Home » Archive Bisha August, 2009

Clinton off to Africa to push stability, trade

Aug 3, 2009
By Shaun Tandon WASHINGTON — US Secretary of State Hillary Clinton left on a wide-ranging trip to Africa starting in Kenya, where she will seek action to stabilize neighboring Somalia and push for free trade with the continent. The seven-nation, 11-day trip is to be Clinton’s longest since she became the top US diplomat six months ago and her first to sub-Saharan Africa, where some had feared... 

Ethiopia jails Canadian for life on terror charges

Aug 3, 2009
ADDIS ABABA — An Ethiopian-born Canadian was on Monday sentenced to life in prison for terrorism-related charges by the high court in the capital Addis Ababa. Bashir Makhtal was last week convicted on three charges mainly of inciting rebellion by aiding and abetting armed opposition groups in Ethiopia and being a senior member of a rebel group. “After finding the defendant Bashir Makhtal guilty... 

Somlitalk:Macallinka Bulshada|Amiin

Aug 3, 2009
Somlitalk: Macallinka Bulshada. 1999-kii ayaa dhidibadda loo taagay Web-ka sida weyn u caanbaxay ee Somalitalk oo ahaa web-kii ugu horeeyey ee Soomaalidu ka daalacan jirtay wixii macluumaad ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya, waxa uuna indhaha u furay Soomaali badan oo baahi weyn u qabay in ay helaan Web af Soomaali wax ku qora ummadana u dhexeeya layskuna haleyn karo xogta kala duwan ee uu ka soo... 

Somalitalk oo Toban sano jirsatay 1999-2009

Aug 3, 2009
Somalitalk oo Toban sano jirsatay 1999-2009 Somalitalk.com Xog iyo Xaqiiqo Waayo Somalitalk Somalitalk waa shabakad warbaahin iyo xog aruurin isugu jirta, kana mid ah kuwa ugu da’da wayn bogaga Internetka ee Soomaalida. Waxayna aad isugu howshaa inay soo gudbiso Baaritaano, Faallooyin, Warbixin iyo Qormooyin, laxiriira Badaha iyo Bariga Soomaaliya, kuwaas oo u badan dhacdooyin horay u dhacay oo ay... 

Canadian Diaspora challenge Ahmedou Ould Abdalla

Aug 2, 2009
Ahmedou meeting with Somali-Canadian Diaspora On July 31, 2009, the Canadian Friends of Somalia, a non-profit organization based in Ottawa had arranged a meeting between the Special Representative of the Secretary General (SRSG) of the United Nations, Mr. Ahmedou Ould Abdalla and the members of the Somali Diaspora from Ottawa, Toronto, and Edmonton including academics and community leaders. The meeting... 

Qoraallada la xiriira Sunta

Aug 2, 2009
Wararka iyo maqaalada la xiriira sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya Halkan ka akhri  Read More →

Qoraallada la xiriira Batroolka

Aug 2, 2009
Wararka, faallooyinka, iyo maqaalada la xiriira batroolka Soomaaliya iyo heshiiskayada la xiriira Halkan ka akhri  Read More →

Qurbacleey iyo qoyska|Sh.Ahmed

Aug 2, 2009
Qurbacleey iyo qalalaasaha qoyska Qoyska waxaa wada unka wiil iyo gabar iska soo dhex doortay dad oo dhan, isuna haya kalgacayl iyo kalsooni weyn. Qoyska waxaa la unkaa iyada oo lammaanaha is guursaday, ehelkooda, asxaabtooda iyo muslinka oo dhan ku wada faraxsan yihiin, waxaana laga fishaa deganaansho, xasilooni iyo is badal wacan oo dhinac walba kaga yimaada nolosha lammaanaha qoyska wada dhistay.... 
Halkudheg:

