Home » Archive Bisha December, 2011

Casho Sharaf Loo Sameeyey Marwo: Ashura Duale

Dec 2, 2011
Cahso sharaf si qurux badan loosoo agaasimay ayaa ka dhacday badhtamaha magaaalda Minneapolis, Minnesota habeenimadii xalay. Cahso sharaftan ayaa lagu sharfay Ashura Duale oo ah Marwo Dr. Cilmi, wakiilka u fadhiya United Nation Soomaaliya, mar ay soo booqatay magaalada Minneaoolis, Minnesota. Casho sharaftan ayaa waxa soo qaban qaabiyey ururka Somali Civil War Survivals, ee xaruntiisu tahay magaalada... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo Diyaarinaya Mooshin ka dhan Shariif Xasan ka dib markii lagu eedeeyey in uu diidey in Baarlamaanka la horkeeno Road Map-ka

Dec 1, 2011
In badan Boqol Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay gudaha Magaalada Muqdisho. Kulankan ay maanta Xildhibaanadu ku yeesheen Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho ayay waxay ku diyaarinayeen Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha barlamanka Soomaaliya Shariif xasan Shiikh Aadan. Xildhibaanadan Maanta kulanka isugu yimid ayaa ka doodayay sidii... 
Halkudheg:

South Central Aids Commission (SCAC) oo Xusey Maalinta AIDS-KA Adduunka

Dec 1, 2011
Maanta oo ku beegen 1- December 2011 oo ah maalin loo asteeyey Cudurka HIV/AIDS ayaa Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimey waxay ka dhacadey Hotelka Ambasadoor ee Magaaladda Muqdisho waxaana soo qaban qaabiyey South Central Aids Commission (Guddiga Ka hortaga Cudurka AIDS-ka ee Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya waxaana ka qaybgaley Masuuliyiin ka socotey ururada Bulshada , Dowladda Federaalka,Hayadaha... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...