Home » Archive Qoraaga

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku Dhawaaqdey Ha’yad Samafal oo Lagu Magacaabo Hormuud Telecom Foundation

May 26, 2013
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telcom oo mar waliba looga bartey in ay Caawiso Qaybaha kala duwan ee Bulshada islamarkaana ka qayb qaadatada Dhibaatooyinka ka dhaca dalka sida Abaaraha , Fatahaada, la tacaalida Dhaawacyada, Barakacayaasha iyo wixii la mid ah ayaa ku Dhawaaqdey Hayad Samafal oo loogu Magacdarey Hormuud Telecom Foundation.  Read More →

Bulshada Baargaal oo Iskaa Wax U qabso Ceel Macaan u qodanaysa

May 26, 2013
Waxaa maantay Magaalada Baargaal Ka bilowday Olele balaaran oo iskaa wax u qabso ah oo ay hogaaminaayeen odayaasha iyo waxgaradka Baargaal oo lagu qodaayo ceel macaan kadib markii ceelashii macaanaa ee horay u qodnaa baahida biyood ee magaalada buuxin kari waayeen , iyo qaybtoodii badnyad ceelashaas oo biyahoodii bad noqdeen sida ceelkii waynaa ee riiga ahaa iyo ceelal gacmeedyadii kale ee ku dhaw  Read More →

M/weyne Xasan sh. Maxamuud waxa uurku qarsanayey ayaa afkaagu hayn kariwaayey

May 26, 2013
Masuuliyiinta ugu sareeya dawlada fadaraalka ee awoodeeda maamul iska liidato ee dalka somaliya ayaa isu muujiyey kuwo Afkooda colaad ku abuuranaya wakhti ay ku haboonayd in ay af iyo adin qaboob kula macaamilaan cida ay maamula isleeyihiin iyo inta jaarnimada ay wadaagaanba,ee danta iyo duruufa waayuhu ka dhexeeyaan,inkastoo ayna lahaynba awood afka dhaafsiisan,laakiin maahmaah somaliyeed ayaa ahayd... 

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

May 25, 2013
It has come to the attention of the Puntland Petroleum and Minerals Agency (PPMA) that over the past few months the international media has been covering matters concerning hydrocarbon issues in Somalia. Many of these reports have contained misleading information about the nature of the Somali Federal Constitution and the constitutional rights of Federated States. This press release seeks to correct... 

Axmed Madoobe oo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya u soo jeediyey in ay faraha kala baxaan Arrimaha Kismaayo

May 25, 2013
iyo Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka iyo Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay cidda shaqada ku leh khayraadka Dabiiciga ah ee dalka  Read More →

Dhakhtarad Maraykan ah oo ku islaamtay muslimad ay foolisay!

May 24, 2013
Waxay ahayd dhakhtarad Maraykan ah oo dumarka iyo dhalmada ku takhasustay. Waxay tiri: haweeney muslin ah oo fool ah ayaa isbitaalka iigu timid. Dhalmada ka hor ayay xanuunsanaysey. Kolkii rawaxaadaydu soo dhawaatay ayaan u sheegay inaan shaqada ka baxayo oo uu foolin doono nin dhakhtar ah. Kolkaas ayay bilowday oohin iyo qaylo. Waxay lahayd ma doonayo nin!.  Read More →

The Dividends of Strong National Government: A Policy Shift Towards Somalia

May 24, 2013
The United States Government and other global actors have finally recognized that the support of legitimate strong Somali State offers the best opportunity to address the mounting security and development challenges in the country. As a result, the UN and other international organizations have shifted their engagement with Somalia. This new policy ends the previous dual-track approach that treated... 

Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Norway: “Soomaaliya waxay si waadix ah beesha caalamka ugu sheegtay in Xuduud-Badeedka ay la wadaagto Kenya aan la isla meel dhigin…”

May 24, 2013
iyo Dawladda Soomaaliya oo aan weli hadalkaas ka jawaabin… Heikki Eidsvoll Holmås oo ka jawaabayey qoraal ku soo baxay jariidadda Financial Times ayaa sheegay in isku dayga xasilinta iyo nabadda Soomaaliya danta ay Norway ka leedahay uusan ahayn arrin la xiriirta shirkadaha Batroolka baara.  Read More →
Halkudheg:

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland

May 24, 2013
iyo Muqdisho oo lagu xisay 50 Guuradii Midowga Africa — Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFS ayaa tibaaxay in: Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa kaloo... 

Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa

May 22, 2013
Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka Amisom iyo kuwa dowladda dagaalka ay kula jiraan kooxda xag-jirka ah ee Alshabab. Markii uu soo idlaaday kulanku waxaa saxafada si wada jir ah ula hadlay Ra’iisul Wasaaraha iyo wakiil Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya.  Read More →

Cabdiraxmaan Faroole oo ka Hadley Arrimaha Kismaayo iyo Dastuurka Dalka

May 22, 2013
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Taaba galka Dastuurka iyo dhamaystirka hawlaha Federalaasiimka ah.Madaxweynaha ayaa ugu horeynba ka hadlay Dadka Barakacayaasha ah ee ka soo Barakacay Gobolada Koofureed ee Soomaaliya kuwaas oo uu sheegay in halkaas ay kala kulmeen soo dhaweyn iyo walaalnimo dhab ah. Madaxweyne faroole... 

Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Ximan iyo Xeeb.

May 21, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay Diyaargaroobaan Doorashada Taariikhiga ah Prof Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo Mudo dheer ku soo jirey Siyaasada Wadanka Soomaaliya islamarkaana horey u Sameeyey Xisbiyo fara badan gaar ahaan Xiliyadii Dagaalada Sokeeye ayaa haatan waxaa uu ku soo Biirey Siyaasiyiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Maamulka Ximan... 

“Ahmiyada wax akhriska.

May 21, 2013
  W/D. farhan Hussein elmi, (sultan) Waxaa jirta xikmad oranaysa akhriyaha maant waa hogaamiyaha beri. wax akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah aqoonta culuunta iyo fikradaha, waxa ayna gaarsiisaa in Insaanku noqdo mid horumarsan dhan walba oo noloshiisa kamid ah, cilmi ahaan cafimaad ahaan dhaqaala ahaan, bulsha ahaan,... 

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED

May 19, 2013
Talaabadan duulimaadyada Hay’adaha QM looga mamnuucay garoomada Berbera iyo Hargeysa waa mid aan habooneyn sidaas darteed Dawladda Federaalka Soomaaliya waxey raali gelin ka bixineysaa talaabadaas ay qaadeen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland maadaama talaabadaas ay tahay arin ka hor imaaneysa xeerka duulimaadyada caalamka (ICAO/IATA)  Read More →

Midowga Daladaha Waxbarashada Dalka oo Xusey Sannad Guuradoodii 3-aad Soona Bandhigey Muqarar Waxbarasho oo ku Hagaya Manhaj Mideysan.

May 19, 2013
Waxaa Xarunta Midowga Daladaha Waxbarashada Dalka lagu qabtey Munaasbad si heer sare loo soo Agaasimey taasoo ku beegneyd Sannad Guuradii 3aad oo ah markii ay Midoobeen Daladaha Waxbarashada Dalka , waxaana Munaasbadaas ka qaybgaley Masuuliyiin ka socotey Wasaaradda Adeega Guud ee Dowladda Federaalka Qaybeteda Waxbarashada, Madaxda Daladaha Waxbarashada , Hayadaha Samafalka , Jaamacadaha, Odoyaasha... 

Warqad Furan oo ku Socota Hogaanka sare ee Dawladda Soomaaliyeed

May 19, 2013
Talo bixin muhiim u ah jiritaanka Qaranimada iyo ilaalinta xuduudaha Jamhuuriyadda Soomaaliya By: Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka MIDNIMO Somali United party (SUP) Eng: Ali Hersi Karshe (Ali Kabayare) KU: MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA MUDANE XASSAN SH. MAXAMUUD  Read More →

2005: Gabgablihii Batroolka ee Faraska Waalan Cayrinayey!!!

May 19, 2013
Booliiska dalka Norway ayaa xabsiga u taxaabay nin lagu magcaabo Magne Andreas Meier, waxana ninkaas maxkamad lasoo taagey August 26, 2005 kaddib markii lagu eedeeyey khiyaamo lacageed. Sida ay qortay Jariidada wax ka qorta arrimaha Ganacsiga Norway oo magaceeda la yiraahdo Dagens Naeringsliv oo kusoo baxda Afka Noorwijiyaanka [Dagens Næringsliv], ninkan lagu magcaabo Meier waxaa lagu soo eedeeyey... 

