Home » Archive Maalinta February 23rd, 2010
Naadiga Somali-Pen Laanta Koonfurta Somalia oo Muqdisho ku xusay Maalinta Afka Hooyo.
Xaflad ay soo qabanqaabisay Naadiga Hal-Abuurka iyo Qorayaasha Soomaaliyeed ee Somali-Pen laantiisa Koonfurta Somalia oo lagu xusayay maalinta Afka Hooyo ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia.
Halkan ka daawo sawirada
Munaasabdda oo lagu qabtay Hotel Naasa-hablood 2 ayaa waxaa ka qaybgalay Dr. Xuseen Sheekh Axmed (Kadare), Abwaan Siciid Harawo, Prof. Mustafa Dheer, qaar...
Ururka Xisbul Islaami Oo Ganafka Ku Dhuftay Inay Ka Dmabeeyeen Qaraxii Ka dhacay Baar Ubax
Ururka xisbul islaam ayaa gaashaanka u daruuray inaysan ka dambayn qaraxyadii shalay (Feb 22) ka dhacay isgoyska baar ubax ee wadada wadnaha ee magaalada muqdisho taasoo la sheegay inay ku waxyeeloobeen dad shacab ah .
Afhayeenka ururka xisbul islaam sh,maxamed macalin oo maanta (Feb 23) shir jaraa,id ku qabtay gudaha magaalada muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inaysan shaqo ku lahayn qaraxii dadku...
Shirkadda Hormuud oo aqoon kororsi u qabatey suxufiyiinta wax Qorta ee Magalaada Muqdisho
oo ay ku bareyso adeega Casriga ah ee ZAAD Service.
Ayadoo dhawaan ay soo bandhigtay Shirkadda Isgaarsiinta caalamiga ah ee HORMUUD telecom adeeg casri ah oo loo bixiyay ZAAD Service oo ah adeeg dabooli kari guud ahaan baahida dhigashada ama keydsiga Bunuukda ayaa waxa ay shirkadu wali ku jirtaa sidii ay dadkeeda uga dhaadhicin laheyd faa’ida uu xanbaarsan yahay adeegaasi
shirkada ayaa waxay...