Home » Archive Bisha August, 2009
Foreign hostages held by kidnappers in Somalia are Released
Aug 11 (Reuters) – Somali kidnappers released six foreigners on Tuesday seized in November in central Somalia, an official told Reuters.
Here is a timeline of kidnappings of foreigners being held in Somalia:
April 2008 – A Briton and a Kenyan working on a U.N.-funded project were seized by gunmen and taken to Jilib town, 280 km (175 miles) south of Mogadishu. They are still being held.
August...
11-da Agoosto Maalin xasuus ma hadho ku ah Bahadda Saxaafadda Soomaaliyeed.
11-da Agoosto Maalin xasuus ma hadho ku ah Bahadda Saxaafadda Soomaaliyeed.
Hotel Amiira ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay xaflad baroordiiq ah oo loo sameynayey agaasimhii Idaacadda Horn Afrik Cali Iimaan Sharmaake iyo Agaasimihii Idaacadda Capital Voice Mahad Axmed Cilmi oo iyagu la dilay 11-kii Agoosto 2007, waxaana xafladdaan ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay Dowladda Federaalka,...
Why I fear for Somalia|Nuradin
The wave of radicalisation targeting young Somali children everywhere is threatening hopes for the country’s future stability
Over 20 years, I have watched Somalia disintegrate politically, crumble economically and fragment socially. But my hope for Somalia’s future was always entrusted in its younger generation. Our struggle was to invest in our youth inside Somalia to develop a culture...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Pakistaaniyiin Tabliiqa oo Gaalkacayo lagu laayey
Gaalkacayo: Masaajid ku yaala magaalada Gaalkcayo ayaa saaka salaadii subax lagu dilay shan nin oo dhalashadooda lagu sheegay Paskistaaniyiin. Waxaa iyana la dhaawacay laba nin oo kale, oo dhalashadooda Somali iyo Pakistani la gu wada sheegay.
Wadaadan ayaa ahaa Jamaacada Tabliiqa halkaasna u joogay faafinta dacwada, sida ay caanka ku tahay Jameecada Tabliiqa.
Warar hor dhac ah oo halkaas kasoo baxaya...
The Free Bashir Makhtal Coalition
Canadian Somali congress & The Free Bashir Makhtal Coalition
Would like to invite you to join Ottawa Canadian Somalis in a peaceful demonstration to demand that the Canadian Government bring Bashir Makhtal back to Canada & show our support for the Makhtal Family.
When: Monday August 17, 2009
1:00 PM to 3:00 PM
Where:
Starting at 151 Slater Street and proceeding to the Prime Minister’s...
Sh.C/qaadir oo ku baaqay in laga qayb qaato dhamaystirka Markazka Dacwada iyo Tacliinta
Fadiilatu Sh.C/qaadir Nuur Faarax (xafidahullaah) oo ku baaqay in laga qayb qaato dhamaystirka Markazka Dacwada iyo Tacliinta ee Al-Xikma ee kawado Gaalkacayo.
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Waxaa allaah mahadiis ah in dhismaha markazka Alxikma ee la dhagax dhigay 15/6/2009 uu marayo meel lagu farxo uuna gooyey masaafo dheer waxaana la shubay dabaqii koowaad bilawgii bishaan Ogosto een ku jiro, qaybtii...
Hantiilayaasha caydha ah|Sh. Maxamed Idris
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Ma maqasheen, mase aragteen Hantiilayaasha Caydha ah ee gaajada u dhintay? Haddaydaan hora u maqal waa: Soomaalida dadka la yiraahdo!!!!
Adduunka Socodkiisu waa cibro iyo casharo waaweyn. Soomaaliduna horay ayey u tiri: “Nimaan Dhul Marin Dhaaya Ma leh”.
Adduunka intaan socdaalka ku ahay waxaan wax badan u...
Australia Ardayda Soomaaliyeed Malaysiya wax haku barteen
Dawlada Australia Oo Tixgelin Siisay Qorshe Uu U Bandhigay Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Indonesia.
Sida aan ka soo xigtay jariirad la yiraahdo The Age, taasoo ka soo baxda dalka Australia ayaa waxa ay war bixin ka qortay kulan muhiin ah oo dhex maray Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Indonesia Md. Maxamuud Colow Barrow iyo mas’uul sare oo ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee dalkaasi Australia...