Xildhibaanadii Mooshinka ka keeney Xukuumada Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo laga hor Istaagey Kulan Qaddo ah oo ay ku lahaayeen Hotel City Palace

May 18, 2013
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr “Is Hortaagaas waxay Dhaawaceysaa Hanaankii Qaranka Soomaaliyeed “ Xildhibaan kale ayaa yiri “Haddii Xildhibaanada Danta Ummada Soomaaliyeed ka shaqeynayaan Maanta Qaddo ma Cuneyn.” Markii Saacadu ahayd 12:30 Duhurnimo ayaa waxaan u Dhaqaaqney aniga iyo Koox Wariyayaal ah Hotelka City Palace halkaas oo ay ka dhaceysey Kulan Qaddo ah oo ay isugu Imaanayeen... 

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta

May 18, 2013
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka... 

Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo

May 17, 2013
Muqdisho, May 16, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Golaha ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo gaaraya 8 una gudbiyay Baarlamaanka, waxayna kala yihiin Hindise sharciyeeda: 1. Guddiga Dib-u-eegida iyo Hirgelinta... 

Guddoomiyihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed: Dhulbadeedka Soomaaliya waa 200 NM ee ma aha 12 nm.

May 16, 2013
Prof. Cabdi Faarax Xasan oo dhambaal u diray Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana codsaday in aay arrinta lal xiriirta badda Soomaaliya mariyaan marinkii aay mariyeen barlamaankii hore…  Read More →

Wiil uu Dhalay Halgamaagii Daahir Xaaji Cismaan oo Muqdisho ku Qabtey Xuskii 70 Guuradii ka soo Wareegtey Aas–Aaskii SYL.

May 16, 2013
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisha lagu qabtey Munaasbad lagu xusayey Sannad Guuradii 70 aad ee Xisbigii Gobonimada Soomaaliya ee SYL,waxaana Munaasbadaan soo qabanqaabiyey mid ka mid Wiil uu Dhalay Halgamaagii wax ka Aasey-Aasey Xisbigii SYL kaasoo ah Daahir Xaaji Cismaan Sharmaarke oo lagu Magacaabo Dr Cabdulaahi Daahir Xaaji Cismaan , waxaana ka qaybgaley Madax ka tirsan Dowladda Federaalka... 

13-kii SYL Maxay ku Heshiiyeen?

May 16, 2013
Marka la gaaro 15-May Sanad walba waxay ku beegan tahay markii dhidibada loo taagay ama la Aas-aasay Ururkii Gobanimadoonka ee SYL oo ay fikirkiisa lahaayeen dhalinyaro ka Dhiidhidey dhibaatooyinka iyo Hagardaamada Gumaysigu ku hayey Shacabkii Soomaaliyeed ee ku noolaa shantii qaybood ee gumaystayaashii reer yurub u qaybiyeen Dhulka Soomaaliya oo aad uga yara Dhulalka kale ee Wadamada Afrika.  Read More →

Faysal Cali Waraabe: Norway Waxay Nagala hadashay in ay Doonayso in Baarlamaanka Soomaaliya uusan ka hor imaan haddii Dawladdu Saxiixdo Badda…

May 15, 2013
Norway waxay nagala hadashay qorshaheeda ay ku doonayso in ay ka dhaadhiciso Baarlamaanka Soomaaliya in aysan ka hor imaan haddii Dawladda Somaaliya ay saxiixdo badda.. Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, oo waraysi uu la yeeshay Telefishanka Somalichannel ayaa sheegay in ay bishii Janaayo (2013) ay Norway kawada hadleen Xuduudda badda Soomaaliya.  Read More →
Halkudheg:

Sannad Guuradii 70aad ee Halgankii Xisbigii S.Y.L 15 May 1943

May 15, 2013
Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah sannad guuradii 70aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y.L 15 May 1943, taasoo ku soo begantay in maanta shacabka soomaaliyeed ay u dhaltay dawlad aan ku meel gaar ahayn , 70 sanno ka dib waxaan ilaahay ka baryeena in ay...