Home » Archive Maalinta November 7th, 2010

Qaabkii loo Magacaabi lahaa Golaha Wasiirada oo ay qoorta isugula jiraan Mas’uulyiinta sarsare ee Dowladda FKMG

Nov 7, 2010
Dhowr jeer ayaa waxa uu dib u dhac ku yimid magacaabista Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Ra’isul Wasaaraha DFKMG Farmaajo, waxaana lagu waramay in dhowr jeer la tirtiray liisas uu soo gudbiyey Ra’isul Wasaaruhu kadib markii ay ku qanci waayeen mas’uuliyiinta sare ee Dowladda FKMG oo ay ugu horeeyaan Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Sababaha dib... 
Halkudheg:

Macnaha dib-u-heshisiin | C/wahab Baajeey

Nov 7, 2010
Waxaa maqaalkan fasiraad looga bixin doonaa macnaha erayga dib-u-heshisiin iyo qaabka dib-u-heshisiin looga fulin karo dalka Soomaaliya. Inta aanan u guda galin xaaladda Soomaaliya, aan marka hore meel dhigno macnaha erayga iyo goorta ay munaasab ama lagama maarmaan tahay dib-u-heshisiin. Macnaha Waxaa hubaal ah in is af-garawaa uu imaan karo, mar hadii ay kulmaan aadane, xaywaan ama kooxo. Is af-garwaa... 
Halkudheg:

NGOyada Nairobi iyo Addis Ababa oo u ooyaya halyeygoodii aqalaka Senateka Russ Feingold

Nov 7, 2010
Hay’adahan degan Nairobi iyo Addis Ababa waxay waayeen saaxiib qaali ah oo u joogay aqalka senate-ka ka dib markii laga badiyey Senator Russ Feinfold oo laga soo dooran jirey gobolka Wisconsin. Ruug caddaaga siyaasadeed waxaa uu ahaa senator mudo 18 sano ah, waxaana uu ahaa senator liberal ah oo caan ah. Sababta NGOs ka qaylasiisay ayaa waxay tahay ayagoo ka cabsi qaba saaxiibkii la isku halayn... 
Halkudheg:

THE NEW PRIME MINISTER: KNOW WHAT YOU ARE GETTING INTO FIRST | Uluso

Nov 7, 2010
The New Prime Minister was appointed on October 14, 2010 and October 20, 2010 the President and the New Prime Minister went to Parliament to plead confirmation but a block led by Sharif Hassan, the Speaker blocked and the speaker insisted that the vote a secret ballot instead of the usual of raising hands. However, it is reported that a deal was struck between the President, the Speaker and Prime Minister,... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...