Home » Faallo
Dayaxa Waa IIB
Tan iyo markii la magacaabay Dowladda uu Madaxda ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed sanadkii 2009, waxaa soo noqnoqday heshiisyo ku aadan Badda iyo Dhulka Soomaaliya, waxayna arrintaani ka dhiidhiyey Bulshada Soomaaliyeed, kuwaas oo ka qoray qoraalo fara badan oo Dowladda looga digayo in heshiisyo noocaas ah gasho iyadoo heshiiskii 7-dii April ee sanadkii 2009 ay dowladdu si weyn ugu fashilantay...
“Haddii uu sii socdo Muranka Xuduud-badeedka Soomaaliya iyo Kenya wuxuu sababi karaa Dagaal” Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG
iyo Kenya oo si xad gudub ah ugu andacooneysa in xuduudda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ay kala qaybiso xarriiq jiifta oo u socota dhanka Bari…. taas oo ah middii ay hore uga dhiidhiyeen shacabka Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sii Akhri
Read More →
Qoondo Qaran iyo Qabiil kala Weeci
Marka la fiiriyo Horyaalka Qaranka waa Haweenka, Soomaalidu waxay Tiraahdaa Haweenku waa Geed Harweyn oo uusan Garaney Maangaabka waxan qabaan in doorkii Haweenka la iska Hilaamey oo kaalintoodii Siyaasadeed oo in badan kaga hooseeyaan Ragga , waxaa Xaqiiqo ah in ay Haweenka qaadan karaan kaalin kasta oo raga qaban karaan , waxaana maanta mudan yihiin in kaalintoodii la siiyo oo aan la xaqirin.
Haweenka...
UUR-DOOX Qaybta 7-aad | Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya
Allah wuxuu yidhi isagoo ka sheekaedynaya Nabi Ibrahim,
ولا تخزني يوم يُبعثون* يوم لا ينفع مال ولا بنون إلا من أتى الله بقلب سليم
“Allow ha I hoojin maalinta la isa soo saarayo, maalinta aan maal iyo caruur waxba tareeyn qof Allah qalbi fayoow ula yimid ma ahee”
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya, Waxaan rabaa qormadan hadduu alle idmo...
HESHIISKA HALLIDAY FINCH IYO DOWLADDA KMG (Qaybtii labaad).
Qeybtii koowaad ee qoraalkaygii ku saabsanaa heshiiska dhexmarey Dawladda KMG iyo shirkada ajnabiga ah Halliday Finch waxaan ka codsadey Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya, mudane dr Cabdiweli Maxamed Cali in uu Ummadda Somaliyeed usoo bandhigo mowqifka rasmiga ah ee dowladda Somalia ay ka qabto heshiiska wasiirka gaashaandhigu la galay Halliday Finch 25/02/2012, sida ku qoran warsaxafadeed lagu daabacay...
DAMACII LIITEY – Qore: Dr. Eenow
Damacu waa tilmaan aad u liita oo qofkii wax isku falaaya uu ka xishoodo. Waa tilmaan la xiriira aragti ku dhisan dugaagnimo, taas oo ka dheer garaadka hagaagsan iyo garashada wanaagsan. Qofku markuu damco in uu wanaagga iyo kheyrka badsado, laguma tilmaamo qof damac-xumi ay qaadey. Bal waxaa la yiraahdaa, waa qof leh han sare oo uu tiigsanayo iyo hiraal qurxoon oo u muuqda. Dhan-kale, damacu waa fal-celis...
AL-Shabaab iyo Kimistari (Chemistary) !!!!!
Sharaxa Cinwaanka :
Cinwaanka Maqaalkaan Wuxuu igu soo dhacay markaan Idaacad Afka Soomaaliga ku hadasha Aan ka Maqlay in Ciidamada Dawladda ay Weerar ku Qaadeen Jaamicad Muqdisho ku taal ayagoo raadinayaa,
Macallin Jaamicadaas ka shaqeeya oo Maadada Kimiatariga dhiga oo Logan Shakiyey in uu yahay mid shabaab ah ama Shabaab fikradooda u janjeera.
