Home » Archive Maalinta June 11th, 2010

Norway: Badda Soomaaliya maleh Cabbir, waxaana u samaynaynaa Aag ganacsi EEZ

Jun 11, 2010
ayadoo la iska indhatirayo Xeer Soomaalida u qornaa 38-sano ayaa Norway Sheegtay in ay DFKMG u samaynayso 200-mile oo ah Aagga Ganacsiga Badda Soomaaliyeed … Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ayaa Norway waydiisatey in ay ka caawiso sidii dalka gaajadu aafaysay ee ku yaal Geeska Afrika ay Norway ugu samayso cabbirka 200 mayl badeed oo ah aagga gaarka ah ee ganacsiga (Exclusive Economic Zone EEZ)... 
Halkudheg:

Kulan lagu Difaacayey Jen.Maxamed Cali Samatar oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Jun 11, 2010
Xildhibaano Soomaaliyeed oo tiradiidu tahay 64 mudane islamarkaana ka soo kala jeeda 14 beelood loona yaqaan beelaha Shanaad ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Xildhibaanadaanadaani ayaa kulankooda kaga codsaday Dowlada Mareykanka inay gabi ahaanba joojiso Makamadeynta lagu hayo Jen.Maxamed Cali Samatar ay soo eedeeyeen shaqsiyaad ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Galbeed iyagoo ku doodaya... 

MSF oo Jowhar ka furtey Waaxo Cusub oo wax looga qabto Qaaxada

Jun 11, 2010
Ururka bani’aadamnimada ee caafimaadka ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa 5tii Juunyo waaxo cusub oo lagu daweeyo qaaxada ka furey laba ka amid ah xarumiha caafimaadka ee uu ku leeyahay Gobolka Shabeellaha Dhexe. Waaxahan cusub waxa ay bixin doontaa adeegyo lacag la’aan ah oo tayo leh, oo ay ka mid yihiin baaritaan, daaweyn oo la siiyo bulshooyinka ku nool degaannada ku hareereysan mahaddaay... 
Halkudheg:

Shirkadda Hormuud oo bixisey Abaalmarino Qaali ah ay ugu magacdartey Abaalmarinada GSM-Ka 2009

Jun 11, 2010
Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud oo aalaba uga barateen in ay qanciso Macaamiisheeda farabadan ayaa maanta Xarunteeda labaad ee deegaanka ceelasha biyaha waxay ku qabatey Xaflad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyey waxaana xafladaas loogu magacdarey Abaal Marinta GSM-ka Hormuud ee sannadkii 2009 waxaana ka soo qaybgaley Macaamiisheeda kal dawan , Masuuliyiinta Shirkadda iyo marti Sharaf kale waxaana... 
Halkudheg: ,

Zahro waa Gabar Soomaaliyeed oo Firir Madfac Madaxa uga taagan yahay oo u baahan Gargaar deg deg ah

Jun 11, 2010
Zahra Ali Macallim waa 14 jir wa ardayad fasalka afraad ee Dugsiga hoose waxa ay la kulantay dhacdo qatar ah kadib markii ay la kulantay meel qarax Bambaano uu ka dhacay waxana wax ku noqday iyada oo kaliya waxa xilligaa uu qaraxu dhacayay Zahra ay mareysay halka qaraxu ka dhacay iyadoo u socotay xilligaa iskuulkeeda hase yeeshee nasiib daro waxa soo gaaray dhaawac halis ah oo ka soo gaaray madaxa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...