Home » Archive Qoraaga

UN Resolution 2093 endorses Statebuilding Mission for Somalia

Mar 12, 2013
The Resolution 2093 adopted by the UN Security Council on March 6, 2013 endorses the long overdue partnership mission between the Federal Government of Somalia and the International Community for the peacebuilding and statebuilding of Somalia. The mission is ambitious, complex and treacherous but the right one. The significance of the Resolution is historic for several reasons. First, it ends the... 

Haweeneydii ugu Horeysey oo Xildhibaan ka Noqota Soomaaliya oo ku Geeriyootey Magaalada Muqdisho.

Mar 10, 2013
Waxaa Habeenkii Xalay ahaa Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Marxuum Xaawo Cawaale Abtidoon (Xaawo Yareey )oo ahayd Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horeysey ee Dibutaati ama Xildhibaan ka Noqota Baarlamaan Soomaaliyeed. Xaawa yareey oo magac ku lahayd Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku dhalatay Magaalada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud sanadkii 1925kii sida ay Warbaahinta u sheegtay... 

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Daah Furaya Dib U Eegista Dastuurka Dalka

Mar 9, 2013
Jawaari: “dib u eegista uu Golaha Shacabku ku sameynayo Dastuurka Dalka waa mid inoogu fadhiga muhiimad weyn….” Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinnimada Sabtida si rasmi ah u daah furaya dib u eegista ay ku sameynayaan Dastuurka Dalka kaasi oo ay horey si KMG ahaan ugu ansixiyeen ergo gaareysay 750 xubnood.  Read More →
Halkudheg:

Bayaankii Culimmadu kasoo saartay Nadwadii ka socotay Masjid Rowda

Mar 9, 2013
Waxaa kusoo gabagaboobay Masaajidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee Puntland, Nadwo cilmiyeed socotay afar habeen, cinwaan keeduna ahaa “ Iska jira Xadgudubka” (quliwiga) Nadwadaas ayaa ka hadlaysay Xadgudubka fahamka diinta iyo noocyadiisa, sida; muuqaaladiisa, sababihiisa, raadkiisa iyo daawadiisa. Waxaa ka qayb qaatay culimmo kala duwan, waxaana aad looga digay, lana cadeeyey xadgudubka Kooxda... 

Ra’iisul Wasaare Shirdoon Oo Ka Warbixiyey Safarkii uu Ku Tagay Gobolada Dhexe

Mar 8, 2013
“Aad ayaan u soo dhaweynaynaa in laga qaado Soomaaliya cuna qabataynta hubka, waana dadaal ay dowladu samaysay mudadii yarayd ee ay jirtay, taas macnaheedu maahan in hubka dowlada gacanteeda soo gala loo maamulayo qaab qaldan,…. Khamiis, Mar, 07, 2013…Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa galabta Shir Jara’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa... 

Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigii uu hogaaminayay oo gaaray Degmada Cadaado

Mar 7, 2013
Waftiga uu hoggaaminayey Shirdoon ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib booqasho ay ku tageen magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb iyaga oo ka soo kicitimay magaalada Caabduwaaq ee isla gobolka Galgaduud.  Read More →

Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisal Wasaaraha oo gaaray degmada Caabudwaaq

Mar 6, 2013
“Dowladda Soomaaliyeed kuma eka Muqdisho oo kaliya, waxayna u kuurgaleysaa dhamaamba xaaladda gobolada dalka Soomaaliyeed, waana sii wadeynaa kormeerkan” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha oo xusay in soo dhoweyntan ay tusineyso sida shacabka Caabudwaaq u taageersan yihiin dowladdooda.  Read More →

Taariikhdu Waa Tilmaam Aan Tirtirmin

Mar 5, 2013
Taariikhdu waa inoo musbaax, maanka caawimoe’ Adoo male gudaayaad yaqiin, marar ku gaadhaaye, Makaankaaga waa in aad taqaan, meelba waxa yaala—–Aadan Xaaji Afqallooc Murti baa waxay ahayd, taariikhdu waxbay hagtaa, dadkuna wuu haybsadaa, adduunkuna waa hayaan, hogaankuna waa cilmiga. Been ma sheegto taariikdu, mana duugowdo. Waa ma guuraan aan muran galin. Waa maangal iyo marag ma doonto.... 

