Home » Archive Maalinta July 24th, 2010

Tacsi: Caasho Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyootay Nairobi

Jul 24, 2010
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun Dhammaan golaha qurbajoogta Puntland-Denmark, waxay tacsi u dirayaan Guddoomiyaha golaha qurbajoogta Puntland-Denmark Cabdisalan Cali Askar oo hooyadiis alle ha u naxariistee Caasho Jaamac Warsame Islaan ku geeriyooday 24-07-2010 magaalada nairobi ee dalka kenya. waxaana leenahay ilaah samir ha ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday caasho... 
Halkudheg:

Xalka Ogadeniya iyo xasil la’aanta Geeska Afrika

Jul 24, 2010
Magaalada London ayaa waxaa lagu qabtay shir wayn oo oo lagaga hadlayay arrimaha Geeska Afrika iyo maaraynta dhibaatada Ogaadeenya. Shirkan waxaa soo agasintay Jaaliyadda Ogaadeenya ee wadanka Ingiriiska, waxaana ka qayb galay hoggaanka sare ee Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya JWXO, Madax ka socotay dalka Soomaaliya, Aqoonyahaniin Soomaaliyeed iyo dadwayne aad u fara badan oo isugu jira kuwo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...