Home » Warar
Isbaheysi loogu Magacdarey RAJO oo Qiimeyn ku Sameyn Doona Bulshada Soomaaliyeed oo looga Dhawaaqey Muqdisho
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu daahfurey Isbaheysi loogu Magacaderey Isbaheysiga Rajada Soomaaliya ,waxaana Furitaankiisii ka qayb galey Qaybaha kala duwana ee Bulshada iyo Bahda Saxaafadda kale .
Ugu horeyn axaa halkaa ka Hadley islamarkaana Faahfaahin ka bixiyey Ishabeysiga Rajo Cabdicasiis Maxamuud Maxamed oo ka mid ah Aas Aasayaasha Isbaheysiga , waxaana uu sheegey in Ujeedka loo Furey Isbaheysiga...
Prof Saciid Ciise Maxamuud oo Dowladda Faederaalka ku Tilmaamey Jamaamur oo Macnaheedu yahay Shey Muuqda oo waxtar lahayn
Munaasabad lagu soo dhaweynayey Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Prof Saciid Ciise Maxamuud markii uu dalka dib ugu soo laabtey waxaana munaasbadii lagu so dhaweynayay lagu qabatey Magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen Xisbiyada Siyaasada dalka , qaybaha kala duwan ee Bulshada Taageerayaasha Xisbiga, Wakiilada Xisbiga ee Gobolada Dalka iyo Marti Sharaf kale.
Ugu horey waxaa Halkaa ka Hadley Cabdirisaaq...
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka — AKHRISO+VIDEO
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu hogaaminayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Dowladda Federaalka oo sheegtey in Amaanka Garoonka Diyaaadaha Aadan Cadde uu uu yahay mid la isku haleyn karo.
Waxaa Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Magaaaladda Muqdisho Kormeer ku tagey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka kuwaa oo eegayey howlaha Baxaadadda leh ee Garoonka iyo Qaabka loo sugayo Amaanka ka dib markii dhawaan aiyaarad ay lahayd Shirkadda Diyaaraha ee Daalo Qarax loo geystey mar ay ka duushey Garoonka
Wasiirada soo booqdey Garoonka waxaa ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta Maxamed...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta
Warsaxaafadeed
February 22 2016
Istanbul, Turkey
..
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay Ra¨´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ku wajahnaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga si ay uga qeyb galaan shirka heerka sare ee...
Ku-simaha R.Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Afka Hooyo.
Muqdisho, February 21, 2016…..Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Waxbarashada...
Masjid jaamicii ugu horreeyey degmaada Shibis (Bilaaja carab) oo dib loo dhisayo
Masjid jaamica Ibbi ee degmada Shibis markii ugu horeysay waxaa la dhisay sanadkii 1933kii, waxaana dib loo dhisay 1971kii.
Masjidku wuxuu ku fadhiyaa 900 m2, waxaana markiiba ku tukan kara 1000 qof, wuxuuna leeyahay qayb dumarka loogu talogalay iyo qayb kale oo isugu jirta maktabad, guriga mu’adinka, madaraso, hool muxaadarooyin, xamaamyo iyo meeshii weesada.
Masjidkaan oo ah mid taariikhi...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)
Markay Ruushka, Kuubaanka, Yement , Liibiyaanka iyo Jarmal jabiyeen Xooggii Dalka Soomaaliyeed ee sida geesinimada ah uga adkaaday Xoogaggii Xabashida , waxaa nagu habsaday ceeryaamo ciil iyo caro , waxaa jiray Cabsi xoog ah oo ay saraakiisha Ammaanku ka qabeen inay Ruushanku Xuduud beenaadka soo dhaafiyaan Xabashida markaasna aan gumoowno , xaalad adag ayay xafiisyada nabad galyadu ku jireen .
Waxaa...
Khudbaddii R.Wasaare K/Xigeenka ee Kulanka Horu-marka iyo Dib u Dhiska Kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka (SDRF)
Muqdisho, February 15, 2016——Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii Horu-marinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale ee dalka (SDRF Meeting) ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan qorshayaasha horu-marineed ee ka socda guud ahaan dalka Somaliya.
Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socda dawlad goboleedyada sida Puntland, Galmudug,...
Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday Heshiis dhanka Ammaanka ah.
January 31, 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb Harriet Mathews, ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis wax wada qabsi oo dhanka Amniga ku saabsan.
Saxiixa Heshiiska ka dib, Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay in heshiiskani uu wax badan u tarayo...
Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadka 2016
Muqdisho, 28 January 2016…..Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa
Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadka 2016
Muqdisho, 28 January 2016…..Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid, iyada...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991)
Quraacdii ayaan waxaa isku aragnay Ergaygii Liibiya waxaan xoogaa isla xamanay Falastiiniyiinta iyo sida ay dawladaha carbeed uga dahsoon yihiin xubnaha u adeega Moosaad ( Laanta Sirdoonta Yuhuudda ) isla markaana looga shaqaalaysiiyay xafiisyada muhiim ka ah , Liibiyaanku wuxuu iila sheekaysanayaa ma oga inaan Soomaali ahay waxaan wali huwanahay Jinsiyad Dal kale , sheekadu waxay noogu baxday si fiican...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991)
Waxaan ka dhoofay Xamar Diseember horaanteedii 1977 dii waxaan u dhoofay Abidjan, Saaxil Al-Caaj , anigoo sii maraya Nayjeeriya oo ku diga roganayo, ujeedka socodkayga ma ahayn inaan ka qayb galo dabaaldagga maalinta Qaranka ee dalkaas ee wuxuu taliyaha laanta nabad suggidda oo shaki wayn ka qabay hufnaanta qaar danjirayaasha Soomaaliyeed ee dalalka qaar noo fadhiyay ayuu ii xil saaray inaan si hoose...
Wasirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska oo Warbixin ka Dhageystey Maamulka iyo Dadweynaha Degmadda Afgooye mar uu halkaa tagey.
Wasiirka Howlaha Guuud iyo Dib u dhiska ee Dowladda Federaalka Eng Saalax Shiikh Cismaan iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayey ayaa Kormeer Howleed ku Tagey Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose, Waxaa Safarka Wasiirka ku Wehliyey Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Sarakiisha Qaybaha Ciidamada
Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska oo ah Wasiirka ka soo jeeda Deegaanka Afgooye...
Soomaaliya oo xiriirka u jartay iiraan
Golaha Wasiirada oo go’aamiyay in xiriirka Diplomaasiyadeed loo jaro dowladda Iiraan
Muqdisho, January 7, 2016——-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo looga hadlay qodobo kala duwan kuwaasoo ay ka mid aheyd Xiriirka...
Jaamacadda Horn of Africa (Geeska Afrika ) oo Munaasabad Qalin jabin ah u qabatey ardey Gaareysa 120 ardey
Waxaa Hotelka City Palaca ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasbad Qalin jabin ardey oo dhameysatey Waxbarasho Heer Jaamacadeed kuwaa oo ka baxay Jaamacadda Horn of Africa , waxaana Munaasabadaas Qalin jabinta ah ka qayb galey Xildhibaano, Wasiiro, Maamulka Gobolka Banaadir , Waalidiin iyo Ardeyda Wax ka barata Jaamacadaas .
Ugu horeyn waxaa Munaasbadaas ka Hadley Maxamed Cismaan Abba Shiikh oo...
Wasaaradda maaliyadda ayaa soo bandhigtay Hindisaha Daah Furnaanta Dowladda oo ay shacabka kula wadagayso xogta dowladda
Muqdisho, 02, Jan, 2016….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in daah furnaanta iyo ilsa xisaabtanku ay asaas u yihiin miraha dimuqraadiyada, dowlad wanaaga iyo hormarinta dhaqaalaha.
Nidaamka daah furnaantu...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ra’isulwasaaraha Oo Kormeeray Kulan Howleed Ku Saabsan Dhameystirka Dib U Eegista Dastuurka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uga soconaya guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo guddiga...
Danjire Daahir Geele oo la kulmey wasiirka beeraha ee dalka Sacuudiga
Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geele iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabia, ayaa lagu qabtey xarunta wasaarada beeraha ee Sacuudiga.
Shirka waxaa ka soo qeyb galey saraakiil labada dhinac ka kala socdey oo ka mid ahaayeen Mudane Salim Macow Xaaji oo ah Lataliyaha koowaad iyo ku xigeenka safiirka, iyo Mudane Abdullahi...
Wasiir Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Muqdisho kula kulmay Abbandulaha Guud ee Ciidamadda Gaashaandhigga Talyaaniga
December 23, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, taliyeyaasha Ciidamadda Cirka iyo Badda, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Abbandulaha Guud ee Ciidamadda Gaashaandhigga Talyaaniga Sareeye Guud Claudio Graziano oo booqasho hal cisho ah ku yimid magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Kulamada...
Cabdi Warsame: Waxaan ku dedaalay in aan helno miisaaniyad ka tarjumi karto baahida dadka kunool degmada 6’aad iyo guud ahaanba Somaalida Minneapolis
Minneapolis: Gudoomiyaha Degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa sharaxay malaayiin doolar uu u qoondeeyey Somaalida Minneapolis, kadib ansixintii miisaaniyada sanadka 2016 ee Magaaladaasi. Gudoomiyaha ayaa ku sifeeyey deeqahaan maalgalin loogu talagalay kobcinta tayada shaqaalaha, horumarinta dhalinyarada Somaalida, caafimaadka, waayeelka Somaaliyeed iyo dhiirigalinta dhismayaal ay awoodi karaan...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Gaadiid Ciidan kala wareegay Dawladda Ingiriiska.
December 19, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Safiirka Dawladda Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Harriet Mathews. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Boqortooyada Ingiriiska taageerada ay u fidiyeen ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliyeed.
Wasiir...
Wasiir Diini oo Talooyin Dhinaca Ammaanka ah Siiyey Kalluumaysatada Muqdisho ka Dib Dhacdadii Ayraboorka.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow ayaa galabta ku booqday xeebta Liido dhalinyaro Soomaaliyeed oo ay rasaas ku fureen Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM, kadib markii ay ku soo dhawaadeen xeebta garoonka .
Wasiirka ayaa kormeer ku sameeyey saddex doomood oo ay leeyihiin Kaluumeysatada...
Xarunta SWDC oo Xustey Maalinta Xaquuqul Insaanka Soona Bandhigtey Dhibanayaal lagu Xad-Gudbey
10-ka December 2015 waxay ku Beegan tahay Maalinta Xaquuqda Aadanaha Adduunka, Munaasabad ku Aadan maalinkaa ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho waxaana Munaasabadaas soo qaban qaabiyey Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) Waxaana ka qayb galey masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Masuuliyyiin ka socdey Garsoorka, Saraakiisha ka tirsan Ciidamada Booliiska ,qaybaha kala duwan ee...
Soomaaliya: Wasiiro xilkii laga qaaday
War-Saxaafadeed
Isbadal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada
Muqdisho, November 23, 2016——-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana Dikreetadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis lagu sameeyey qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
Digreetadan...