Madaxweynaha DFS oo Booqday Dalka Qadar iyo Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Booqday Dhuusamareeb

Mar 5, 2013
Dowladda Soomaaliya iya Dowladda Qadar ayaa isku raacay in la dar-dar geliyo Iskaashiga Labada dal. iyo Ra’iisal Wasaaraha iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray Dhuusamareeb  Read More →

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo la dardaarmay 20 Diblomaasi oo Soomaali oo tababar u jooga South Africa

Mar 5, 2013
Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Pretoria ee caasimadda South Africa ayaa maanta si rasmi ah loogu wadaa in loogu furo tababar diblomaasi heerkiisu sareeyo , kaasoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee South Africa ay ugu deeqday Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Soomaaliya.  Read More →

FIFA oo Jabuuti Tababar ugu Furtay Garsoorayaal Soomaaliyeed oo Kubadda Cagta ah

Mar 5, 2013
Tababar dhinaca Garsoorka ah noociisuna yahay FIFA MA ayaa ,Magaalada Jabuuti uga furmay 28 Garsoore oo ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, waxaana tababarkani uu qeyb ka yahay dadaal si wada jir ah ay u sameynayaan ururka kubada cagta aduunka ee FIFA iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta loogana gol leeyahay in xaga garsoorka Soomaaliya looga horumariyo.  Read More →

Maxkamada Racfaanka oo Xukuntey in Wariye Cabadicasiis Koronto Xabisga lagu sii hayo halka Luul Cali Cismaan ay Heshey Xoriyadeedii

Mar 3, 2013
Qareenada oo mar kale Racfaan ka qaatey Xukunka Wariye Cabdi Casiis Koronto Xasan Cali Geeseey “Hayadaha Dowladda waxay noo Muujiyeen Cadaawada ay u Hayaan Saxaafadda” Abuukar Badri “Waa Cadaaladdaro in Laba Qof ii sku Dacwad ahaa midna la sii Daayo midna Xabsiga lagu hayo” Cali Tima Jilic oo Codsdey in Dowlada ay si deg deg u soo Farageliso Xukunka Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Garsoorka... 

Ra’iisal Wasaaraha oo maanta Baarlamaanka horgeeyey waxqbaadka Xukuumada ee boqolka maalmood

Mar 3, 2013
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo ay wehliyaan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa maanta horgeeyey golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed waxqabadka xukuumada ee boqolkii maalmood ee tegay.  Read More →

Ra’iisul Wasaare Shirdoon Oo Cambaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Makhaayada U Dhow Xeebta Liido

Mar 2, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii (Jimce, 01, Mar, 2013) ka dhacay Makhaayad ku dhow xeebta liido halkaas oo ay ku dhaawacmeen todoba qof.  Read More →

Xarunta SWDC lagu Qabtey ShirJaraaid oo ku Saabsanaa Maxakamada Hooyo Luul Cali Cismaan iyo Wariye Cabdicasiis Koronto

Mar 1, 2013
Qareenada “Dowladda Sharafteeda waxay ku Xiran tahay in la siidaayo Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul maadaama aysan wax Dambi ah lahayn Maama Sahra “ Dowladda Waa in ay Il gaar ah ku eegtaa Xeer Ilaalinta Maadamaa uu ku Xadgudbey Dad Dhibanayaal ah” Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) ka dhacay Shir Jaraaid waxaana Shirkaasi Jaraaid uu u jeedkiisu ahaa Maxakamada Wariye Cabdicasiis... 

Tacsi: Cabdullaahi Maxamuud Faarax (Cabdullaahi Nagnagle) oo ku geeriyoodey Jarmalka

Feb 28, 2013
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ‏ Inaa lilaahi wax inaa ileyhi Raajucuun. Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 27.02.2013 ku geeriyooday wadanka Jarmalka Cabdullaahi Maxamuud Faarax (Cabdullaahi Nagnagle)Ilaahay waxaan u weydiinayaa Marxuumka... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo Dacaayad Raqiis ah ku Tilmaamey in uu Khilaaf kala Dhaxeeyo Madaxweyne Xasan

Feb 28, 2013
Waxaa Mudooyinkii Dambe la isla Dhex marayay Warar ku saabsan in Khilaaf uu xiligan u dhaxeeya labada Mas’uul ee Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa markii u horeeyay waxaa arrintaa ka hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirddoon. Mar uu la hadlayey qaybo ka mid ah Warbaahinta ayaa arrintaa Tafaasiil dheerad ah ka bixiyay isagoona sheegay in... 

Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Maxkamadii la Horkeeney Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul Cali Cismaan

Feb 28, 2013
Qaybaha ka Duwan ee Saxaafadda oo Maanta Filayey in ay Xoriyadooda heleen Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul balse ka Caroodey.. Waxaa Maanta Maxakamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir la Horkeeney Wariye Cabdicasiis Cabdi Nuur Ibraahim Koronto iyo Hooyo Luul Cali Cismaan ka dib markii Maxakamadda Darajadda Koowaad ay Labadooda ku Xukuntey Min Hal Sanno oo Xarig ah hase yeeshee waxaa Racfaan ka qaatey... 

Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo mar kale Dacwdooda ka Bilaaban doonto Maxakamada Racfaanka

Feb 27, 2013
Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta oo soo Xushey Shan Xubnood oo ka Doodaya Xeerka Saxaafadda. Waxaa maanta Xarunta Soscensa ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta waxaana Kulankaasi Shir Gudoominayey Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Suleymaan Shiikh Ismaaciil ( Barasatamol) waxaana Kulankaan looga arrinsanyey sidii Qaybaha... 

Ra’iisal Wasaaraha oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Feb 27, 2013
Madaxweynaha oo soo dhaweeyay Safiiro cusub oo shan ah —Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta kulan balaaran kula qaatay xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed (Commanda Bolisiya) saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa kulankan waxaa ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane... 

Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga oo Tababar u u Furey 25 Diblomaasi.

Feb 27, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Machadka diblomaasiyadda iyo Tababarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo kaashanaya macallimiin Soomaali oo mutadawiciin ah iyo diblomaasiyiin Wasaaradda ka tirsan ayaa maanta u furay 25 diblomaasi oo ka howlgala xarunta Wasaaradda tababar la xiriira Horumarinta xirfadaha hogaanka iyo xiriirka... 

SOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii

Feb 26, 2013
FSNAU iyo FEWS NET waxay baahinayaan siideynta warbixin ay ku midoobeen oo ah “SOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii”. Qormadani waxay gudbineysaa halka ay marayso xaaladda sugnaanta cuntada iyo nafaqada waqtigan (Bisha 7aad 2012) iyo sadaasha muddooyinkan (Bilaha 2aad-6aad 2013) iyadoo dib loo eegayo dhacdada loo badinayo. Waxay qormadu koobaysaa xogta guud... 
Halkudheg:

Qaramadda Midoobey oo sheegtey in uu Hoos u Dhac ku Yimid Tahriibayaashii Soomaalida ee Dalka Yaman soo Gali Jiray.

Feb 26, 2013
Warbixin ay diyaarisey Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo UNHCR loogu yeero ayaa ka hadashay Tahriibayaashii Soomaalida oo ku soo shubmi jiray Dalka Yaman.War Bixinta ay Hay’addu soo saartay ayay ku sheegtay in Sanadkii la soo dhaafay ee 2012kii ay ahayd sanadkii ugu yeeraa ee Soomaalida ka soo talowda Soomaaliya ee soo gala Dalka... 

Shir lagu casumay Guddiyada Qaban qaabada Maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka oo lagu qabanayo Muqdisho

Feb 25, 2013
Ra’iisul wasaaraha Dawlada Federaalka ayaa casuumaad u diray gudiyadda qaban qaabada maamul u samaynta gobolada Jubooyinka si ay uga qayb galaan shir wada tashi oo ka dhacaya magaalada Muqdisho 26ka Feebaraayo ilaa 1da Maarso, 2013. Warqadda Casumaadda Halkan ka akhri…. GUJI  Read More →

Isu soo bixii ugu waynaa oo ka dhaca Garoowe abid, Looguna magac daray Maalintii Carada

Feb 24, 2013
Bannaan bax lagu muujinayey sida shacabka Soomaaliyeed uga caraysan yihiin dilkii loo geystey Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ka dhacay Garoowe Waxaa furay daadihinayeyna shirka Sh. Cabdiqani Qorane Maxamed oo ku bilaabay hadalkiisa Mahadnaq uu usoo jeediyey Allaah kadibna geesiyaasha reer Garoowe ee ku guuleystay in iyagoo faramaran ay soo qabtaan dhagarqabihii dilay sheekha ee hubeysnaa. Sh. Wuxuu...