Markaas Ayaa markiiba ay igu soo dhacay Maqaalkaan Aan...
Ex-Somali Diplomat Accuses Kenya of Illegal Block Awards
Date: Wednesday, April 4, 2012
There seems to be a dispute making the rounds over acreage offshore Kenya. In an email to a number of news outlets including Petroleum Africa, it was alleged that certain offshore exploration blocks Kenya has awarded encroach on Somalia’s territorial waters.
The email specifically mentions Block L5 which is currently under contract to several international firms led...
Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil-Dhamaad
“Waysha gawrac dibiga ha ku quustee ”
Akhristoow gabagabadii iyo gunaaanadkii qormadii taxanaha ahayd ee culimmada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culummaa u’suu waxaa iiga hor maray Sh. Xasan Daahir Uways, afkaaga caano lagu qabay, iyo waliba Abuu mansuur Al-amriiki oo isna taabtay arimuhu meeshay u socdaan iyo qaloocu meesha iyo heer ka uu gaaray.
Akhristoow qormadii 3-xaad ee u danbeysay...
Heshiiska DFKMG iyo Shirkadda HallidayFinch waxa uu shacabka Soomaaliyeed soo xasuusinayaa Heshiiskii TopCat
Heshiis ku sabsan in Shirkad Shisheeye ay masuul ka noqoneyso bixinta Shatiyada (laysanka) lagaga kalluumaysan karo Badda Soomaaliya, heshiiskaas oo aan weli la horgeyn Baarlamaanka DFKMG…
Sii Akhri
Read More →
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii XXII-aad
Sida aanu soo xusney habeenka uu bilowdey qorshihii weerarkii ku magacawnaa Fall Gelb (10/ 5- 1940-kii), isla-habeenkaas ayaa la doortey ra’iisul-wasaarihii cusbaa ee Ingiriiska Winston Chuechill. Saacado dabadeed wuxuu magacaabay xubnaha dowladdiisii, isaga oo isla-markaas saxiixey, ciidamada cirka ee Ingiriiska, marka ugu horeysa oo ay fursaddu u saamaxdo in ay si buuxda u duqeeyaan magaalo-madaxda...
Sheeko Aniga iga oohisay
لقد كان في قصصهم عبرة
Assalaamu Alaykum walaalaha qeymaha iyo qaayaha badan ee kuxiran websitekan qeymaha badan. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu ku saabsan yahay sheeko aniga iyo dad badan oo akhriyey ka oohisay. Waxaan quud-daraynaya inaad idinkana cibro ku qaadankartaan oo ah hadafka dhan ee sheekooyinka.
Sheekadu waxay ku socotaa gabadh magaceeda layirah Cassie iyo sida ay diinta...
Matt Baugh: “Soomaalidu waa dad jecel doodda siyaasadeed!”
WQ. Cabdulqaadir M. Wacays - Email: cmwacays@yahoo.com
Wasiirka Koowaad ee dowladda Ingiriiska David Cameron wuxuu bartamihii bishii Nofember 2011 ku dhawaaqay in uu dalkiisa ku qabanayo shirweyne Soomaaliyeed oo caalami ah oo uu xal ugu raadinayo dhibaatada Soomaaliya, asagoo taasna ku sababeeyey in ay “Soomaaliya qatar ku tahay danaha dalka Ingiriiska.”
Warbaahinta reer Galbeedka
Durba, warbaahinta...
Dad Kala Didsan, Dano Shisheeye & Dal Hodan Ah ?
Alaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Dadka Bani’aadamka ah ayaa ku kala duwan fikirka , Garaadka , Aqoonta , Farsamada , Hanka iyo Hal abuurnimada Iyo caqliga Waa sida uu eebe u abuuraye Balse waxyaabaha dunida iyo Quburada cilmiyada Bulshada ( Sociology) & Cilmi Nafsiga Bulshada (Social Psycholgy) Wax ka dhigtaa eey la yaabeen...
