Home » Archive Sannadka 2009

Muqdisho:Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN

Aug 10, 2009
Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN oo looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada oo Muqdisho lagu qabtay Sawiro dheeraada daawo Kulan looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay Dallada SOYDEN ayaa manta 8 Ogost 2009 lagu qabtay Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay in ku dhow 100 xubnood oo... 

Caawi:Hooyo Karaamo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay

Aug 10, 2009
Hooyo Soomaaliyeed Oo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay Oo Hayey Mudo 15-sano Ah Hooyo Karaamo Bishaar Muye waxay la il daran tahay xanuun ka asiibay beerka iyo wadnaha kaasoo ay la jiiftay mudo ka badan 15-sano islamarkaana ay dadka Ehelkeedu mudo kala tacaalayeen balse ay ku guul daraysteen inay helaan caafimaadka hooyo karaamo kadib markii ay dhaqaatiirta sare sare ee ka Howl gala caasimada... 
Halkudheg:

Somaliland: an ugly face of a clannish enclave | Mohamoud Yusuf

Aug 10, 2009
“Somaliland”; an ugly face of a clannish enclave It was two decades ago when the last and infamous iron curtail between eastern and western blocks, the Parlin wall vanished. Since then, the political scene of the world has been steadily changing. Once heavily observed boundaries between great and abhorrent nations became tourist attractions and the world shrinks into one global village in 21st,... 
Halkudheg:

Communiqué: Conference with Former Senior Somali Military and Police Officers

Aug 10, 2009
Communiqué Conference with Former Senior Somali Military and Police Officers 1-5 August 2009, Washington DC, USA The Transitional Federal Government of Somalia and the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) convened a conference of former senior military and police officers of the Somali National security forces in Washington DC from 1st to 5th August 2009. The conference was co-chaired... 

Saraakiishii hore ee Soomaaliya oo soo saaray sadex qodob

Aug 10, 2009
BAAQ SHIRKA SARAAKIISHA HORE EE CIIDAMADA QALABKA SIDA IYO BOOLISKA SOOMAALIYEED- waa saraakishii saresare ee hore- 1-5 August 2009, Washington DC, USA Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed iyo Xafiiska Qaramadda Midooway u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa waxay shir u qabteen Saraakiishii hore ee Ciidamadda iyo Booliska Soomaaliyeed ( Waa kuwii madaxda Ciidamada ahaan jirey).... 

Tacsi: Warsame C. Shirwac

Aug 9, 2009
INNAA LILAALI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa naxdin iyo murugo aan la qiyaasi karin ah dilka loo geystey wasiirkii warfaafinta ee Puntland Allaha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Dilka Wasiirka waa dil loo geystey dhammaan shacabka reer Puntland. Waxaanan uga tacsiyeynayaa guud ahaan dadka reer Puntland, gaar ahaanna ehelka uu ka geeriyoodey Marxuum Warsame Cabdi Shirwac. Waxaan ka dalbaneynaa... 

Tacsi:cabdulaahi Nuur

Aug 9, 2009
Ilaahay naxaristiisa haka waraabiyo marxum cabdulaahi Nuur jibreel,oo 7/8/2009 ku xigaabtay magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag,hakana siiyo samir iyo imaan qaraabadi u ka geeriyodey,iyado tacsi diran loo dirayo eheladisa oo dafaha aduunka ku kala nool. 1-duub/cabdulaahi sheikh maxamud salebaan. 2-maxamed xaji jaamac. 3-c/laahi ibraheim jaamac. 4-jaamac xaji ismaacil. 5-cali ducaale faarax. 6-cabdi... 

Tacsi: Cali Marshaal

Aug 9, 2009
INAA-LILAAHI WAINAA-ILEYHI RAAJICUUN. Dhamaan Jaaliyadda Reer Somaliland ee kudhaqan dalka K/Africa guud ahaan, waxey tacsi udirayaan eheledii, qarabadii iyo Qaranka Somaliland uu kageeriyodey ALLE ha unaxariistee Marxuum Cali Guuleed Cali (Cali Marshaal), waxaaney ilaahey ugabaryayaan in uu naxariistii jano kawaraabiyo, eheledii iyo umadda reer Somaliland sabir iyo iimaana kasiiyo. Alla ha u naxariistee... 

