Home » Warar
Golahii Maxaakiimta Islaamiga oo u Xuubsiibtey Xisbi Siyaasadeed oo ka qaybgala arrimaha Siyaasada Soomaaliya
Uurkii Maxaakiimta Islaamigga Soomaaliya oo soo baxay sanadkii 2006 dii ka dib markii uu ka adkaadey Qabqablayaashii Dagaalka ee Dhibaatada ku ahayey shacabka Soomaaliye ed taasoo ay si weyn u soo dhaweeyeen Shacabka Soomaaliyeed balse markii dambe waxaa dalka ka saarey Ciidamadii Itoobiya , kadib waa is aruursadeen waxaana u suura gashey in ay qabtaan talada Dalka waxaana haatan muuqada in ay is abaabu...
Shaqaalaha Shirkada Golis Telecom Somalia oo tababar uga furmay xarunta shirkada ee Bosaaaso
Bosaaso. Shaqaalaha shirkada golis telecom Somalia ayaa tababar socon doonaa 10 maalmood uga furmay xarunta shirkada ee magaalada Bosaaso. Tababarkaas ayaa ku saabsan waxa loo yaqaah “HSSE” oo ah (health, safety, security, environment).
tababarkaas ayaa la daah-furey maalintii isniiinta aheed oo aay taarikhdu ku aadaneeyd 14/5/2011.
Xaflada furitaanka tababarkaas ayaa waxaa ka soo qeeyb galey qaar...
Xildhibaanada Shacabka ee golaha Deegaanka Gobolka banadir oo sheegay in guriga ra’iisal wasaaraha DFKMG Xoog looga soo saaray xili ay qaabilaad ka sugayeen
“markii raiisal dowluhu ay na fadhiisisay salootada raiisal wasaraha qabilaadiisa lagu sugo una sheegtay xoogheynta in inagu aan ku xigsan doono wasiirka gaashaandhiga oo xiligaa xafiiska qaabilaad ugu jirey markii wasiirul dowluhu baxday ka dib ayaa xoogheyntii Raisalawasaaruhu si asluub xumo ah nooga soo saaray xafiiska.”
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska xildhibaanada golaha shacabka...
Shacabka Muqdisho oo ku tilmaamey Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Nairobi Saddexdii Haween ee dhabarka laga wada Taabtey
“Waxaan leeyahay Saddexda mus’uul waa in ay deg deg isku Casilaan maadaama Masiirkii Soomaaliya la hoos geeyey Qaramada Midoobey, shirka soo socda aysan soomaali Maamuli doonin” Ing Faarax Ismaaciil….
Magaalada Nairobo lagu soo gabagabeeyey kulan loogu magacdarey “kulanka la tashiga ee Xaalada kala guurka Soomaaliya”, waxaana ka soo baxay Go’aano ku saabsan Xaalada Soomaaliya iyadoo Masuuliyiintii...
Madaxda DFKMG oo si kulul loogu canaantay Kulankii ay QM ugu qabatay Nairobi
Waa in (Madaxda DFKMG) ay degdeg ula shaqeeyaan ergeyga Qarammada Midoobay, waana in ay joojiyaan khilaafka u dhexeeya —
Kulankii ay Qarammada Midoobey ay 25 may 2011 Kenya ugu qabatay DFKMG iyo maamulada kale ayaa waxaa si weyn loogu canaantay madaxda DFKMG oo dhexdooda is khilaafsan. Waxaana shirkaas DFKMG uga qayb galay madaxweynaha DFKMG iyo Ra’iisul wasaaraha oo dhinac ah iyo Guddoomiyaha...
Ciidamada Amisom Duqeyn ay ka geysteen Muqdisho oo ku diley Lamaane Aroos ahaa
Iyadoo weli ay sii socdaan Dagaalada Muqdisho Gaar ahaa kuwa ka socda Degmooyinka Hodan iyo Howlawaadaag kaasoo u dhaxeeya Ciidamada DFKMG oo garab ka helaya Ciidamada Amisom iyo Xarakada al shabaab, waxaayna dagaaladaan soo bilowdeen Todobaadkii la soo dhaafay waxaana xaqiiqo ah in galaafteen Noloshada dad fara badan oo Rayid ahaa kuwaas oo Guryahooda ugu tagtey Madaafiicda la isku adeegsanayo.
Dagaaladaan...
Kulan Albaabadu u xiran yiin oo markii saddexaad Labada shariif oo uga socda Xarunta Madaxtooyada DFKMG
Khilaafka labada Shariif oo la sheegey in ay ku lug leeyhiin Dowlado Shisheeye –
Sabtidii ayaa waxaa kulan albaabaduu xiran yihiin isugu yimid Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan waxaana kulankaas loo diidey in ay Saxaafadda Goob joog ka noqoto , wuxuuna kulankaan uu qayb ka ahaa laba kulan oo hore ay u wada yeesheen labada...
