Home » Faallo

Dhaqanka Islaamka: Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika

Jan 28, 2012
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 lagu siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaaso, waxayna ila noqotay in dad badan ka faa’iidaysan karaan. Waa kan mulakhaskii dowradu: Thaqaafada Islaamka (Islamic Culture) Ahmiyadda iyo fadliga cilmiga – Ilaahay wuxuu ku amray nabiga صلى... 
Halkudheg:

Ma Maqashey, Ma Taqaan, Mise Waa Moog tahay

Jan 26, 2012
Xaaladda Soomaaliya oo oo marba marka ka dambeysa ay Cirka isku shareereyso ayaa waxaa doorbidey in aanan ka Aamusin sidaa darteed Soomaalida waxay tiraahdaa haddii Rag Coloobo oo Ciifo Dhexmarto , hadba sidaan ku Ciil Bixi karo waa kuu Cawo Adduun , waxaan doonayaa in aan Xaaladda Soomaaliya ka hadlo laga soo bilaabo Sannadkii 1992 Xiligaas waxaa Qaramada Midoobey uu Go’aamiyey in Soomaaliya Ciidamo... 
Halkudheg:

Culimada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culuma’usuu waa kalimad xaq ah oo loola jeedo baadil.

Jan 26, 2012
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan halkan ku soo ban dhigi doonaa inshaa allah qaar ka mid ah tilmaamaha culumada rabaaniyiinta ah iyo tilmaamaha culumaa’ usuu, kadibna waxaan is waydiin doonnaa yaa culuma’usuu ah? maxaase lagu kala... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XIX-aad

Jan 24, 2012
Weerarkii ka bilowdey geeska Afrika oo Talyaanigu uu ku qaadey Itoobiya, iyo kii ka bilowdey bariga-fog ee Jabaanku uu ku qaadey Shiinaha, jamciyaddii caalamiga ahayd (League of Nations) waa ay ka aamustey. Sababtu waxay ahayd dowladaha hor-boodayay jamciyadda (Ingiriis, Faransiis iyo Mareekan) oo aanan xilligaas qorsheysan in ay ka qeyb-qaataan dagaal dunida ka hura. Ingiriiska iyo Faransiiska waxaa... 
Halkudheg:

Maxaa Culimada Soomaaliyeed Loola Colaytamay?

Jan 24, 2012
Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ilayska wax lagu ifsado, xaqa iyo baadilkana way kala cadee yaan, waxaase xusid mudan in ay yihiin adoomo ilaahay oo gafaya asiibayana, wixii ay ka waa faqaan kitaabka iyo sunnada waa lagu raacayaa, wixii ka khaldamase lagu raaci mayo. Wixii ka qaloocda culimada,... 
Halkudheg:

Tacsi ku Wajahan Magacii Dowladnimo

Jan 22, 2012
Markay ay burburtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991, waxaa durba bilowday magacyo horey ay ka raacsan tahay ‘S’ oo ah magacyo u taagnaa ururo siyaasadeed, waxaana magacyadaasi ay galaafteen kumaan kun oo Somaali ah, kadib markii dadkii magacyadaasi sameeyey ay labo labo isku qabsadeen iyadoo mid waliba uu isagu isku haysto midka saxda ah. Maanta oo aan mareyneyo sanadkii 21-aad ee intaan ku... 
Halkudheg: ,

The People’s Road Map: Rebuilding a New Somalia

Jan 19, 2012
A position Paper by HE Madobe Nunow, Reformist MPs and the Somali Justice and Development Party (SJDP) 15th January 2012 Executive Summary When Somalia become a nation in 1960 the country was considered as one of the best African countries in the continent. Somalia even gave foreign aid to landlocked Zambia and Tanzaniain the late 60’s at their efforts at reconstructing their nascent economy and... 
Halkudheg:

UUR-DOOX: Qaybtii 4aad:

Jan 18, 2012
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya – Qore. Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin). Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka: Waxaan idiin soo tarjumay ararta kitaabkii uu qoray Sh. Maxamad Qudub, oo uu ku sheegay ilbaxnimada Reer Galbeedka (Dimuqraadiyadda) iyo tan Reer Bariga (Shuuciyadda) in ay yihiin jaahilayad halis ah... 
Halkudheg:

Imaam Shiikh Shaafici oo Al-Shabaab Aamusiiyey (2) !!!

Jan 18, 2012
Akhristoow wuxuu Casharkeenii hore noo joogay anagoo ka soo Sheekayneyna sababaha ay Al-shabaab u soo Daliilsan waayeen Aayadaha la macnaha ah Aayadda Suuratul Maa’ida ee : ( يأيها الذين امنوا لا تتخذوا اليهودوالنصاري اولياء بعضهم اولياء ) Waxaana ka soo hadleynay Suuratul AL-Mumtaxinah oon soo niri waa Suuradda aad u faahfaahisay Xiriirka... 