Xafladii Waxqabadkii Macadka Abuubakar As-Sadiiq MPLS MN
siyad salah
siyadsalah@hotmail.com
Read More →
Islaamka Miyaa Dumarka Sharafta Siiyay Mise 8 Marso!
Waxaan ku bilaabayaa Eebe wayne magicii naxariis iyo nabadgalyo Nabi Maxammad csw korkiisa ha ahaato. intaaa kagadaal waxaan rabaa qormadaan inaan kusoo qaato tusaalooyin badan oo aan kasoo guuriyay Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiista rasuulka csw, waxaan kaloo kusoo qaadan doonaa taariikh kamid ah gabdhihii ku barbaaray hurumarka islaamka maggacana kuyeeshay.
Waxaan kaloo kusoo qaadan doonaa...
Qoraagu Faaladan wuxuu u bixiyey:FITNADA FEDERAALKA
Waxaad arkaysaa dad jibaysan, oo calallo iyo maryo midabyo leh oo magacyo lagu xardhay qaarkoodna farshaxan qurux badan lagu daabacay iyo astaamo lagu yaqaan carriga Soomaaliya la socdaan, waxaa hawshan lagu mashquuliyay dhalinyaro badan iyo haween oo la isku yiraa: “Gaas Dhagoole!”, oo ku soo koray xilliga dowlad la’aanta, intii ka badbaadday dagaalladii baahsanaa ee sokeeye, calamadan...
XEERKA ISA-SOO JIIDASHADA
Tan iyo markey nolosha bilaabatay aadamigu wuxuu u gur-guuranayay in uu wax ka ogaado asraarta ku qarsoon nolosha. Xiisaha ay leedahay darteed ayaa aadamigu wuxuu arimahaas u hurey wakhti badan, juhdi dheeri ah iyo kharaj xoog leh, kaas oo tijaabooyinkii baadi-goobka ay ku go’een dad badan. Iyada oo aanan la soo koobi karin ogaallada nolosha ee inaga qarsoon, ayaa misana xikmadda Eebe (kor ahaaye)...
Yaa ka Dameeya Dilalka Haldoorka Soomaaliyeed? Shir lagu qabanayo Minneapolis March 16
Yaa ka Dameeya Dilalka loo geysanayoHaldoorka Soomaaliyeed? waxaa looga jawaabi doonaa Shir lagu qabanayo Minneapolis March 16, 2013
Read More →
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii XXI-aad
Markii magaalo madax-dii Poland ay ku dhacday gacanta ciidamadii Jarmalka (27/ 9- 1939-kii), isla-maalintaas ayuu Hitler wuxuu jeneraalladiisii faray in ay dejiyaan qorshihii dagaalka la magac-baxay Fall Gelb. Waa dagaal qorshihiisu ahaa in uu ku qabsado dalka Faransa iyo dowladaha dhulka hooseeya ee leysku yiraahdo Low Land. Markaas wuxuu bilaabay, ciidamadii ka jiray jabhadda bari in uu si tar-tiib...
IMAAM SHAAFICI OO AL-SHABAAB AAMUSIIYEY (3) !!!!
Casharkeenii hore waxaa uu noo joogay annagoo ka soo hadalnay sharaxii Aayadihii ay Al-shabaab qaarna isticmaaleyn qaarna ay kubeertada saareen.
Haatanna aan u daadagno Dulucdii Mowduuceyga sideebuu Imaam Shaafici u Aamusiiyey Al-shabaab .
IMAAM SHAAFICI OO AL-SHABAAB AAMUSIIYEY :
Waxaan ognahay in Al-shabaab Daliilsadaan Xadiiska caanka ah ee uu Nabigu yiri NNKH : ( Anigu Nin Gaal ah ma kaalmeysanaayo...
Private firm flouts UN embargo in Somalia
February 26 2012 at 12:34pm
By Ivor Powell | http://www.iol.co.za/
Eight months after SA-linked private military company Saracen International was fingered in a UN Security Council as the “most egregious threat” to peace and security in the failed state of Somalia, Saracen continues to run and train a private army in violation of UN Security Council resolutions.
Saracen, one of a cluster of shadowy...




