Home » Archive Maalinta February 17th, 2010

Xaflad Loogu Magac Daray Somaali Achievement Award oo lagu qabtay magaalada London

Feb 17, 2010
 ADT: African Develpmnet Trust ayaa Loo Aqoonsaday Hay’ada ugu shaqada wanagaasaneed sanadkii 2009 ee lasoo dhaafay. Waxaa loo qiray African Development Trust (ADT) inay tahay Hay’ada kaliya ee muujisay wax qabad heer sare ah, xaga humanitarin caawinaad ah, gar gaaarka deg dega ah, caafimaadka iyo waxtar kale aan lasoo koobi Karin. Madaxda Hay’ada ADT la gudoonsiineya AWARD Sawirada Xafladda... 
Halkudheg:

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karaan dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybtii 2aad

Feb 17, 2010
Qaybtii 1aad Halkan ka akhri Qore: Saciid Cali Shire Qoraalkii hore, waxaan wax ka tilmaannay xilliyada dawladuhu, sida qaalibka ah, daabacaan lacag cusub. Waxaan sheegnay in saddex xilliba la daabaco lacag cusub: marka waddan ka soo kabanayo bur-bur dhaqaale, sida sicir barar; marka waddan ka guurayo nidaam una guurayo nidaam kale; iyo marka wax laga beddelayo tayada warqadda lacagtu ku daabacan tahay.... 
Halkudheg: ,

Sidee loo soo dhoweeyey Wargeyska Cusub ee The Enterprise Newspaper + Shakhsiyaad Caan ah +SAWIRRO

Feb 17, 2010
Wargeyska The Enterprise Newspaper oo ka soo baxa magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisii labaad soo baxay horraantii bishan Labaad, kaas oo ka koobnaa 32 bog, lagana soo daabacay in ka badan labaatan kun (20,000) oo xabbo ayaa labadii toddobaad ee ugu horreeyey bishan durba aan waxba ka sii ool, waxaana si weyn loo soo dhoweeyey wargeyskan The Enterprise oo durba afhayeen u noqday... 
Halkudheg:

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybta 1aad

Feb 17, 2010
In kastoo hadal haynta daabacaadda lacagta cusubi la soo bilaabmatay dawladda cusub ee ku meelgaarka ah (TFG), haddana ka dhabaynta arrintaasi waxay soo if baxday dhowrkii bilood ee la soo dhaafay markii xubno ka mid ah xukuumaddu warbaahinta u xaqiijiyeen in hawshaasi meel fiican marayso. Marka laga reebo waraysiyo dhowr ah oo u badan qaylo dhaan, dhaliillo iyo difaac maahee ma jiraan daraasado cilmiyaysan... 
Halkudheg: ,

Maamulka Ximan Xeeb oo caalamka ka codsaday in ay kala qeyb qaataan bad-baadinta Lamaanaga Ingiriiska.

Feb 17, 2010
Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka mid ah Maamullada ka jira koonfurta Dalka Soomaaliya ayaa ka hadleen Xaalada Lamaanayaasha u dhashay Dalka Ingiriiska ee ku jira Gacanta Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliya, isagoo xariga lammaanahaas ku timlmaamay mid xaqdarro ah, kaas oo ka soo horjeeda shareecada Islaamka, dhaqanka soo jireenka ah ee  Soomaaliyeed iyo baaqa caalamiga ah ee xaquuqada Aaadanaha.  Afhayeenka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...