Home » Archive Maalinta April 3rd, 2012

Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo weli Wada Duqeymaha ay ka geysanayaan Tuulooyin ka Tirsan Gobolka Gedo

Apr 3, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo waxay sheegayaan in Diyaaradaha Dagaalka ee Wadanka Kenya ay Duqeeyeen Tuulooyin ku dhow Magaaladda Baardheere kuwaas oo kala ah Ceel-Cadde iyo Ceel- Guduud waxayana Dadka Deegaanka ay sheegeen in Duqeyntaas ay waxyeelo ka soo gartey Dad Xoola dhaqato ah iyo Xoolahoodii waxaana la Xaqiijiyey in ay ku dhinteen ilaa Lix Qof iyo Xoolo farabadan. Duqeyntaan loo geystey... 
Halkudheg:

Nederland oo Qorsheyneysa Dib u soo Celinta Muwaadiniin Soomaali ah kuwoodii ugu Badnaa

Apr 3, 2012
Xukuumadda Netherland ayaa iminka wadda qorshe ay dib ugu soo celinayso dalka in ka badan Lixdan Muwaadiniin Soomaali ah kuwaasoo ku sugan haatan dalkeeda. Muwaadiniintan Soomaalida ah ayaa hore u weeydiistay in dalkaas laga siiyo Magan gelyo ha yeeshee xukuumadda ayaa si bareer ah ugu gacan seeyrtey codsigii qaxootigas Soomaalida ay ku doonayeen in ay ku helaan sharci dal ku joog ah. Qaxootigan Soomaalida... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...