Home » Qoraallada Halkudhegga "Badda"

Shirkad Aan la Aqoon halka ay ka soo jeedo oo Federaalku ku Wareejisey Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Sep 6, 2010
Iyadoo Shacabka Soomaaliyeed weli dhegahooda ka sii yeereyso Heshiiska dhinaca badda ahaa ee dhex maray Soomaaliya iyo Kenya ayaa hadda waxaa Magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday Shirkad shisheeye ah oo la sheegay in ay ka hawgeli doonto Dekedda iyo Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho. Heshiiskaan oo dhawaan Dhacay ayaa waxaa  goob joog ka wada ahaayeen Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif... 
Halkudheg:

YOU ARE PERSISTENTLY BEING LIED TO WITH IMPUNITY:

Jul 5, 2010
The Lie: The navies act under valid UN Security Council Resolutions. The Reality: The navies have according to international and Somali national law no right whatsoever to enter the 200nm territorial waters of Somalia. The UN Security Council Resolutions, to which repeatedly the navies refer, are explicitly stating that they would be only valid and applicable with the consent of the Somali Government,... 
Halkudheg:

“Ciidamada soo buuxiyey Xeebaha Soomaaliya waa qorshe 50 sano oo lagula wareegayo Xeebaha Soomaaliya”

Jun 17, 2010
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Putland Muuse Geelle Yuusuf (Muuse Faroole) “Tobankii Sano oo Maamulka Puntland Jirey Baan Ku Dhex Jirey Siyaasi Ahaan Cid Iiga Xogg-roon Ma Jirto…” Wareysi xiiso badan “Ciidamada iyo dawladaha soo buuxiyey badaheena ujeedadoodu waa ka weyn tahay burcad badeed. Ujeedadoodu waa in badaheena la soo buuxuyo, in kalluunka la gurto, in... 
Halkudheg: ,

Norwegian wolves or their Somali-“counterpart” Warabe appearing in the skin of an Ido and pretending to be a friend.

Jun 15, 2010
What many people seem to not understand (or for specific reasons refuse to understand) is: More than half of the Somali dominion is based on the Somali seas and thus vital to the survival of the Somali people. Somalia has since 1972 as Territorial Waters (TW) and – overlaying the same area – since1989 as Exclusive Economic Zone (EEZ) an area of 825,052 square km of Somali Waters... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (qaybtii 5aad) – Badda Soomaaliya Afgarasho mise isafgarad

Jun 13, 2010
Madaxdii Dullaaliinta Badda, Saxiixii ugu deg dega badnaa Soomaaliya iyo Dareenkii Villa Soomaaliya iyo Qabsashada badda (Occupation of the sea)…. Qoraalka ku saabsan badda oogama jeedo inaan dadka ku soo kiciyo murugadii ku saabsanayd badda, ee la magac baxay heshiiskii is afgaradka badda Soomaaliya ama loo yaqaan Memorandum of Understanding (MOU), Decoment cusubna masoo bandhigayo, kaliya waxaan... 
Halkudheg: ,

Prof. Ibbi oo sheegay in aysan jirin xiligan Kaluumaysi Sharci daro ah oo ka socda Biyaha Soomaaliya..

Jun 13, 2010
“Sheikh Shariifna waxaa la tusay Satellite markii uu tegey Yurub” ayuu yiri… Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahim (Ibbi) oo ah Wasiirka kalluumaysiga iyo kheyraadka badda, ahna ra’iisul wasaare xigeen xukuumadda FKMG ah ayaa sheegtay “in aysan jirin kaluumaysi sharci daro ah oo ka soconaya xeebaha Soomaaliya.” Isagoo intaas raaciyey in “Maraakiibta ilaalada... 
Halkudheg:

Norway: Badda Soomaaliya maleh Cabbir, waxaana u samaynaynaa Aag ganacsi EEZ

Jun 11, 2010
ayadoo la iska indhatirayo Xeer Soomaalida u qornaa 38-sano ayaa Norway Sheegtay in ay DFKMG u samaynayso 200-mile oo ah Aagga Ganacsiga Badda Soomaaliyeed … Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ayaa Norway waydiisatey in ay ka caawiso sidii dalka gaajadu aafaysay ee ku yaal Geeska Afrika ay Norway ugu samayso cabbirka 200 mayl badeed oo ah aagga gaarka ah ee ganacsiga (Exclusive Economic Zone EEZ)... 
Halkudheg:

