Home » Archive Qoraaga
Shirkadda Dahabshiil oo Mootooyinka Curyaamiinta Gacanta laga Wado ugu Deeqdey Dad Cuuryaamiin ah.
Shirkadda Dahabshiil oo inta Badan looga Bartey in ay Caawiso Dadka Tabaaleysan ayaa maanta waxay Mootooyinka Nooca Cuuryaamiinta ee Gacanta laga Wado ugu Deeqdey Dad Cuuryaamiin oo isugu jira Rag iyo Dumar kuwaas oo si weyn ugu baahnaa islamarkaana Dadkaas wixii Hataan ka dambeeyey ay noqon doonaan kuwa ku Adeegta Matooyinkaas.
Read More →
“Ma jirto cid wax ka bedeshay Dastuurka Qaranka”…WARSAXAAFADEED
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ku saabsan Dastuurka KMGka ah ayaa ka jawaabayey eedeymaha ku saabsan in la gacan togaaleeyey dastuurka ama in si aan sharciga waafaqsanayn wax looga bedeley dastuurka….
Read More →
Shiikh Cabdulaahi Sagal “ Weligey ma Noqon Shiico Mana Noqon Doono,Shiikhii igu Tilmaamey waxaan ka Rabaa Caddeyn Buuxda “
Shiikh Axmed Xuseen “Shiikh Cabdulaahi Sagal waa Shiikh aan Aqoon Durugsan u leeyahay Warka laga sheegey waa mid aan Sal iyo Raad lahayn”
Waxaa Waqtiyadaan dambe Shacabka Soomaaliyeed ay Hadal Hayeen in Xarumo lagu Faafiyo Mad-Habta Shiicada laga furey Magaalada Muqdisho waxaana Warkaan uu ka soo yeerey Mid ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee Fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo...
Minneapolis: Xuseen Samatar oo ka mid ahaa Guddiga Waxbarashada Minneapolis oo Geeriyoodey
Bahda SomaliTalk waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii marxuum Xuseen Samatar oo Axadiii ku geeriyoodey magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
Gaar ahaan waxaan tacsi u direynaa xaaskiisii Ubah Jama iyo afarta carruur ah ee uu ifka kaga tegey.
Xuseen Samatar waxaa 2010 loo doortay in uu xubin ka noqdo guddiga waxbarashada ee Minneapolis school board, xilkaas oo uu hayey ilaa uu geeriyoodey.
Allah...
FAYIIGSIGA TIMAADDADA | Qore: Dr. Saadiq Enow
Xilliga ah timaaddada waa wakhti ku soo haya oo socdaalka nolosha uu kugu riixayo. Sida taaganta maanta ah ay u tahay timaaddadii shaley, ayaa timaaddada kugu soo food-leh ay u noqoneysaa taagan aad xilligeeda dhex taagan-tahay. Aragtida gaaban ee aanan si sax ah loola fayiigsan hiraalka timaaddada waa mid bogsiinyaha lagaga baxo. Kuwa aanan aragti u lahayn timaaddada (qof ahaan iyo bulsho ahaan),...
Sheekh Mustafa iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Qatar
Waxaa markii uhoraysay booqasho kuyimid wadanka Qatar daaciga weyn ee Soomaaliyeed Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil.
Sheekha oo aad loogu soo dhaweeyey magaalada caasimada ah ee Doxa ayaa wuxuu jeediyey muxaadarooyin isdaba jog ah oo ay isugu soo baxeen tiradii ubadneyd ee ebed isugu soo baxdo kulamada jaaliyada soomaaliyeed ee dalka Qadar.