Somali students plan for Malaysia
Somali students plan for Malaysia
Misha Schubert
August 7, 2009
AUSTRALIA is considering offering Somali students scholarships in Malaysia – rather than inviting them to study here – to increase the chances that they will return home rather than resettle in Australia.
A senior government MP has written to Foreign Minister Stephen Smith with the proposal, after the Somali ambassador to Indonesia...
Sweden: Shir looga hadlay Qurba joogta iyo Maalgashiga PL
Shir balaaran oo looga hadlayey arimaha Puntlanad ayaa maanta ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Shirkaan ayaa loga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa maalgashiga dadka qurbo joogta ah ay wadaan iyo sidii diirada lagu saari lahaa in laga fekero in laga shaqeeyo sidii maamulka looga kaabi lahaa dhinacayo badan.
Dr Yaasiin Faarax Cartan...
Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Kuwait
Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Taariikhda Jaaliyadda somaaliyed ee kunool dalka Kuwait
Sawiro kale oo dheeraada daawo
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay qaban qabadeedana ay lahaayeen Safaaradda soomaaliddu ku leedahay dalak Kuwait oo ugu horeeyo Danjire : Abdulkadir Amiin shekh iyo lataliya yaashiisa kala ah Abdulkadir sufi Mohamed (muriidigolf) lataliyaha Arrimaha Siyaasadda...
Sheekh Shariif oo ka warbixiyey Safarkiisii Nairobi
Madaxweynaha Dowladda KMG ah Oo Maanta Shir Jaraa’id Kaga War Bixiyey Kulamadii uu Dhowaan Nairobi kulala Lahaa Hilary Clinton
Madaxweynaha dowladda FKMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shir jaraa,id oo uu kaga hadlayo kulankii ay dhowaan ku wada yeesheen magaalada Nairobi xoghayaha arimaha dibada dalka maraykanka Hilary Cilinton ku qabtay xarunta madaxtooyada ee villa soomaaliya...
Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka|Siciid
Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka
Dhawaan waxa aan akhriyay warbixin dheer oo joornaalka la yidhaa Newyork times uu ka qoray dhaliinyaro Soomaaliyeed oo mudooyinkii danbe ay wararku sheegayeen in ay ka guureen wadanka Maraykanka kuna noqdeen Soomaaliya si ay uga ag dagaalamaan ururka Al-Shabaab. Qayb wayn oo ka mida wararka uu joornaalkani soo bandhigay ee ku saabsan xogta dhaliinyaradan waxa...
War-baahinta Soomaaliyeed ha garato danaha ummadeeda burburtay|Sooyaan
War-baahinta Soomaaliyeed ha garato danaha ummadeeda burburtay.
Intii ay gobanimmada qaadatay illaa iyo maantadan la joogo ayaad moodaa in guud ahaan xukuumadaha qaaradda Afrika ay dhibaato ka haysato xeerarka iyo sida ay ula dhaqmayaan Suxufiyiinta, ma aha wax ceeba ah dunida 3aad dalalka loogu yeero ama kuwa horu marayba inaad aragto nin weriye oo la handadayo, la xiray, la garaacayo, ama la dilayba,...
Haddii aad i doorataan Q-2aad|Suldan
Haddii aad i doorataan! Qaybtii Labaad
Haykalka Dowladnimo
Your browser may not support display of this image. Haddaba, haddii aad na doorataan, waxaannu idinku haggaynaa horukac iyo hiraal dheer [insha Allaah], waxaannu muujinayaa xilkasnimo, caddaalad, sinaan, maamul wanaag iyo hoggaamin dhab ah. Waxaanuna idinka saaraynaa wakhtiga xun ee lagu jiro, annagoo Ilaahay la kaashanaya, qorshe iyo hindisena...
Somali Week London oo maalintii Shanaad ka soconaya
Somali Week London oo maalintii Sadaxaad ,Afaraad iyo Shanaad ka soconaya Garoonka New River .
London 09.08.2009: Garoonka New River ayaa waxaa si habsami ah uga socda ciyaaraha Somali Week London oo ka furmay asbuucii hore bartamihiisa Waqooyiga magaalada London.
