Home » Archive Maalinta September 28th, 2009

Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo

Sep 28, 2009
Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo Haalkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa aad Isku Soo Taraya Dhibaatooyinka Xoogan E eSoo Wajahaya Barakacayaasha Soomaaliyeed Ee Ku dhaqan Inta U dhaxeeysa Magaalada Muqdisho Iyo Degmada afgooye Iyadoona Dadkaasi ay Guryahoodii Kaga Soo Careen Dagaalada Qaraar Ee aan Hakad lahayn Ee ka Soconaya Gudaha Magaalada Muqdisho. Xeradani... 
Halkudheg:

Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka

Sep 28, 2009
Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka ku Guulaystay ee Sanaag iyo Mudug. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Shirkada isgaadhsiinta Taleefoonada ee Telecom Puntand oo Dardar wayahanba ka wadey Degaanada PL ayaa waxaa ay qabatay Tartan aqooneed ay bishii Ramadaan ugu talagashay Gobolada somaliya kaasi oo uu ku... 

Soomaalida Sweden oo soo dhoweysay waftiga guddiga Olombikada

Sep 28, 2009
SOOMAALIDA SWEDEN OO SI WEYN U SOO DHOWEYSAY WEFDIGA GUDDIGA OLOMBIKADA QARANKA EE SOCDAALKA KU MARAYA YURUB…. By Abukar Albadri Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Stockhom – xaflad aad u ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay, kana dhacday Tiyaatarka Rinkeby Folketshus ayaa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey wafdiga Guddiga Olombikadda qaranka Soomaaliyeed ee dhowaanahanba socdaalka shaqo... 
Halkudheg:

Su’aalaha Sheikh Sharif Sh. Axmed ? | xuseen

Sep 28, 2009
Su’aalaha Sheikh Sharif Sh. Axmed ? Gendisch Oct 2009 Waxaa qaarada waqooyiga ameerika soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Mudane Sh. Shariif sh. Axmed oo inkasta oo uu magac ku yeeshay nabadii maxaakiimta ee lixdii bilood 2006 , kadibna noqday hogaamiyihii ARS markii la jabiyey maxaakiimtii , waxaa si sahlan loo magaacaby madaxwayne inuu u noqdo somaliya, sidii kuwii ka horeeyey ma jiraan wax la... 

Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay

Sep 28, 2009
Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay. · Wararkii ugu danbeeyay ee Goobaha Dagaalka u dhaxeeya Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya iyo Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Tacadiga ay ciidamada Itoobiya shacabka Ogadeenya gaadhsiiyeen Madaxa Arimaha dibada ee JWXO oo Magaalada New York kula kulmey saraakiil sar-sare oo katirsan hay,ada... 
Halkudheg:

Dr. Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan oo Qaliinkiisii lagu guulaystay

Sep 28, 2009
Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan oo bil iyo dheeraad u joogay dalka Sucuudiga arrimo caafimaad ayaa maanta lagu qalay isbitaalka takhasusiga ee Malik Faysal ee magaalada Jidda. Qalliinka waxaa Sheekha lagaga sameeyay labo meelood oo madaxa ah oo ay xinjiro kala dhexgaleen xuubka miskaxda iyo lafta madaxa, taas oo ka dhalatay markii dhawr bilood ka hor Sheekha gaari kula qallibmay meel u dhexaysa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...