Wasiirkii Saxiixay Heshiiskii Is-afgarad ee lagu waayi lahaa Badda oo Iscasilay…

Jun 9, 2010
Wasiirkii Qorsheeynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFKMG ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta (Arbaca June 9, 2010) ku dhawaaqay in iska casilay xilki iuu u hayey xukuumadda Kumeelgaarka ah. Wasiirku waxa uu is casilaaddiisa ku dhawaaqay isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. C/raxmaan C/shakuur ayaa Soomaalidu ku xasuusataa in uu yahay wasiirkii ay DFKMG u adeegsatey in uu gacantiisa... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (3) – Somalia for Sale

May 29, 2010
Hordhac: Sidaan ognahay boobka kajira Soomaaliya waxaa kamid ah: xukuumado lagu soo wada dhisay dibaddaha, ahna ku wada meel gaar. Qormadaan waxaan ku xusi doonaa goob jooge ahaan anoo ahaa, 460 maalmood maxaa u qabsoomay xukuumadda? sidee lagu soo doortay ama lagusoo xulay?, qaabkee u shaqeeyaan wasiirradu? Adigu akhristoow ma rabtaa inaad wasiir noqoto? Maxaa shuruud ah? Qoraalka oo dhamaystiran... 
Halkudheg: , ,

Somalia for Sale – Soomaaliya waa iib (2)

May 27, 2010
Qaybta 2aad oo ku saabsan Baarlamaanka DFKMG.. Hordhac: Sidaan ognahay waxaa kamid ah boobka ka jira Soomaaliya; boobka dawladnimada, oo ah xukuumado ku wada meel gaar ah oo isku cudur ah, oo aan daawo loo helin, meesha lagu gaarayo iyo cidda ku gaaraysana inta badan ayan qayaxnayn. Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN/RIIX Qaybta 2aad ee Somalia for Sale AKHRI HALKAN Qaybta 2aad: https://somalitalk.com/lacag/asadiiq2.html  Read More →
Halkudheg: ,

DFKMG oo Shirka Istanbul ka sheegtay in Badda Soomaaliya aysan hore u cabbirnayn

May 22, 2010
Arrintaasi waxay meel ka dhac ku tahay Xeerkii u deganaa Soomaaliya XEER # 37 (1972): oo ah Sharciga Badaha iyo Dekedaha Soomaaliya… Wasiirka Xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa DFKMG Abuukar Cabdi Cusmaan ayaa shirka Istanbul ku soo bandhigay qoraal ay ku jiraan erayadan: “Somalıa has the longest coastlıne ın continental Afrıca (3333) km and therefore a very important Economic Exclusive... 
Halkudheg:

Shirka Istanbul oo Looga Hadli doono in Dhul-Badeedka Soomaaliya uusan lahayn xad cabiran – Arrintaas oo la mid ah tii ay shacabku ka dhiidhiyeen

May 18, 2010
 … iyo Walad Cabdalla oo si Jees-Jees ah uga Jawaabay eedayntii ay u soo jeediyeen 300 Xildhibaanada Soomaaliya (Video).. Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla, oo dhawaan la cabmaareeyey, islamarkaasna in uu iscasilo ay weydiisteen xildhibaano baarlamaanka Soomaaliya oo tiradoodu ka badan tahay 300 xildhibaan, ayaa waxa uu Arbacadii 12 May 2010 ganafka kudhuftay... 
Halkudheg:

Somalia for Sale: Soomaaliya waa iib (Wasaarada Maaliyadda)

May 12, 2010
Qoraaga warbixintan waxa uu muddo ku dhawaad ah sanad ka shaqeenayay xarunta Villa Soomaaliya (Madaxtooyada) ee xukuumadda hadda ka jirta Soomaaliya. Qoraagga ujeedadiisu ma aha in qof si khaas ah u falan qeeyo, laakiin marka la fiiriyo xaalada dalka uu marayo iyo asagoo mararka qaar is dhaha Wax yaalaha qaar hadaad ka aamustid armaad danbi ka gashaa ummadda Soomaaliyeed awgeed ayuu u qoray qoraaladan... 
Halkudheg: ,