MASHRUUCA DEEGAAN-CIREED IYO DABAQ-GEEYIHIISA

Jan 17, 2012
Markasta oo lagu xeel-dheeraado fahamka aayadaha abuurka ah, waxaa si wacan loo helayaa ogaallada la xiriira aayadaha ooraaheed ee ku soo aroorey kitaabka quraanka ah. Taas ka soo hor-jeedkeeda waxaa ah, markasta oo caadifad la raaco oo laga fogaado jaan-tusyada abuurka iyo cimilada, waxaa lagu sikanayaa nolol ah fadhiid iyo fadhi ku-dirir. Waxaa laga fogaanayaa xeerarkii nolosha oo quraanku uu inoo... 
Halkudheg:

DASTUUR LAGU DHAQMAA , DOWLAD LAGU DHISAA, DALNA LAGU DEJAA

Jan 13, 2012
Waxaa inta badan aad moodaa in mudooyinkan umada soomaaliyeed ay garwaaqsadeen in aan marnaba dowlad iyo midnimo iyo nidaam toona iman karin inaan nabad la hirgelin karin haba yaraatee wax kala danbayn ahna la helaynin ilaa dalku ka yeesho dastuur iyo sharci iyo garsoor maahee. Hadaba dastuurka hadda la qorayaa ee qabyada muxuu kaga bedelan yahay kan hada noo qoran ee axdi qarameedka ku... 

UUR DOOX Qaybta 3-aad: Waxay gabar ii sheegtay ku noolayd magaalada Burco, in dhallinyarada waxdada magaalada Burco la dhagaxyeeyn jiray marka la arko

Jan 7, 2012
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya Xaaladda Dunida Muslinka Allaa mahad leh, isagaan u cuskaneeynaa umuuraheenna oo dhan,waxaan rabaa qormadan in aan dib idinkugu celiyo todobaatameeyadii, sawir cadna ka siiyo dadkii aan joogin ,intii joogtayna aan xusuusiyo insha allaah. Waxaa kaaga muuqda qoraaladii hore in muslimiinta soo mareen marxalado hoos u dhac ah sida qabsashadii Andulus, soo qixintii dadkii... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XVIII-aad

Jan 5, 2012
Dabkii ka shidmay Geeska Afrika (Dhacdadii Wal-waal) waxaa xigay colaad baaxad wayn ee ka aloosantay meelo kamid ah gobollada dunida. Middeedii ugu horeysey waxay ahayd dab-shid ka qarxay koonfur-galbeed qaaradda Yurub. Dalka Isbaaniya ayaa markaas waxaa ka hurey dagaal-sokeeye oo ay ku riiqmeen dadkii ku dhaqnaa halkaas. Colaaddaas oo socotay muddo saddex sano ku dhowaad ah, waxay bilaabatay bartamihii... 
Halkudheg:

Dib u eegista 2011 iyo dhacdoyinkii ugu waa weynaa.

Jan 1, 2012
Waxay ahayd subax jimca ah 17/12/2010 dhamaadkii sanadkii hore markii uu dab jirkiisa qabadsiiyay wiil udhashay dalka tuunis, isala bishaasi 18keedii waxaa kacdoon sameeyay shacabkii magaalada uu kudhashay wiilkaasi, kacdoonkaasi cirka ayuu isku shareeray waxa uuna soo gaaray magaalooyinkii waaweeynaa sida caasimada tuunis. 14 bishii koobaad ee sanadka ayaa waxaa orad isku taabtay oo cagaha wax ka... 
Halkudheg: ,

Kulankii aan la yeeshay taariikhyahan Aw Jaamac Cumar Ciise

Dec 31, 2011
بسم الله الرّحمن الرّحيم Taariikhdu markii ay ahayd 5-12-1432H, oo ku beegnayd 1-11-2011, habayn Arbaco soo gelayso, salaadda cishe kadib, siddeedii fiidnimo iyo daqiiqado, waxaan kula kulmay hotelka Qasri alsuyaax, ee ku yaalla Xaafadda Alraas ee magaalada Dubai, dalka isutaga imaaraadka carabta, taariikhyahanka weyn ee soomaaliyeed Aw jaamac Cumar Ciise, Alle ha dhowree cimrigiisana... 
Halkudheg:

Waxyaalaha laga faa,iidi karo Maxaadaradii Sh. Cabdiqadir Nuur Farax ee shirkii garoowe.

Dec 31, 2011
Sida la wada ogsoonyahay waxaa markii ay taariikhdu ahayd December 21, 2011 ka furmay magaalada garoowe shir loogu magic daray WADA TASHI, shirkaas ayaa waxaa maxaadaro gaaban oo socotay 7 daqiiqo ku furay Sh. Cabdiqadir Nur Faarax. Oo ka mid ah culumada soomaliyeed ee hatan ku dhaqan soomaaliya. Haddaba inta aanan ka hadlin waxyaalihii laga faaiiday kalmada shiikha iyo dacaayado lagu qoray shabakada... 

Imaam Shiikh Shaafici oo shabaab Aamusiiyey !!!!