Tacsi: Ayeeyo Xaaliyo Mohamed

Aug 9, 2009
1 aabe abdi said ahmed 2 hooyo iftin haji mohamud 3 eng mohamed abdi said sagac 4 mohamud abdi said sagac 5 farxiyo abdi said sagac 6 juweriyo abdi said sagac 7 jamiilo abdi said sagac 8 jamac madaxay 9 cabdale jamac madaxay 10 zahid jamac madaxay 11 abti ahmed xaaji mohamud 12 abti osman haji mohamud 13 abti issa haji mohamud 14 abti yusuf haji mohamud 15nurdin osman haaji mohamud 16 sam sam... 
Halkudheg:

Hambalyo Aroos

Aug 9, 2009
Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil, Mne Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashiid Maxamed Siciid, Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Gobollada Bari, Mne Nuux Siciid Ducaale, Mne Cabdirashiid Faarax Axmed, Maareeyaha Shirkadda Dahabshiil Operations, iyo dhammaan saraakiisha, wakiillada iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil – meel kasta oo ay joogaanba –... 
Halkudheg: ,

Gabay:Duco Waalid

Aug 9, 2009
Gabaygan oo la yidhaahdo duco waalid wuxuu wax ka tilmaamayaa Dhibaatooyinka ay dhaqamada shisheeyuhu leeyihiin.Dhaqamadaas oo guud ahaan saameeyey dad badan oo soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa qurbaha ku nool oo qaarkood u arkeen ilbaxnimo iwm. Isla markaana dhaqankii iyo hidahoodii u arkaya wax dambeeya oo aan Nolosha cusub meel ku lahayn. Duco Waalid 1. Gabal dumey dariiqoo mugdiya... 
Halkudheg: , , ,

Secrets of Clinton’s private meetings

Aug 9, 2009
Secrets of Clinton’s private meetings In Summary •In front of the cameras, US Secretary of State Hillary Clinton used diplomatic language. Behind closed doors, her message was tougher •US to shame chaos suspects The US Government will name and shame key perpetrators of Kenya’s post-election violence and individuals involved in corruption. It will also ban them from visiting the country,... 

Kenya kicks out Eritrea diplomat

Aug 9, 2009
Kenya revealed on Friday that it had deported an Eritrean diplomat “for security reasons” hours before the country’s Foreign Minister made an abrupt visit to Nairobi seeking audience with President Kibaki. The diplomat is the second Eritrean to be expelled from Kenya in as many months on grounds of “security” — which is diplomatic speak for involvement in activities that undermine the host... 

Minneapolis Somali Book Fair

Aug 8, 2009
Book Fair Announcement The Somali Culture, Language & Literary Study Circle & Scansom Publishers Presents: Minneapolis Somali Book Fair    Click here  Read More →

Sh. Shariif oo ka gows qabsaday go’aankii Baarlamaanka

Aug 8, 2009
August 07,2009 ayaa Madaxwaynaha DFKS Mudane: Sheekh Shariif Sh. Axmed wuxuu waraysi kusiiyey Magaalada Nairobi Wariyaha idaacada British Broadcasting Corporation (BBC) Abdirizak Haji Atosh, waraysigaas oo dheeraa ayaa waxaa ka mid ahaa in wax laga waydiiyey Heshiiskii Badda ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee loogu yeeray ama loo yaqaan Is-afgarad. Marka laga yimaado shakiga iyo walaaca Saxaafadda... 
Halkudheg:

Clinton and South African Discuss Somalia

Aug 8, 2009
By JEFFREY GETTLEMAN CAPE TOWN — Secretary of State Hillary Rodham Clinton said Saturday that the United States was ready “to put meat on the bone” in its relations with South Africa after discussing regional issues, like the instability in Sudan and the war in Somalia, with Jacob Zuma, South Africa’s new president. The talks were part of a broader American effort to revive the friendship between... 

Ould-Abdalla railroaded Obama Administration into failed strategy for Somalia|Uluso

Aug 8, 2009
Ould-Abdalla railroaded Obama Administration into failed strategy for Somalia The UN Envoy for war-torn Somalia (SRSG), Ahmedou Ould-Abdalla has brazenly railroaded Obama Administration into failed strategy for Somalia and is forcing to add Somalia to the “Axis of evil” countries-Iran, Iraq and North Korea. He is engaged in aggressive political campaign based on war on terror because it attracts... 

The Jailings and Spurious Charges Against Journalists in Somaliland|Saeed

Aug 8, 2009
“Journalism can never be silent: that is its greatest virtue and its greatest fault. It must speak, and speak immediately, while the echoes of wonder, the claims of triumph and the signs of horror are still in the air.” Henry A Grunwald Recently on a cold morning walking in university of Pretoria’s campus to attend a public interest lecture about human rights violation with reference... 