Cumar C/rashiid oo 150 Maalmood laga hoos qaadi waayey warqad uu u Qoray Qarammada Midoobay

May 10, 2010
Warqadiisii taas ka horaysay ee dhul-badeedka Soomaaliyeed baylahda gelinaysay waxaa  laga aqbalay 7 cisho gudahood… Faalladii SomaliTalk.com : Taariikhdu waa macallin. Waana waxa lagu xisaabtamo marka la doonayo in Qaran la jiheeyo. Dhacdo taariikhi ah marka sida saxda ah loo wajaho waxay hordhac u noqotaa horumar. Haddiise la iska indhasaabo cawaaqibka ka dhalan kara uma baahana shaaraxaad. Faalladeena... 
Halkudheg:

Ismaaciil Hurre Buubaa: Dowladda Norway aniga oo Wasiirka Arrimaha Dibadda ah ayay iga codsatay in aan kala hadlo Badda Soomaaliya

Apr 21, 2010
Waxana uu sheegay in Norway warqad u soo dirtay, laakiin uusan warqaddii uga jawaabin. Arrinta lagala hadlayey oo ahayd heshiis (is-afgarad) ee badda Soomaaliya…. Waraysi dhinacyo badan oo Ibraahim Da’ud  uu Nairobi kula yeeshay Ibraahim Buubaa, kana hadlaya siyaasadda Soomaya, aragtidiisa ku aadan Somaliland, aragtidiisa DFKMG & ASWJ, doonyaha sida sharci darrada uga kalluumaysta badda... 
Halkudheg: ,

Kulan ka dhacay Magaalada Aarhus oo looga hadlay qadiyaddii Boobka Badda

Apr 7, 2010
Waxaa masaajidka At-taqwaa ee magaalada Aarhus, dalka Denmark, ka dhacay kulan looga hadlay isku daygii dhowaan dhicisoobay ee la isku dayay in qayb ka mid badda Soomaaliyeed loo xalaaleeyo waddanka Kenya. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen waxgarad fara badan ayaa aad loogu lafaguray iskudaygaas lagu hungoobay, iyadoo sidoo kalena si aad ah loo bogaadiyay, looguna hambalyeey dhammaan ummaddii Soomaalida... 
Halkudheg:

Sidey Shacabku u arkeen Diidmadii Qaramada Midoobey Heshiiskii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Mar 19, 2010
Dhawaan markii ay Qaramada Midoobey ku dhawaaqday in ay laashay heshiiskii is fahamka dhanka Badda ee dhex maray Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa arrintaasi si weyn u soo dhaweeyey Bulshada Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan, iyagoo sheegay diidmada Qaramada Midoobey ay ku timid markii qaylo dhaan aad u weyn ay muujiyeen shacabka Soomaaliyeed iyo waliba markii heshiiskaasi ay hor istaageen xubnaha Baarlamaanka,... 
Halkudheg:

InnerCity Press: Qarammada Midooba oo si Aamusnaan ah u Aqbashay in Qorshaheedii ay ka lahayd xeebta Soomaaliya ay diideen Shacabka Soomaaliyeed

Mar 16, 2010
Heshiiskii Is-fahamka Badda ee UN-tu u Ololaynaysay oo UN-tu qirtay in la diidey…. Shabakada Innercity Press ayaa waxay qortay warbixin faahfaahsan oo ay cinwaan uga dhigtay “Ku saabsan Soomaaliya, UN-ta Gaabiska ah oo Qirtay diidmada Is-fahamkii MOU ee ay la gashay Kenya” Qoraalkaas ka akhri HALKAN… GUJI AKHRI HALKAN… GUJI  Read More →
Halkudheg:

War saxaafadeed HANOOLAATO ka soo saartay goaankii UN ka ee dhul badeedka Soomaaliya