Jaziiradda Suqadra Waxaa leh Soomaaliya
Jaziirada Suqadra (Socotra) – waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah Jaziiradaha ugu weyn dalka Soomaaliya, waxa ayna ku taalaa meel u dhow Raas Fartaag ee Xeebta degmada caluula, waxa ayna dhinaca Bari ka xigtaa Gacanka Cadmeed SII AKHRI
Read More →
18 Qof oo Soomaali iyo Yemen ah oo lagu eedeeyey ka ganacsiga Daroogada Qaadka oo lagu Xiray Maraykanka
Magacyada 18 qof oo lagu xiray USA, laguna eedeeyey in ay Maraykanka soo geliyeen Daroogada Caleenta Qaadka ee dalku ku murqaamaan (oo lagu noqdo High) –
Waxaa dalka Maraykanka lagu xiray 18 qof oo isugu jira Soomaali iyo Yemen oo lagu eedeeyey in ay ka ganacsanayeen, dalka Maraykaankana soo geliyeen Daroogada caleenta ah ee Afrikaanka ee loo yaqaan Qaadka (Khat), waxaana lagu eedeeyey in...
Kulankii Labaad oo lagu heshisiinayo Labada Shariif oo mar kale isugu yimaadeen ka dib markii uu Cadaadis kaga yimid…
Warar aan ka helney Xarunta Madaxtooyada DFKMG ayaa sheegeya in Arbacadii kulankii labaad ay isugu yimaadeen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan , waxaana kulanka labaad ee dhexmaraya Labada Shariif ka soo shaqeeyey Guddi iskood isku xilqaamey kuwaas oo doonaya in ay soo afjaraan Khilaafka labada dhinac ee Muddo soo jiitamayey...
Bannaanbax Deg deg ah oo ku wajahan Commonwealth iyo Damacooda Badda Soomaalida
Bashiir Shiikh Maxamed, waa dublomaasi Soomaaliyeed, waxaana May 07, 1979 markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha (Charge D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway – Waxana uu qormadan kula hadlayaa shacabka Soomaaliyeed si looga...
Todobaadka Iyo Jabuuti: Khudbadii Geelle iyo Shirjaraa’id ee Safiirka DFKMG
Horaantii todobaadkii aynu ka soo gudubney, dalka Jabuuti waxaa ka dhacay Xaflad caleemo saar iyo dhaar isugu jirta, waxaa sidoo kale ka dhacay magacaabista ra’iisul wasaaraha iyo dhismaha xukuumadda cusub ee dalka Jabuuti.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa mar seddaxaad u magacaabey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jabuuti, Md. Dileyta Maxamed Dileyta 11/05/2011. kadib magacaabista Ra’iisul...
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye: muddo kordhin hal sano ah ha loo sammeeyo DFKMG
WAR MURTIYEED:
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa kulan howleed isugu yimid maanta oo ay taariikhdu tahay 15/05/2011, wuxuuna kulankaasi uga hadlay xaaladda Siyaasadeed, Bulsho iyo Nabadgelyo oo uu haatan dalka ku sugan yahay, gaar ahaan khilaafka ka dhex aloosan Hay’adaha Dowladda ee la xiriira sidii looga bixi lahaa ku-meel-gaarnimada khilaafkaasoo yimid markii uu Baarlamaanku sammeystay...
“Badda Soomaaliya waa 350 mayl ee ma aha 12 mayl”
“Badda Soomaaliya Waxay idinku noqon doonaa Kabiihii Abuu Qaasim” – Waraysi uu Radio Danan la yeeshay Xasan Dhooye ka Dhegeyso Danannews, waraysigaas oo uu kaga war Bixiyay Sharciga Badda Soomaaliya iyo cabirka xuduudda badda –
Aqoonyahanka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xasan Maxamed Jaamac Xasan Dhooye oo dalka Maraykanka Ku sugan ayaa Idaacadda danan uga war bixiyay qaabkii...
Sheekh Shariif, Shariif Xasan iyo Farmaajo oo lagu Waddo in ay ku kulmaan…
Iyadoo marba marka ka dambeysa uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana Khilaafkaan walaac weyn hadda ka muujinaya dowladaha daneeya arrimaha Soomaaliya ka dib markii ay hakad galeen Howlahii loo unkey Dowlada iyadoo taasi jirto ayaa , warar ka soo baxaya qaar ka mid...
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Deeq lacageed Guddoonsiiyey dad aad u Tabaaleysan oo ku sugan Muqdisho
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed (UWS) oo inta badan gacan siiya dadka tabaaleysan iyo dadka ku barakacay gudaha dalka ayaa sanadguuradiisii 3-aad oo ku beegan maanta 15/05/2011 ayaa Xus ku aadan Sannadguuradaas waxaa deeq lacageed gudoonsiiyey dad aad u tabaaleysan oo ku sugan Magaalada Muqdisho kuwaas oo isugu jiray dad cuuryaamiin ah, indhoolayaal iyo barakacayaal, waxaana goobtii lagu guddoonsiinayey...