Goaankii Taariikhiga ahaa ee Baarlamaanku gaaray Aug 01

Aug 2, 2009
Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad ah ku diidey Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya SomaliTalk.com | August 1, 2009 Kulankii baarlamaanka waxaa soo xaadiray 347 xildhibaan.. Saddexda qodob ee loo codeeyey: IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii... 
Halkudheg:

Jadwalka Salaadaha

Aug 2, 2009
Halkan ka eeg linkiga jadwalka salaadaha  Read More →

Halkan kala soco Faalada SomaliTalk

Aug 2, 2009
Halkan kala soco faallooyinka somalitalk  Read More →

Mutamaradii hore

Aug 2, 2009
Mutamarkii 9aad ee Minneapolis ka akhri halkan  Read More →

Qoraaladii hore ee Sh Saahid

Aug 2, 2009
Qoraaladii hore ee Sheikh Saahid Yuusuf Ka akhri halkan  Read More →

Istanbuul iyo Casharada Siyaasadda Erdogaan Q-3aad|Sh. Maxamed Idris

Aug 2, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Waxaan jeclahay qormadan inaan kusoo gabagabeeyo faalladii ku saabsanayd Turkiya iyo duruusta siyaasadda Erdogaan, maxaa yeelay maqaalka bog lagu qoraa intaa ka badan ma qaadi karo, laakiin meeshan meel ka duwan inaan ku faahfaahiyo ayaa laga yaabaa inshallaah, waayo waa duruus... 
Halkudheg:

Maxaa Dumiyey Ciidankii XDS| Gendisch

Aug 2, 2009
Faalo: Maxaa Dumiyey ciidankii XDS ! . “ Marka ciidan uu aado siyaasad , siyaaaduna waxaa u timaadaa ciidanka “ Waxaa dhawaan shir uga biloowday washigton saraakiil soomaliyeed oo lasoo xulay , sidii ay uga talo keeni lahaayeen ciidan somaliyeed oo dib loo yagleelo. kuwo lagu tuhmayo in ay wax ku kordhin karaan ama wax ka og yihiin markii hore loo dhisay , wixii dhacay iyo sidii ciindankeenii... 

Diiwaangelinta Somaliland | Suldaan

Aug 2, 2009
Diiwaangelinta Somaliland Qalinkii: Yasin Jama Nuh (Suldaan) 26 July 2009 Hordhac: Diiwaangelinta waxaynu galnay innaga oo aan aqoonsi caalami ah iyo haykal dowladnimo oo fiican midna lahayn. Guddida doorashooyinku cusub tahay oo aanay waayo-aragnimo iyo aqoon fiican toonna lahayn, dastuurkeennu aanu dhammaystirnayn oo weli uu qabyo yahay (first draft), maamulka dowladnimo tamar daran yahay, dadkeennu... 

CSC conviction of Canadian citizen Bashir Makhtal

Aug 2, 2009
Canadian Somali Congress condemns the unjust conviction of Canadian citizen Bashir Makhtal in Ethiopia and calls on the Canadian government to save Bashir from possible execution Press Release July 28, 2009 The Canadian Somali Congress is extremely disappointed by the conviction of Canadian citizen Bashir Makhtal in an Ethiopian court on July 27, 2009. Mr. Makhtal could face the death penalty after... 

Why Somalia is in need of an effective Government | Dool

Aug 2, 2009
by: Abdullahi Dool Amid the killings and the plethora of bad news trickling out of Somalia daily, once again for the second year running, Somalia has landed on top of Transparency International corruption index. The question on everybody’s mind should be: How did impoverished and stateless nation end up on top of this shameful index? There is a reason for this. We know the bulk of wealth donated... 

Jaamacadda Nugaal iyo Doorka Qurba Joogta

Aug 2, 2009
NUGAAL UNIVERSITY LAS’ANOD, SOOL County Jaamacaddda Nugaal (NU) oo ay soo booqdeen xubno ka kala yimid Europe iyo North America Iyadoo lagu jiro xiligii xagaaga ee qurbajoogta Somaliyeed ay fasax u iman jireen dalkooda hooyo. Ayaa waxaa si is dabajoog ah u imaanayey Jaamacadda Nugaal ee gobalka Sool, magaalo madaxda Laascaanood, macallimiin iyo aqoonyahannokala duwan oo ka kala yimid qurbaha ... 

Qaybaha bulsha ee dagaalka soomaliya | Jaylaani

Aug 2, 2009
Qaybaha bulsha ee dagaalka soomaliya Mahad dhamaanteed waxay u sugnaatay allaah.naxariis iyo nabad galyana ha ahaato nabigeenii suubanaa (scw). Waxaan halkan ku yara iftiiminayaa wax ku saabsan dagaaladii ka socday soomaaliya ee lala galay maamulkii horre c/laaahi yuusuf iyo kan hadda socda ee shariif lugula jiro iyo dadka wada qaybahooda oo aynu kula saari karno  3qaybood 1-MUJAAHIDIIN 2-QABIILIYIIN 3-XUKUNDOONO -MUJAAHIDIIN Waa... 

Dahabshiil – Shahaadooyin tababarka shuruucda

Aug 2, 2009
Shirkadda Dahabshiil oo Guddoonsiisey Shahaadooyin Dhammaystir Saraakiil dhamaystay Tababar Ku-dhaqanka Shuruucda Caalamiga ah ee Dhaqdhaqaaqa Lacagaha Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashid Maxamed Siciid, ayaa guddoonsiiyey ku guddoonsiiyey xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hudheelka Maansoor, Hargeysa, shahaadooyin dhamaystir 21 sarkaal oo shirkadda ka tirsan... 

Marka – Gabar yar oo gargaar degdeg ah u baahan

Aug 2, 2009
Walaalka Muslimka ahoo u gar gaar gabadhaan yar ee ku xanuunsanaysa Magaalada Marka Gabar aad u da’a yar oo lau magacaabo Qadra Sheeq Cabdirasaaq ayaa ku xanuunsanaysa maaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo gabadhaan uu xanuunka ka hayo uu soo gaaray xiligii gabadhaasi ay Hooyadeed dhalaysay oo markaasi aan si wanaagsan looga goyn Xudunta Hooyada dhashay gabadhaan yar oo lagu magacaabo Samsam... 
Halkudheg: ,

Mogadishu – displaced over 133000 people since 1 June 09

Aug 2, 2009
The conflict between insurgent groups and government forces in Mogadishu has displaced over 133,000 people, since 1 June 2009.1 (15 Jul) 99,000 people are reported to have left Mogadishu, these people went to: 37,000 to Afgooye settlements (25,000 to Ceelasha settlements, 7,200 to Lafoole settlememts) (Shabelle Hoose) 18,000 to Shabelle Dhexe (6,000 to Jowhar) 8,000 to Galgaduud (4,000 to Ceel Dheer) 6,700... 

PwCs Contract empowers – The Smartest Guys in the Room – Uluso

Aug 2, 2009
PwC’s Contract empowers “The Smartest Guys in the Room”[1] in Somalia Mr. Mohamud M Uluso mohamuduluso@gmail.com Two weeks ago, in the midst of tragic deaths, destruction, and massive displacement of people caused by the fighting of two forces marketed as “terrorists-local and International” and “apostates with crusaders”, Somali websites reported without details the signing of contract... 

Kaalmo lacageed ee Gabdhaha jaaliyada jarmalka

Aug 2, 2009
Gabdhaha jaaliyada jarmalka oo kaalmo Lacageed gaareysa $1000 soo geersiiyey barakacayaasha cusub ee martida u ah kuwii hore guryahooda uga cararay . Sawirada Halkan ka daawo (GUJI) Qaar ka mid ah gabdhaha jaaliyada jarmalka gaar ahaan magaalada bayer Munich ayaan soo garsiiyey barakacayaasha cusub eek u sugan inta u dhaxayso Muqdisho iyo afgooye gabdhahaas oo mar walba u taagan kaalmaynta dadka...