Read More →
Machadka Somali Computer Institute (SOCOMIN) ee Barashada Computerka oo ay ka Qalin Jabiyeen Dafcadii 38 aad
Waxaa Hotelka Muqdisho ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si Heer sare ah loo so Agaasimey kuna saabsaneyd Qalin jabinta Dafcadii 38 aad oo gaareysa 130 Ardey kuwaas oo Machadka SOCOMIN ka Bartey Casharo la xiriira Dhinaca Computerka ,waxaana ka qayb galey Masuuliin ka tirsan Shirkadaha Isgaariisnta , Maamulka Dugsiga Indhoolayaasha ee Al-Nuur Macalimiinta wax ka dhiga Machadkaas , Waalidiin,...
Mid ka mid ah Ergadii Ansixisay Dastuurka Federaalka,Soona Xuley Xildhibaanada Baarlamaanka oo lagu Diley Muqdisho.
Kooxo Bastoolado ku Hubaysan ayaa Gurigiisa oo ku yaala Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho ku Dilay Marxuum Sulddaan Amiin Cali Muumin oo ka soo jeeda Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose kana ka mid ahaa Ergadii Ansixisay Dastuurka Federaalka Soomaaliya.Sulddaanka ayaa sida ay ku warameen Qaraabadiisa xiliga la dilayay wuxuu ka yimid Masaajidka oo uu Salaaddii Maqrib soo Tukaday halkaasoo...
Xukuumada oo Golaha ammaanka ka codsatay in xayiraada laga qaado Ganacsade Axmad Nuur Jimcaale
Warsaxaafadeed
Muqdisho -Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyagoo uga hadlay qodobo dhowr ah oo la xariira amniga, falkii shalay lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Sweden iyo codsi ay u jeediyeen golaha ammaanka ee Q/midoobay...
Halkee Marayaan Wada Hada Hadaladii ay Garwadeenka ka ahayd Dowladda Itoobiya ee u Dhexeeyey Dowladda Federaalka iyo Axmed Midoobe
Weli Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka soconaya Shirkii iyo wada hadaladii u dhaxeeyay Xukuumadda Fderaalka Soomaaliya iyo Maamulka uu Hoggaamiyo Axmed Madoobe ee la magacbaxay Jubbaland Wada hadaladan oo dhinaca Dawladda ay u Matalayaan Xubno ka socda Dawladda federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socda Maamulkaas oo uu Horkacayo Axmed Maxamed Islaam ayaa illaa iyo iminka waxaa soo baxay...
Raiisul Wasaare Saacid oo sheegey in ay Adag tahay Meel Marinta Dimoqraadiyada inta ay jiraan Kooxaha Caqabadda ku ah Xukuumadiisa
Cabdi Faarax Shirddoon oo hadlay ayaa sheegay in Dawladnimada Dalka weli aysan wada shaqayneyn Hay’adihii Dawliga ahaa isagoona arrintaa ku macneeyay in weli ay jiraan Dad Hubaysan, falal Amnidarro oo ay sameynayaan Kooxo uu ku sheegay Argagixiso ku Xooggan Dalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare saacid oo Shalay Xafiiskiisa kula hadlayay Guddi loo Xil saaray soo Ururinta Tacadiyada Dalka ka jira ayaa...
Dallada Dhalinyarada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOCSOYU) oo Qabtey Kulan Wacyigelin ah oo ku saabsan Khatarta Cudurka Dabeysha
Dallada Dhalinyarada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOCSOYU) oo Todobaadadii dambe waday Olole ay shacabka kaga Wacyogalinayaan sidii looga Hortagi lagaa Cudurka Dabeysha waxaa Xaflad ay kasoo qeyb galeen Dhalinyarada Dalada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, Ardayda Jaamacadaha ee Barta kuliyada Caafimaadka, qaar kamid ah Ururdada Blshada Rayidka iyo Marti Sharaf kale ayaa lagu qabtay Magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xariga ka jaray Iskuul laga furay Jazeera oo ay carruur Soomaaliyeed ka heli doonaan waxbarasho tayeysan.
Madaxweynaha oo munaasabadda ka hadlay ayaa yiri “Waxbarashadu waa aasaaska horumarka bulsho walba, carruurta Soomaaliyeedna waxey xaq u leeyihiin inay helaan waxbarasho tayeysan si ay u helaan mustaqbal iftiimaya. Waxbarashadu waa iftiin, rajo, iyo mustaqbal wanaagsan. Carruurteenna waa mustaqbalkii hoggaamiyeyaasha dalka.”
Read More →
Munaasabad lagu so Dhaweynayey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud (Xuseen Cirfo) oo uu Dhawaan Magacaabey Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka Dhacdey Muqdisho
Munaasbad si Heer sare ah loo soo Agaasimey oo lagu soo Dhaweynayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud Mudane Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) oo uu Dhawaan u Magacaabey Gobolkaas Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu qabtey Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho waxaa ka soo qayb galey Xildhibaano , Siyaasiyiin , Odoyaasha Dhaqanka , Culimaudiin ,Ganacsato . Ahlu –Suna Waljameeca , Gudoomiyayaasha...
Barnaamijka Higsiga Cusub ee (New Deal ) ayaa maaanta ka furmay Magaalada Galkacyo ee Maamulka Gal-mudug
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS:
Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug...
Faahfaahin Dheeraad oo ku saabsan Howgalkii Ciidamada Dowladda ka Geyteen Machadka Al-Sunnah ee Barashada Diinta Islaamka iyo Dhaqanka
Saalax Maxamed Yuusuf “Dowladda Fedeeraalka waxaan u soo jeedineynaa in ay sii Deyso Ardey weli u Xiran Maadaama Imtixaanaadkii ay soo Dhow yihiin
Ugaas Mahada Ugaas Maxamed “Dowladda iyo Talafishinka Qaranka (SNTV) Waa Inay Cudur-Daar ka Bixiyaan Muuqaalkii kale ee ay Machadka u yeeleen)
Mar aan Saakey Booqdey Machadka Al- Sunnah ee Barashada Culuunta Islaamiga iyo Dhaqanka waxaa si caadi ah...
Sh. Cali Sh. Axmed (Qotte) oo ku geeriyooday magaalada Columbus Ohio
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY.
Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa, dhamaan Beesha reer Nuur Ugaas Diini ee joogta dalka gudihiisa iyo dibadiisa (oo aan annagu ka mid nahay). Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuum Sh. Cali Sh. Axmed (Qotte) oo ku geeriyooday magaalada Columbus ee carriga Maraykanka xalay oo taariikhdu ahayd 8/18/2013....
Guddigii loo xil saaray baarista eedeynta kufsiga oo maanta howlgalay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa magacaabay 15-kii bishan laba guddi oo heer wasiir iyo mid farsamo ah kuwaas oo soo baara eedeynta la xariirta fal kufsi ah oo lagula kacay gabar Soomaaliyeed.
Guddigan oo ay madax u tahay Wasiirka Adeega Bulshada Drs. Maryam Khaasim Axmed ayna xubno ka yihiin Wasiiro iyo saraakiil ciidan ayaa saaka...
“HAWEENKA SOOMAALIYEED, DUMAR AAN RAG LAHAYN”
Tani ma ahan mid loo dulqaadan karo ( We can`t tolerate beyond of this).
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaha sharafta iyo maqaamka weyn dumarka ka siiyeey diinta Islaamka ee ilaalisa xuquuqda uu qof walbaa leeyahay.
Ugu horeyntii waxaan si tiiraanyo leh ugaga tacsiyeyenayaa gabadha Soomaaliyeed ee sharafteeda sida xun loogu xadgudbay laguna bahdilay ayada oo dalkeedii hooyo joogta, oo waliba joogta...
Waa Sidee Xaalada Dadkii ku Dhaawacmey Rasaastii Ciidmada Dowlada Ku Fureen Dad ku Banaanbaxayey Warshadii Hore ee Caanaha.
Ma ahan markii ugu Horaysay oo Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada federaalka Soomaaliya lagu Eedeeeyo iney Rasaas Nool Nool u Adeegsadaan Dad Rayid ah oo ku nool meelo badan oo ku yaala Geyiga Soomaaliya, Bartamihii Todobaadkii hore Agagaarka Warshaddii hore Caanaha waxaa gaaray sida ay sheegeen Dadka Deegaanku Qaar ka mid ah Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka , waxayna Ciidamadaasu oo Adeegsanayey...
Wariye Axmed Shariif oo Shaqeynayey Radio Muqdisho oo lagu Diley Magaalada Muqdisho
Kooxo ku Hubeysan Bistoolado ayaa maanta Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ku dilay Axmed Shariif Xuseen oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta. Axmed Shariif Xuseen oo ahaa Eng guud ee Farsamada idaacada Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa la dilay xili uu ka soo baxayay Gurigiisa kuna soo jeeday shaqada.
Eng Axmed Shariif Xuseen oo horey uga soo shaqeeyay idaacadii Hornafrika iyo idaacado kale...
Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu soo qaaday Haweeney Soomaaliyeed oo la sheegey in ay Kufsadeen Ciidamo ka tirsan AMISOM
Kulankii Golaha Wasiirada ee maanta oo Khamiis ayaa waxaa uu ka dhacay Xafiiska Raiisul Wsaaraha ee Dowlada Federaalka waxaana Goob joog ka ahaa Golaha wasiirada oo Diirada lagu saarey Fal Kufsi ah oo lagula kacay Haweeney soomaaliyeed Maalintii Ciida kaasoo ka dhacay Xerada Maslax oo ay degen yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom
Golaha wasiirada ayaa Cambaareeyey falkaas waxayan ku Tiilmaameen in...
Ururka PASWA oo Dood u Qabtey Haween kala socdey Degmooyinka Goboka Banaadir taasoo ku Saabsaneyd Gudniinka Fircooniga iyo Waxbrashada
Waxaa Xarunta Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Dood ku saabsan Doorka Gabdhaha Soomaaliyeed uga qayb qaadan karaan Dhinaca Waxbarashada iyo Dhibaatada Gudniinka Fircooniga, waxaa Doodaan soo qaban qaabiyey Ururka Haweenka ee Positive Action for Somali Women Association oo Magaciisa loo soo Gaabiyo i waxaana ka soo Qayb galey Haween ka kala socdey Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Read More →
Goormuu Gudoomiye Degmo iyo Sarkaal Ciidan Noqdeen Dhul Bixiye.
Rag Isbiirsadey oo ka Faaideystey Hadalkii Madaxweyne Xasan Shiikh.
Madaxweynha Dowladda Federaalka ee Somaaliya ayaa waxaa uu kal hore ka Dhawaajiyey in Marka ay Dowladu Dhaqaale u hesho Dhismayaasha Dowladda laga saarayo Dadka Degan , balse inta ka horeysa aan Cidi laga saari Karin Dhismayaasha Dowladda hase yeeshee hadalkii Madaxweynaha waxaa si Dadban uga faaideystey Gudoomiyayaashii Degmooyinka...
Ururka Bisha Cas ee Iran oo Howlo Samafal ka Fuliyey intii lagu Guda jirey Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan
Markii ay dalka uu ka Dilaacdey Abaartii 2011 ayaa waxaa Dalka Soomaaliya u soo Gurmad Hayado fara badan iyo qaar ka mdi ah Wadamada Caalamka , waxaana Hayadihi u soo Gurmadey ka mid ahaa Ururka Bisha Cas ee Iiraan , waxayna Guud ahaan dalka oo dhan ka sameyeen Barnaamijyo Samafal oo dadka Abaaraha loogu Gargaarayo kuwaas oo isugu jirey Qaybinta Noocyo kala duwan oo Raashin ah oo ay siineysey Dadka...