Farmaajo oo ku biiray Madaxda Soomaaliyeed ee Xagal Daacinaya Xornimada Dhul-badeedka Soomaaliyeed – Hadalkiisii UN
Xeerka Law No 37 waxaa websiteka FAO lagu daabacay October 21, 2000, websiteka Qarammada Midoobayna waxaa lagu daabacay July 23, 2001, xeerkaas oo qeexaya in badda Soomaaliya tahay Territorial Waters 200 mayl, halka ra’iisul wasaaraha DFKMG uu May 11, 2011 adeegsadey oraahda EEZ taas oo khalad cad ah…. SII AKHRI
Read More →
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFKMG
Hay’adaha Dastuuriga ah waa inay si wadajir ah u go’aamiyaan mustaqbalka Dalka –
Warsaxaafadeed –
Sabti, 14 May 2011 – Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa warbixin kooban ka bixiyey socdaalkiisa iyo waxii u qabsoomay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeybgalay shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ee 11kii...
“DFKMG Haka Laabato Hadalkii Wasiirka Kalluumaysiga” ee ku saabsanaa Badda Soomaaliya
Baarlamaankuna waa in uu joojiyo arrintan Dowladdu ansixisay maadaama xukuumaddu aysan arrintan ka fiirsan – Baaq ku socda ummadda Soomaaliyeed oo idil
SII AKHRI…
Read More →
DFKMG oo Ka Tanaasushey Dhul-badeed Soomaaliya oo Baaxaddiisu tahay 2.2 million kiiloomitir oo laba-jibaaran?
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Baadda oo Shaaca ka Qaaday in Xuduudda Badda Soomaaliya loo ogol yahay ay tahay 12 mayl oo keliya , waa 22 km keliya … … SII AKHRI
Read More →
Shacabka Soomaaliyeed oo Walaac ka Muujiyey Eeyo loo soo Tababarey in dadka Baaraan marka ay galayaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Waxaa Bilihii ugu dambeeyey Magaalada Muqdisho ku soo qul qulayey Shirkado Shisheeye oo aad u fara badan waxayna intooda badan haatan saldhig u ah Xaruntii Tababarka Ciidamada ee Xalane, waxayna Shirkadahaan la sheegey in aysan wax Ruqsad ah ka haysan Dowlada Federaalka sida uu dhawaan ka dhawaajiyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axamed Tarsan oo sheegey in Shirkado gaaraya ilaa Soddon ay...
Musharaxa Madaxweynaha Mr Yaasiin Maaxi: ”waa meel ka dhac iyo sharaf ka qaadis in mudane baarlamaan oo ah sharci dajiye lahandado lana xayiro dhaqdhaqaaqiisa islamarkaana lagu tilmaamo musiibo”
Musharaxa Madaxweynaha Soomaliya Mr Yaasiin Maaxi oo maanta Warsaxaafadeedkiisa Bilaha ahaa ee Xisbiga SSUP uga hadlay Waxyaabihii Foosha xumaa ee ka dhacay maalinimadii daraad ahayd ee Airaporka Muqdisho taas oo Xildhibaanada Qaranka Somalia lagula kacay wax ka baxsaan Dastuurka u yaalo Dowlada KMG ayadoo lagu sameeyay is hortaag aysan ka dhoofi karin garoonka diyaaradaha ayagoo guduanaayo waajibaadka...
Xukuumadda FKMG oo u Jawaabtey Guddoomiyaha Baarlamaanka
Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadal uu siiyay warbaahinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan:
Warsaxaafadeed:
Arbaco, Muqdisho, May 11.2011—–Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadalkii shalay 10-kii May 2011 uu siiyay warbaahinta Guddoomiyaha Baarlamaanka kaasoo ahaa in Xukuumada FKMG...
Guddiyadii Doorashada Madaxweyninimada Soomaaliya oo si Nabadgelyo ah uga ambabaxay Garoonka Muqdisho ka dib Cadaadis ka yimid..
Maalintii Isniita ayay ahayd markii Xildhibaano gaaraya 40 Xildhiibaan oo ahaa Guddiyadii Doorashada Madaxweynaha soomaaliya laga hor istaagey in ay ka dhoofaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeedey Dalka Kenya si ay uga qayb galaan Siminaar ku saabsan qaabka loo sameeyo Doorashooyika Madaxweynaha waxaa siminaarkas bixin lahayd Hayad fadhigeedu yahay Cariga Mareykanka oo...
DFKMG oo u muuqata mid u kala qaybsantay Isbahaysigii Asmara iyo Dowladdii Imbagathi,
Xildhibaano gaaraya ilaa 30 xildhibaan oo ahaa guddiga Doorashada oo lagu waday in ay siminaar u tagaan Magaalada Nairobi ayaa mar ay ka duuli rabeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa hor istaaga ku sameeyey ciidamo ka tirsan PIS oo amar ka haystay wasaaradda Arrimaha Gudaha, waxaana garoonka ka dhacay gacan hadal dhex maray ciidamada PIS iyo xildhibaanada Baaralmaanka, taasna waxay keentay...