Ma adigaa Saxafi ah!?|Zaki

Aug 8, 2009
Qof waliba wuxuu doonayaa ugu yaraan inay jecelyihiin dadka ku nool hareerihiisa, markaad tahay saxafi waxaad doonaysaa inaad bulshada usoo gubdinaysaa warar iyo qoraallo iyo maqaallo xiisa galiya akhristaha. Wariyuhu mahan qof ka shaqeeya Xafiis Xariir Caalamiga (علاقات العامة ) sidaa awgeed maahan qof mar walba udhoola caddeeya bulshada ku xeeran ama xariirka la leh qoraaladiisa, waxaan... 

Madaxweyne Shariif oo galabta dib ugu soo laabtay Muqdisho

Aug 8, 2009
Sawiro dheeraad ah eeg halkan Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya oo uu kulamo kula soo qaatay xubno ay ka mid aheyd Xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mrs. Clinton. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle International ku soo dhoweeyey R/wasaaraha... 

Walad Cabdalla: Shirka ka dhacay Nairobi waa shirkii ugu muhiimsanaa

Aug 8, 2009
WAR-SAXAAFADEED 024/2009 Nayroobi, 6 August 2009. Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Mudooway u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Axmeduo Ould-Abdallah ayaa soo dhaweeyey kulanka dhexmaray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dawladda Mareykanka, Hillary Radham Clinton iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. “Shirka maanta ka dhacay Nairobi waa shirkii ugu muhiimsanaa. Wuxuuna waafaqsan... 

Qiso dhex martay Cumar Binu Khadaab iyo Qoys|Xasan Cade

Aug 8, 2009
Qiso Cajiib ah oo dhex martay Cumar Binu Khadaab iyo Qoys iska dhibanaa Habeen habeenada ka mid ah ayaa waxaa dhacday inuu Amiirkii Muslimiita ee wakhtigaas, Cumar Ibn Khattab (ilaahay ha ka raali noqdee) oo dhex qaadayay xaafadaha Madinal Munawarrah si uu ogaado dareenka iyo dhibtaada dadkiisa. Kadib wuxuu maqlay oohin, markaas ayuu ku leexday gurigii ay kasoo baxaysay oohinta. Markaas ayuu arkay... 

Barnaamijkii Radio Xoriyo 07 August 2009

Aug 7, 2009
Ciidanka qalabkasida ee Xoreynta Ogadenya oo saldhigyo ka smaaystay Duleedka Herar. Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadenya oo manta ka furmay London-Uk Bashiir Axmed Makhtal oo lagu xukumay xabsi daaim Labo muwaadin oo ogadenya u dhalatay oo loo gacan galiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya 15 arday oo Maraykan ah oo laga soo qabtay Herar kadibna lasoo masaafuriyey. Waraysi labo qaybood ah oo aan idiinka... 

UNICEF BAAQ: Naasnuujinta

Aug 7, 2009
UNICEF AYAA SHEEGTEY IN NAAS-NUUJINTA BARAXTIRAN EE ILMAHASOOMAALIYEED AY BADBAADIN KARTO KUMANAAN NAFOOD SANAD KASTA NAYROOBI, KENYA, 31 Luulyo 2009: Dalka Soomaaliya, oo tobankii carruur ahiba uu midkood dhinto inta uusan sanad jirsan, ayaa naasnuujinta barax-tiran ee lixda bilood ee ugu horreysa ay ahaan lahayd mid ka mid ah waxqabadyada ugu waxtarka badan ee nafaha lagu badbaadiyo oo ay helaan... 
Halkudheg: , ,

FBI oo Maxamud Cali Minneapolis ku xirtay

Aug 7, 2009
FBI oobaaraysa Minneapolis Xafiis Tigidhada Jara Sida laga sii daayey warbaahinta gudaha ee Gobolka Minnesota waxaa la xiray Xafiiska Tigidhada ee Amana Travel kadib markii Mulkiilihii lahaa Cali Maxamud lagu eedeeyey Khiyaano iyo Tuugo. Qoraalka aan kasoo xiganay qaar kamida warbaahintaas ayaa sidan u qoraa; Koonfurta Minneapolis mulkiile Ganacsi ayaa lagu eedeeyey inuu ku khiyaanay dadkii safrayey...