Dec 28, 2011
Akhristoow waa Cashar kale oo ku saabsan silsiladdii Shareecadda iyo Shabaab, oon maantana ku fiirin doono Cilmiyarida Shabaab Haysata iyo Nusuusta oo barkeedana la daliilsado, Barkeedna Busto la huwiyo ama kubeerto sidaad u taqaan. Waxaa jirtay Cajallad aan ka Dhageysta Shiikh Xasan Turki oo uu jihaadka kaga sheekeenaayey, Akhristoow waxaan ka tiriyey 47 Aayadood oo Jihaadka ku saabsan iyo Seddex... 
Halkudheg:

Halkan ka fiirso Jadwalkii dawradii Lixaad ee magaalada Aarhus,Denmark

Dec 27, 2011
Waxaa Nasiib inoo ah in maalinta jumcaha ah ee soo socda ay bilaabmi doonto dawradii xiligan oo kale uu qaban jirey Masjidka AL-Taqwa(Åbyhøj) ee wadanka Denmark Gaar ahaan caasumadda labaad ee Aarhus.  Read More →

Qeybtii labaad Xagjirnimadda Diimeed

Dec 27, 2011
Qeybtii koowaad ee maqaalkan waxaan kaga hadalnay hordhac kooban oo kusaabsan xagjinimada iyo khatarteeda. Waxaan sidoo kale soo qeexnay xagjirnimada iyo noocyadeeda kala duwan. Waxaan si gaar ah u tilmaamnay in xoogga saarayno darafka xadgudubka. Taas macnaheedu ma aha in aan sahlanayno darafka gaboodfalka, laakiin khatarta tooska ah ee uu Ummadda oo dhan ay u leeyahay xagjirnamada nooceeda xadgudubka... 
Halkudheg:

Uur Doox: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya – Qaybtii 2-aad

Dec 25, 2011
Mashruuca Islaamica ee Soomaaliya Waxaan aad ugu mahadcelinayaa dhammaan dadkii faallooyinka ,dhiirrigalinta iyo ducooyinka iisoo diray ,Allaha idinka abaalmariyo.Waxaan Allah ka magangalayaa in aan wax dulmiyo ama la I dulmiyo,In aan sibxado ama la I sibxiyo ama aan lumo ama la I lumiyo (waa ducooyinkii nabiga scw). Qormadii koowaad kaddib waxaa ii soo baxay in dad badan dhufays galeen oo leeyihiin... 
Halkudheg:

Maareeynta khilaafka

Dec 21, 2011
Gacaliye akhriste, maqaalkan maanta waa nooc ka duwan kuwii hore, kowaas oo sadarro la akhriyo ahaa, sidaadaraadeed waxaan maanta akhristaha u soo bandhigay labada sawir oo hoos ku dhaggan.Balse intaadan u gudbin labada sawir aan kuu sameeyo “Brain storming” Maskax kicin. Mowduucu waa: Maareynta khilaafka: Maareyn: waa arrin taagan wax ka qabashadeed, hagaajin. Loolan; waa dagaal ama arrin kale... 

Xajirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay

Dec 20, 2011
Dr. Maxamuud C/Raxmaan – Al-Madiinah Al-Munawarah 1.     Hordhac Kooban Mahad dhammaanteed waxay u sugnaatey Rabbi hufnaaye, naxariis iyo nabad gelyna suubaha Nabigeena korkiisa ha ahaato. Waxaan qormadaan kooban ku qaadaa dhigi doonaa haddii Rabbi idmo mowduuc aad u muhiim ah saldhigna u ah dhibaatada guuntay ee ragaadisay ummadda Soomaaliyeed laga soo bilaabo markii ay ka xoreebeen isticmaarkii... 
Halkudheg:

SAM-SAM – BIYIHII BARAKEYSANAA

Dec 19, 2011
Sam-sam waa biyo kamid ah biyaha dhulka laga helo. Laakiin waxay kaga duwan yihiin biyaha kale, waa biyo barakeysan. Degaanka uu ku yaal balliga laga cabo biyahan, waa bartamaha magaalada xurmeysan ee Maka. Wuxuu kacbada u jiraa masaafo dhan 20 m. Waxaa balligaas ka soo burqanaya biyo nadiif ah, saafi ah, dahiran, leyskuna dahiro. Sida la hubo taariikhda cimriga balligu wuxuu ku mataanan yahay taariikhda... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif : Laba Dhibcood

Dec 17, 2011
Xaaladda Siyaasadda Soomaaliya ayaa u eg ama u muuqata Ciyaar kubadda Cagta ah oo isreeb reeb ah waayo haddii aan dib u qooraansano markii Madaxweyne Shiikh Shariif Madaxweyne loogu doortey Jabuuti 31- kii Janaayo Sannadkii 2009 wuxuu Siyaasada ku soo galey Ciyaar Isreeb reeb ah wuxuun markasta ahaa nin Xariif ku ah kulamada la isaga soo horjeeda inkastoo uu taageero xoogan ku lahaa Beesha Calaamka,waana... 
Halkudheg: ,

UUR DOOX: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay; Qaybta1aad

Dec 15, 2011
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya Allaa mahad leh, ammaan oo idilna Ilaah ayaa iska leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Taxanahan oo aan u bixiyay UUR DOOX waa mid aan uga hadli doono (hadduu Alle idmo) Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay; mashruucan ciddii shegatana ay sheegad tahay, ninkii... 
Halkudheg: