Home » Archive Qoraaga

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka Laabtay Go’aankii Sharciga Badda ee ay Gaareen June 6, 2013?

Jul 2, 2013
Xukuumadda Shirdoon oo Baarlamaanka Soomaaliya u Gudbisey Xeerka Kalluumaysiga kaasoo Badda Soomaaliya kusoo koobaya 12 miles, laguna tirtirayo Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37 Sida ku cad qoraal ay xukuummada Fedaraalka Soomaaliya u gudbisay Baarlamaanka, ayaa badda Soomaaliya kusoo koobaya 12 mayl baddeed oo kaliya halkii ay ka ahayd 200 oo mayl baddeed oo Territorial Waters ah.  Read More →

“Waxaan Rabaa Inaan Kuu Sheego, Garsoorka Waligiis Ma Soo marin 4.5 iyo 3.5…” Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Bannaadir Avv. Xaashi Cilmi Nuur oo Wareysi Xasaasi Ah Siiyey Somalitalk

Jul 2, 2013
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Bannaadir Avv. Xaashi Cilmi Nuur oo wareysi gaar oo dhinacyo kala duwan taabanaya siiyey somalitalk mar uu transit ku ahaa dalka Jabuuti isagoo ku sii jeedey dalka Faransiiska ayaa waxaa uu ka Hadley u jeedadda safarkiisa, waxa ay soomaaliya ka faa’ideyso siminaar dhinaca garsoorka ah oo lagu qabtey dalka Faransiiska islamarkaana looga hadlayey shuruuc ku saabsan lacagaha... 

Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo Tacadi iyo Xadgudub weyn u geystey Ergadii Muqdisho u soo ka Xaysey Shiikh Xasan Daahir Aweys.

Jul 1, 2013
iyo Banaanbax looga soo Horjeeda Xariga ShiikhDaahir Aweys oo ka dhacay Muqdisho – Markii magaalada Muqdisho la keenayay Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Saraakiisha Xarakada Alshabaab ayaa Ergeadii ka soo wadey Magaalada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb kuwaas oo isgu jirey Xildhibaano, Siyaasiyiin , Saraakiil, Nabadoono iyo Ugaasyo ayaa markii ay ka soo degeen Garoonka waxaa Diyaardii... 

Xildhibaan Xiddig oo Dagaalada Kismaayo ku Eedeeyay Dawladda Federaalka Soomaaliya

Jul 1, 2013
iyo Maxamed Cabdi Kaliil oo ku Eedeeyey Ciidamada Kenya in ay Dhinac la Safteen Beelaha isku haya Kismaayo… Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo mar ahaa Wasiir ku Xigeenka Gaashaandhigga Xukuumaddii ku meel gaarka ahayd ayaa si kulul uga jawaabay Eedeyn Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dawladda Kenya ay ku Eedeysey in ay qayb ka noqotay Dagaaladii ka dhacay Magaalada kismaayo ee Gobolka... 

Faallo: Dhibaatada Ay Somalida Aan Xorta Ahayn Ku Hayso Somalia Maanta

Jul 1, 2013
Waxaa Geeska Afrika badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Dunida (1939-1945) ka soo shaac-baxday Aragtidii Somaliweyn. Halgamadii xornimadoonka ahaa ee dadyowgii Somalida ee ku noolaa Geeska Afrika oo ay kala hoggaaminayeen Ururkii SNL iyo SUP ee Somaliland, iyo Ururkii SYL ee Somalia waxay hilowga himaladoodu iyo riyaaqooda wadaninimo ku salaysnaa in la xoreeyo, mideeyo, hal calan iyo hal dawladna la hooskeeno... 

Somalia: former UN coordinator came down hard on the federal government

Jul 1, 2013
In an interview (Somalia: lights and Shadows) published Saturday 22, 2013 in the Kenya Daily Nation, Mr. Matt Bryden, former coordinator of UN Monitoring Group on Somalia and Eritrea, came down hard on the federal government of Somalia (FGS). He lambasted the federal government for “delusional” performance, supported the unconstitutional ‘Jubbaland’ regional state announced in Kismaio with... 

Xukuumada oo ku baaqday in ciidamada AMISOM Sector 2 ee Kismaayo lagu badalo kuwo dhex-dhexaad ah

Jul 1, 2013
“Ciidamada AMISOM Section 2 ama taliska labaad loo yaqaano waxay xireen taliyihii ciidamada dawladda ee Kismaayo Col. Cabaas Ibrahim Gurey, oo aan xarigiisa wax wargelin ah laga soo siin dawladda,” ayuu yiri Wasiirka oo xusay in sidoo kale ciidamadani ay duqeyn dhimasho iyo dhaawacba sababtay u geysteen xarunta ciidamada dawladda ee Kismaayo.  Read More →

Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Xarigga Shiikh Xasan Daahir Aweys

