Home » Archive Maalinta October 24th, 2010

Hasha maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa (Jawaabtii waraysigii Prof. Samatar) | Dr. Abdullahi Spanish

Oct 24, 2010
Waxa maalmahan aad ugu soo batay shebekadaha soomaalida, warar la xidhiidha raiisul wasaaraha cusub ee uu magacaabay madaxweynaha DKMS. Wararkaasi waxay u badan yihiin kuwo aan taageero ahayn e mucaarad ah. Markii aan indha indheeyey, wararka mucaaraadka ku ah iyo meelaha ay ka soo jeedeen, waxa ii muuuqatay ujeedada ka dambaysa war kasta.  Laakiin waxan meelna u saari waayey waraysi uu bixiyey Prof.... 

Shariif Xasan oo ka jawaabey Warsaxaafadeedkii Sh. Shariif, Baarlamaankana isugu yeeray Arbacada kuna codeeyaan si Qarsoodi ah

Oct 24, 2010
“codaynta kalsoonisiinta wasiirka koowaad ma noqon karto gacantaag sida uu qabo xeerhoosaadka oo qeexaya in kalsoonisinta wasiirka koowaad ay tahay qarsoodi..” “Baarlamaanku ayaa leh awooda doorashada Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Kalsoonisiinta wasiirka koowaad iyo golihiisa iyo kalanoqoshada intaba.” sidaas waxaa ku jawaabey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Kaddib... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif oo Daboolka ka qaadey in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu si ula kac ah isu hor istaagey Ansaxinta Raiisul Wasaaraha

Oct 24, 2010
“Qodobkan 40-aad ee Xeer-Hoosaadka Baarlamaanka wuxuu ku saabsan yahay marka loo codaynayo hindise sharci ee kuma saabsana kalsooni u qaadid Raysul Wasaare cusub iyo xukuumadiis toona.” Sidaas waxaa qoray Warsaxaafadeedka Xafiiska Madaxweynaha DFKMG… Ka dib markii dhawaan uu Raiisul Wsaaraha la magacaabay hortey Golaha Baarlamaanka si uu u weydiisto Codka Kalsoonida ayaa waxaa dhacay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...