Mar 16, 2010
Waxaanu soo dhoweynaynaa go’aankii Qaramada Midoobay ku laashay Is-afgarad ku sheeggii ay wada gaareen Kenya iyo TFG da Somalia Ref: DQ/HNL/15/03/2010 15/03/2010 Haddii aannu nahay Xisbiga HANOOLAATO waxa aannu soo dhoweynaynaa war murtiyeedkii ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee lagu laalay heshiis ku sheeggii is af-garad ee dhex maray xukuumadda Kenya iyo TFG-da Somalia. Is af-garad ku... 
Halkudheg:

Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Dalxa oo soo dhaweeyay go’aankii lagu diiday heshiiskii Badda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Mar 15, 2010
“13-kii bishan Maarso [2010] Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay waxay tixraaceen Go’aankii sharafta lahaa ee baarlamaanku uu ka qaatay ee isaga uu ku hor istaagay badda Soomaaliyeed ee shacabka Soomaaliyeed iyaga oo aan u kala harin iyaga aad dood uga keeneen , kaddib markii xukuumadda wada hadal ku dhex maray arrimahaas la xiriira isla markaasna ay soo shaac baxday in ummadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Qarammada Midoobey oo Shaaca ka Qaaday in Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda (Somalia & Kenya) uu yahay Waxba kama Jiraan

Mar 13, 2010
Waa guul u soo hoyatey Shacabka Soomaaliyeed oo ka dhiidhiyey is daygii in dhulkooda lala wareego… Qoraal kooban oo March 12, 2010 lagu faafiyey shabakadda rasmiga ah ee Qarammada Midoobey (UN) ayaa shaaca ka qaaday in Heshiiskii Is-fahamka (MOU) ee dhex maray DFKMG iyo Kenya “in Baarlamaanka Federaalka kumeelgaarka ay diideen is-afgaradkaas, sidaas daraadeedna waa in loo tixgeliyo mid... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif: Is-fahamkii Badda “Lagama hadli karo….

Mar 12, 2010
Sheikh Shariif oo Amaal Cali iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Ka Qancin waayey Su’aal ku saabsanayd Heshiiskii Badda ee Xukuumadiisu la gashay Kenya oo ay London ku weydiisey Amaal Cali oo ka tirsan xisbiga Hanoolaato  AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO  Read More →
Halkudheg:

Sheikh Shariif: Heshiiskii Badda Sida Baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa

Mar 12, 2010
(Heshiiskaas is-faham): baarlamaanka maadaama la dhex geeyey oo uu diidey ma rabno in baarlamaanka iyo xukuumadda dhexdooda uu buuq ka abuurmo, markaa  sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa Madaxweynaha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo wafti uu hoggaaminayo  ayaa oo booqasho ku tegey dalka Ingriiska (Maarso 8, 2010) halkaas oo ay kula kulmeen Jaaliyadda Soomaalida Sheikh... 
Halkudheg:

Addis Ababa: Sheikh Shariif oo Sannad Guuradiisii Koowaad la Qaatay Zenawi….

Feb 6, 2010
Madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu Talaada Febraayo 2, 2010 kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, sida ay shaacisay wakaalada wararka u faafisa Itoobiya ee loo soo gaabiyo ENA. Kulanka Sheikh Shariif magaalada Addis Ababa kula yeeshay Zenawi ayaa ku beegan HAL SANO (OO QARARAN) markii ay ka soo wareegtey kulankoodii hore oo ahaa Talaada,... 
Halkudheg: ,

Cali Maxamed Geeddi Wasiiradiisii mid kamida oo ugu baaqay in Hantidii ummmadda Soomaaliyeed uu ka dhacay uu u soo celiyo ee uusan kursi uga raadsan: Dr C/casiis

Dec 27, 2009
Waraysiga Halkan ka dhegeyso/Akhri… Dr. Cabdicasiis Sheikh Yuusuf oo ahaa wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumaddii Cali Geeddi oo u soo jeediyey Ra’iisul wasaarahiisii xilligaas iyo kuxigeenkiisii in ay dib u soo celiyaan lacagtii qaranka ee ay qaateen…    Dr. Cabdicasiis oo Cambaarayn ugu soo jeediyey dawladda Shariif in ay weli ku dhegan yihiin heshiiskii is afgarad kaddib markii... 
Halkudheg: