Home » Archive Maalinta February 3rd, 2010

War Saxaafadeedka FSNAU – Natiijooyinkii Deyrta 2009/2010 ka dib

Feb 3, 2010
Hayadda Falanqaynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada (FSNAU) waxay hadda baahisay ‘War Saxaafadeed’  Ifinaya musiibada baniiaadminimo ee ku raagtay Soomaaliya iyo colaadda sokeeya ee kasii daraysa.  War saxaafadeedkani wuxuu xog ka bixinayaa natiijooyinkii ka soo baxay sahankii hay’ado iskaashaday oo laga sameeyay guud ahaan dalka oo dhan, kuna saabsanayd baaritaanka sugnaanta cuntada iyo nafaqada,... 
Halkudheg:

Habeenadii Cabsida | Axmed C/samad

Feb 3, 2010
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Qoyska adeer Cali wuxuu yaaley meel bahgooyo ah oo u dhexaysa labada beelood ee colaadda ehliga ahi u dhexaysey. Goor cawaysin ah ayaa qaylodhaan soo yeertay, waxaana laga qaylo keenay qoyskii adeer Cali oo la yiri col baa ku habsaday. Wada tashi ka dib waxaa la guddoonsaday in wixii waa la baryo la sugo, cidina aysan guure ugu kicin halka laga qaylo keenay. Guddoon... 
Halkudheg:

Moqdisho: 52 haween iyo caruur ku dhaawacmay duqayn aan kala sooc lahayn oo aan loo meel dayin ayaa lagu qaabilay isbitaalka Dayniile

Feb 3, 2010
WAR SAXAAFADEEDKA MSF -SOMALIA  Nairobi, 3rd February 2010 -Inta uu soconayay Dagaalka kharaar oo mar kale ka dhacayay casimada Somaaliya ee Muqdisho,Ururka samafalka caafimaad ee Dhakhaatiirta aan Xuduuda Laheyn ee MSF ayaa ku qaabilay isbitaalka ku yaala nawaaxiga Dayniile 89 rux  qabo dhaawacyo ay sababeen duqaymo, intii u dhexaysay 29-kii January iyo 2-dii bishan Febuary. Tiraadaasi oo ay ka... 
Halkudheg:

Islaamka …oo u dhaxeeya khaladaadka dhallintiisa iyo Tashwiishka Cadawgiisa (2)

Feb 3, 2010
Waxaa noo soo socotay Muxaadaraddii Shiikh Umal ee uu ku radinaayey Al-shabaab iyo xulufoonyinka dagaalka wada ee Islaamka khaladka ka faafinaaya ee aan sumcadda Islaamka bininaaya. Wali waxaan ku jirnaa Daliiladdii uu shiikhu ku cadeynaayey sida uu Nabi Maxamed NNKH uu ugu dulqaadan jiray Munaafiqiintii ku dhex nooleyd dhibaatooyinkii ay u geysan jireen. ( F) Wuxuu kaloo Shiikhu soo daliilsaday dhacdadii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...