Ciyaaro aad u xiisa badan ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha kale ah :
Holand B V Ilamos, Liecester Stars V Nabadda, Wembley United...
Muqdisho:Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN
Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN oo looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada oo Muqdisho lagu qabtay
Sawiro dheeraada daawo
Kulan looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay Dallada SOYDEN ayaa manta 8 Ogost 2009 lagu qabtay Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa ka soo qeyb galay in ku dhow 100 xubnood oo...
Caawi:Hooyo Karaamo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay
Hooyo Soomaaliyeed Oo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay Oo Hayey Mudo 15-sano Ah
Hooyo Karaamo Bishaar Muye waxay la il daran tahay xanuun ka asiibay beerka iyo wadnaha kaasoo ay la jiiftay mudo ka badan 15-sano islamarkaana ay dadka Ehelkeedu mudo kala tacaalayeen balse ay ku guul daraysteen inay helaan caafimaadka hooyo karaamo kadib markii ay dhaqaatiirta sare sare ee ka Howl gala caasimada...
Somaliland: an ugly face of a clannish enclave | Mohamoud Yusuf
“Somaliland”; an ugly face of a clannish enclave
It was two decades ago when the last and infamous iron curtail between eastern and western blocks, the Parlin wall vanished. Since then, the political scene of the world has been steadily changing. Once heavily observed boundaries between great and abhorrent nations became tourist attractions and the world shrinks into one global village in 21st,...
Communiqué: Conference with Former Senior Somali Military and Police Officers
Communiqué
Conference with Former Senior Somali Military and Police Officers
1-5 August 2009, Washington DC, USA
The Transitional Federal Government of Somalia and the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) convened a conference of former senior military and police officers of the Somali National security forces in Washington DC from 1st to 5th August 2009.
The conference was co-chaired...
Saraakiishii hore ee Soomaaliya oo soo saaray sadex qodob
BAAQ
SHIRKA SARAAKIISHA HORE EE CIIDAMADA QALABKA SIDA IYO BOOLISKA SOOMAALIYEED-
waa saraakishii saresare ee hore-
1-5 August 2009, Washington DC, USA
Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed iyo Xafiiska Qaramadda Midooway u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa waxay shir u qabteen Saraakiishii hore ee Ciidamadda iyo Booliska Soomaaliyeed ( Waa kuwii madaxda Ciidamada ahaan jirey)....
Tacsi: Warsame C. Shirwac
INNAA LILAALI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaa naxdin iyo murugo aan la qiyaasi karin ah dilka loo geystey wasiirkii warfaafinta ee Puntland Allaha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Dilka Wasiirka waa dil loo geystey dhammaan shacabka reer Puntland. Waxaanan uga tacsiyeynayaa guud ahaan dadka reer Puntland, gaar ahaanna ehelka uu ka geeriyoodey Marxuum Warsame Cabdi Shirwac.
Waxaan ka dalbaneynaa...
Tacsi:cabdulaahi Nuur
Ilaahay naxaristiisa haka waraabiyo marxum cabdulaahi Nuur jibreel,oo 7/8/2009 ku xigaabtay magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag,hakana siiyo samir iyo imaan qaraabadi u ka geeriyodey,iyado tacsi diran loo dirayo eheladisa oo dafaha aduunka ku kala nool.
1-duub/cabdulaahi sheikh maxamud salebaan.
2-maxamed xaji jaamac.
3-c/laahi ibraheim jaamac.
4-jaamac xaji ismaacil.
5-cali ducaale faarax.
6-cabdi...
Tacsi: Cali Marshaal
INAA-LILAAHI WAINAA-ILEYHI RAAJICUUN.
Dhamaan Jaaliyadda Reer Somaliland ee kudhaqan dalka K/Africa guud ahaan, waxey tacsi udirayaan eheledii, qarabadii iyo Qaranka Somaliland uu kageeriyodey ALLE ha unaxariistee Marxuum Cali Guuleed Cali (Cali Marshaal), waxaaney ilaahey ugabaryayaan in uu naxariistii jano kawaraabiyo, eheledii iyo umadda reer Somaliland sabir iyo iimaana kasiiyo.
Alla ha u naxariistee...




