaan ah oo Magaaladaas ku sugnaa. Weerarkan ayaa sida la sheegay waxaa ku dhintay Illaa Seddax Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Kiinya halka tiro intaa ka badanina ay ku dhaawacmeen. Afhayeenka Xukuumadda Kiinya Mr Ereg oo goor dhaweyt Saxaafadda... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo la kulmay Madaxwynaha Jabuuti iyo Ra’iisul Wasaare Dileyte

Jan 12, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG: Ra’iisul Wasaarahe  Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelle. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahadceliyey sida uu isaga, dowladiisa iyo shacabka Djbiouti ay marwalba ugu heelan yihiin una garab istaaganyihiin... 
Halkudheg:

Ururka Midowga Afrika oo Ku Baaqay in la sii Xoojiyo Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku Sugan

Jan 12, 2012
Ururuka Midowga Afrika ayaa la sheegey in xiligan uu dadaal ugu jiro sidii loo kordhin lahaa tirada Ciidamada amisom iminka ka jooga Soomaaliya loona gaarsiin lahaa illaa labaatan Kun oo Askeri. Ururka ayaa sidoo kale wada dadaalo uu ku doonayo sidii qaramada Midoobay ay u siin lahayd Ciidamadaas waxyaabaha Tashiilaadka ah ee ay u baahan yihiin kana mid yihiin Diyaaradaha Helikobtariska ah. Guddoomiyaha... 
Halkudheg:

ISKA DIL

Jan 12, 2012
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. Sida badanna koox da’ ahaan isku dhow ayaan ahaanjirnay oo leeb iyo qaanso ley ah, inta badanna waxaa hoggaamiye noqon jiray ninka ugu laayaansan ama ugu firfircoonida badan. Waxaa dhici jirtay in xooluhu naga lumaan sidaan mulac ama shinbir u eryaneyno, sida badanna howlahaas waan joojin jirnay markii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...