Jul 1, 2013
Salaaddii Cishaha wax yar uun ka hor ee xalay ayaa Diyaraddii siday Xasan Daahir Aweys ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee magaalada Muqdisho. Ka hor intii aysan Diyaaraddu soo caga dhigan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa halkaa ku sii sugnaa Xubno ay ka mid ahaayeen Wasiirada arrimaha Gudaha iyo Gaashaa dhigga iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya.  Read More →

Hayadda SWDC oo Dad Tabaaleysan u Qaybisey Deeq ay soo Dhiibeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada London

Jul 1, 2013
Hayadda Somali Woman Developments Center ( SWDC ) ayaa waxay Magaalada Muqdisho ka qaybisey Deeq ay soo dhibeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada London ee Cariga Ingiriiska waxayn Deeqdaas ay ka Koobneyd Noocyo kala Duwan oo Dhar ah oo isugu jira Dharka Haweenka ,Ragga , Caruunrta , Kabo iyo Bustayaal  Read More →

Xukuumadda oo ka dalbatay dhinacyadda ku dagaalamaya Kismaayo inay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka

Jun 30, 2013
“Waxaa ay Dawladdu aad uga xuntahay in dad badan oo rayid ah oo aan waxba galabsan ay ku dhintaan dagaaladda kismaayo kasoo cusboonaaday oo ah kuwo marar badan ay ka digtay Dawladda isla markaana aan loo baahnayn xiligan muhiimka ah, taariikhiga ah ee dalku uu kasoo kabanayo burburkii iyo dagaaladii gaaray 22-kii sano. Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay dagaaladdan, kuwii ku dhaawacmayna allaha... 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland Iyo Galmudug

Jun 30, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland iyo Galmudug oo maalinnimadii shalay aheyd soo gaaray magaalada Muqdisho.  Read More →

Heshiis uu Goob Joog uu ka ahaa Madaxweyne Xasan Shiikh oo ay kala Saxiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Norway

Jun 28, 2013
Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan “Waa Jiraan Dowlado Dan ka leh Soomaaliya laakiin Norway wax Dan ah oo ay ka leedahay Soomaaliya Ma jirto” Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 27-da Juune 2013 Magaalada Muqdisho Heshiis ku kala Saxiixdey Dowladaha Soomaaliya iyo Norway kaasoo lagu Tilmaamey Heshiis Dhinacayo Badan taabanaya , waxaana heshiiskaas Dowladaha Soomaaliya iyo u kala Saxiixey Wasiirada Arrimaha... 

Fariin ku Socota Madaxweynaha , Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Raiisul Wasaaraha oo ka Timid Dadka Deegaanka Afisyooni

Jun 27, 2013
Waxaa Qoraal naga soo gaarey Dadka Degen Deegaanka Affisyooni ee Xaafadda Xamar jabajab ee Magaalada Muqdisho kuwaas oo ah Qoysaskii Ciidamadii Hore , Kuwa Hadda Safka hore ku jira iyo Xoogaa Shacab oo halkaas ku soo Barakacay ,waxayna fariin Cabasho ah u Dirayaan Madaxweyne Xasan Shiikh , Gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari iyo Raiisul Wasaare Saacid Waxayna Cabashadooda u Qorneyd... 

Shiikh Xasan Daahir Aweys iyo Tagistiisii Cadaado Maxaa Xigi Doona?

Jun 27, 2013
Shiikh Xasan Daahir Aways wixii ka dambeeyey markii laga adkaaday Ciidamadii Midowga Maxkamadaha Islaamka oo ay Dalka soo galeen Ciidamadii Milatariga Itoobiya dabayaaqadii sanadkii 2006-dii waxa uu ka mid ahaa Madaxdii u carartey Koofurta Soomaaliyaa waxayna uga sii gudbeen Magaalada Asmara ee dalka Eretariya halkaas oo lagu Aasaaasay Isbahaysigii ARS ee loo yiqiin Isbahaysigii Asmara oo si cad uga... 

Warbixinta DFS ee Shirka Brussels ee 16ka September iyo Qorshaha “New Deal”

Jun 27, 2013
“Soomaaliya oo maanta mareysa marxalad ka soo kabasho iyo bilow horumar waxey u baahantahay kaalmada caalamka, oo ma jiro dal sida Soomaaliya u burburtay u burburay, mana jiro dal ka soo kabtay dhibaatooyinkii soo maray oo aan caalamku ka saacidin. “Maanta waxaan mareynaa marxalad shacabka, dowladda iyo xaaladduba ay diyaar u tahay in dalka dib loo dhiso oo shacabka Soomaaliyeed ay helaan fursado... 

Qisada Xaajib Al-Mansoor waa duruus taariikheed

Jun 27, 2013
Salaamu alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso xiiso badan, gaar ahaan isbadal doonka iyo dadka himada leh. Halyeyga sheekadeena waa wiil da’yar oo taarikhda kugalay magaca Xaajib Al-Mansoor walow loo yaqaanay dameerle! Taariikhda Xaajib Al-Mansoor waa mid laga wadanka Spain guud ahaan gaar ahaan Muslimiinta.Taariikhda Andulus iyo meesha ay kudanbaysay waa sheeko kale oo kuxasuusinayso xaalada... 

Khudbadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee 26ka June (Qoraal+Cod)

Jun 26, 2013
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed wuxuu ku talinaya, in is-dhexgalka iyo isusocodka bulshada, wada xiriirka dhaqaale, ku dhaqanka iyo xormaynta Diinta Islaamka iyo maamusidda xeer-dhaqameedka soomaalida, ilaalinta midnimada dhulka iyo gobannimada umadda soomaaliyeed, wadar ahaantooda waa dhaqammo isku dhafan iskuna dhidibbo aasan, oo xiriiriya bulshada soomaaliyeed oo ay dheer tahay hal luqad ay... 

Ciidamada Xooga oo Qar ka laa-laada!!

Jun 25, 2013
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed waxaa la Aas-aasey 12 kii Abriil Sannadkii 1960 kii , markii uu jirey Saddex Sanno ayaa waxaa uu Dagaal la galey Ciidamadii Itoobiya oo islahaa yeeysan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed kuugu Xoogeysan , hase yeeshee waa la ogaa Wacdaraha iyo Casharadii ay u dhigeen Ciidamadii Itoobiya ee ku soo Xadgudbey Ciida Soomaaliya , waxaan Xiligaas Ciidamada Somaaliya ay... 

Ra’iisul Wasaaraha DFS oo magacaabay Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Jun 25, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo ah waaya arag dhanka warbaahinta ah. Dikreetada magacaabista oo warbaahinta loo qeybiyay ayaa ku taariikheysan June 23, 2013, waxayna u qorneyd sidan hoos ku qoran.  Read More →

Boqor Cabdulaahi (King-Kong) oo ku geeriyoday dalka Finland – June 24, 2013

Jun 25, 2013
Taariikh nololeedkii Boqor C/laahi Boqor Muuse oo kooban – wuxuu ku dhashay Degmada Jeriiban Gobolka Mudug Sanadka markuu ahaa 1937 . Wuxuu Dugsi dhexe iyo dugsi sare ku qaatay College Somali Caasimada Muqdisho. 1967 Boqorku wuxuu ka soo qalin jabiyay Jamacada modena ee Itali, wuxuu takhasus ku sameeyay Sharciga Penalka iyo civilka Sanadki . 1969 wuxuu ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Banaadir... 

Kenya’s Misbehavior and the Negative Consequences of Disrespecting the AMISOM Mandate

Jun 25, 2013
By Jibril Mohamed – Kenya has about 4,000 soldiers as part of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), a peacekeeping force mandated by the United Nations Security Council to help create an ample environment for the Federal Government of Somalia to set up legitimate governance institutions. However, Kenyan soldiers in Somalia’s third largest city, Kismayo, have actively been supporting... 

Baarlamaanka Oo 30,000$ Ugu Deeqay Agoonta Ay Ka Geeriyoodeen Askartii Booliiska Kadib Kulan Ay Xildhibaannada Iyo Taliska Booliiska Yeesheen Maanta

Jun 23, 2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen askarta Booliiska ah ee naftooda u huray dalkooda,dadkooda iyo diintooda kadib kulan ay Mudaneyaasha Baarlamaanka iyo Saraakiisha Booliiska ku yeesheen magaalada Muqdisho.  Read More →
Halkudheg:

Machadka Express ee Luqadaha oo ay ka Qalin Jabiyeen Ardeydii ugu Badneyd

Jun 23, 2013
Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimey islmarkaana ahayd Xaflad ay ku Qalin Jebinayeen Machadka Express ee Magaalada Muqdisho 120 Arday oo dhameysatey waxbarasho Laba Sanno waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana Dhamaan ka Qaybgalayaasha ay haayeen ku u riyaaqay Cilmiga Baaxadda ee ay ka barteen Machadka Express oo isugu jirey Luuqadda Ingiriiska Computer_ka.  Read More →

Wasiirka Khayraadka oo Baarlamaanka u Gudbiyey Sharciga Kaluumeysiga ee Baddaha Soomaaliya.

Jun 23, 2013
Waxaa maanta kalfadhigii Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka horyimid Wasiirka Khayraadka ee Dowladda Federaalka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed , waxaana uu Xildhibaanada Baarlamaanka uu u Akhriyey Sharciga kaluumeysiga ee Badaha Soomaaliya ,waxaana kalfadhigii maanta soo xaadirey Golaha Shacabka Xildhibaano gaaraya 142 Xildhibaan , waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiikh... 

FEDERAAL, DOWLAD-GOBOLEEDYO IYO QABYO-QORAALOOW DANTEE LA IDINKA LAHAA?!

Jun 23, 2013
HORDHAC Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda qormada.  Read More →
Halkudheg: