Home » Archive Qoraaga
Xulka Qaranka Soomaaliya oo Jimcaha la ciyaaraya Xulka Jabuuti
Ciyaaryahanka khadka dhexe u maamula xulka ahna Captain-ka Xulka K/Cagta Soomaaliyeed Yuu Cali ayaa waxaa uu sheegay sida ay uga rajo qabaan in ay guul uga keenaan Tartanka CHAN Cup oo kulan ciyaareed ka tirsan ay xulka Jabuuti la yeelanayaan xulka Soomaaliya 8/01/2010 oo ah maalinta Jimcaha .
“Waxaan ku sameynay diyaargarow adag halkan [Djibouti] iyo Muqdisho tababaro ayaan qaadanay,waxaana...
Maxaa ka xasuusataa Dhacdooyinkii Sanadkii 2009?. Qore:Xaamid
Runtii way adagtahay waxyaabo sanad dhan dhacayey in lagu soo koobo qoraal yar, balse waxaan isku dayaaya waxyaabihii ugu muhiimsanaa oo sannadkaas 2009 ka dhacay in laga helo warbixintaan .
Sannadkaas dhamaaday ee 2009, waxaa lagu tilmaami karaa in Soomaliya ay ka dhacdey Isbedelo Siyaasadeed oo waaween, oo ay ka mid yihiin Doorashadii SH. Sharkiif ,Bixitaankii ciidamada Ethiopia iyo Doorashadii puntland...
Ma dhabaa in Safaaradaha Soomaaliya ee Dalka Syria in ay gashay liiska Safaaradaha ugu shaqada badan dalalka Carabta Marka la eego Sanadkii tagay 2009-ka
Ayada oo Sanadkii tagay ee 2009-ka ay jireen Marxalado kala duwan haba ahaadeen kuwii ugu Xuma ee sanadihii tagay 2007-2008- ay la mid ahayd, oo soo Maray Soomaaliya, ayaa hadana waxaa jiray horumar la taaban karo oo ay sameeyeen Safiirada dalalka Caalamka u Jooga Soomaaliya qaarkood.
Haddii aan u soo noqdo Safaaradda Somalia Ee Dimishiq waxay ka mid tahy Safaaradaha yar ee fara ku tiriska ah ee habeen...
Saaka iyo Muqdisho oo laga dareemayo barkac, meyd duugis , ispitaal geyn dadkii shalay ku dhawacmay madaafiicda iyo arimo kale
Guri ku yaal saldhiga bolice-ka ee dagmada yaaqshiid ayaa la soo sheegayaa in madfac ku dhacay uu ku dilay 4 qof daqiiqado ka dibna lagu soo celiyey kaas oo isna dilay 9 ka mid ah ahaa dadkii u soo gurmaday reerka uu madfacu ku habsaday oo isugu jiray rag iyo haween waxaa kale oo uu geystay dhawaca ku dhawaad 20 oo kale
Duqeymahaan ayaa ka imanayesay fadhiisimada ay dagan yihiin Ciidamada AMISOM iyo...
Minneapolis: Sister Of Man Killed In Triple Homicide Speaks Out
(WCCO)
The sister of one of the men murdered last night in South Minneapolis said her brother was a good man.
Rahma Warfa said he was a father to four kids, an employee for GE and a husband to a wife who’s hurting so badly, she won’t even talk to the family.
“Until she sees him, she won’t believe that he’s dead,” Warfa said.
She said they’re waiting for the...
Ku xigeenka Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo is Casilay
Ku xigeenka Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta mudane Ahmed Nur Hasan Abdulle oo caawa shaacay ka qaaday inuu iska casilay jagadii uu ka hayay XSKC kadib markii uu qoraalkaan na soo gaarsiiyay islamarkaana ku xusay qodobada ku xusan
Xiriirka Somaliyeed ee Kubadda Cagta.
Xafiiska Gudd/ ku/ xigeenka.
Muqdishu – Soomaaliya.
KU: Kooxaha XSKC —————————————————-...
Ciidamada AMISOM oo lagu wado in Dhamaadka Bishaan loo kordhiyo Waqtigii ay joogi lahaayeen Somaaliya
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu dhawaan waqtiga u kordhiyo howlgalka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).-
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay kulan ka qaadan doonaan arrimaha dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, gaar ahaan sidii ay waqtiga ay ugu cusbooneysiin lahaayeen ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya.-
Dhammaadka...
Inkastoo Iska-hor-imaadyo jireen, MSF ayaa sii wadda hawlihii ay ka waday gobolka Galgaduud
Dhakhaatiirta aan Xuduuda Lahayn (MSF) ayaa wadaa howlihii ay ka waday Dhuusa Mareeb in kastoo ay sii kordhaysay amaan darida halkaas ka jirto oo ay sababeen dagalaadii ka dhacay sabtidii 2-da bisha January 2010.
Xaalaado Abaaro ba’an awgeed ayay MSF bilowday biyo qeybin 23-kii December si ay u daboosho baahida dadka ku nool tuulooyinka ku haree-raysan Dhusa Mareeb iyo Guri Ceel ee gobolka Galgaduud...
CPJ: Puntland press under fire
New York, January 6, 2010— The Committee to Protect Journalists is concerned about deteriorating press freedom conditions in Puntland, including detentions, censorship, harassment, and direct attacks by police officers.
Read the letter online or below
January 6, 2010
His Excellency Abdirahman Mohamed Mohamud Farole
President of Puntland
Presidential Palace
Garowe, Puntland
Via e-mail
Dear Mr....
Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool (No. 21)
Neyroobi, 06 Janaayo 2010
As-Salaamu Caleykum,
Saaxiibayaasha qaaliga ah,
1. Waxaan dhammaantiina idiin soo gudbinayaa salaam diiran, waxaana idiin rajaynayaa sannadkan 1431 ka iyo kan 2010 ka oo intaa ka sii nabad badan.
2. Bilashada sannadkan 2010 ka ma aha keliya billowga sannadka ee weliba waa billowga toban sanno oo cusub. Sida dhammaan Soomaalida nabadda jecel iyo dhammaan dadkoo...
Letter to the members of the Somali Diaspora (No. 21)
Nairobi, 06 January 2010
As-Salaamu Alaikum,
Dear friends,
1. My warmest greetings and best wishes to you all for a more peaceful 1431 and 2010.
2. 2010 marks not only the beginning of a New Year but also a new decade. Like all peace-loving Somalis and all others who support you, I wish that during this New Year, and especially at the beginning of a new decade, peace and stability will...
Conciliatory greeting to all of our East African brotherhood Nations
Traditionally, Muslims around the globe celebrate the first day of Muharram, which is the first month of the Islamic calendar. For Muslims, New Year’s Day is used to remind Muslims of the Hiraj or migration of Prophet Muhammad from Mecca to Medina.
In contrast, at the end of every Year (most commonly known as New Year’s Eve or the final day of the Gregorian calendar), Western Countries...
U.N. Food Agency Suspends Aid to Southern Somalia
The UN food agency is pulling out of southern Somalia because of attacks on its staff and demands from armed militants that women be removed from the group.
The agency announced the pullout on Tuesday.
The World Food Program is moving its staff and supplies to northern and central Somalia, ending food distribution in six areas of the country’s south that are mainly controlled by the al-Shabab...
Xildhibaan C/lahi Cali Kaarad oo lagu diley Boosaaso iyo Macallin Dugsi Quraan oo lagu diley Garoowe
Xalay (Janaayo 5, 2010) Salaadii cishe ka dib waxaa magaalada Boosaaso lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland.
Xildhibaanka ayaa magaciisu yahay C/laahi Cali Cismaan oo loo yaqaan Cabdulaahi Cali Kaarad.
Xildhibaanka waxa uu ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka DGPL ka soo gala Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Lama garanayo ujeedada ka dambeysey dilkaas. Waxaana...
Rumayso way rumowdayee! | Axmed-shiil
Bishii agoosto ee sanadkan ayay jariidada ugu wayn uguna qaddiimsan dalkan Sweden ee Aftonbladet xoogaa yar xustay eed foolxun oo ay Falastiinida kasheegteen Yuhuudda. Jariidada ugumana balaadhna oo uguma wayna oo qudha dalkan iswiidhan ee waxay dhinaca kalena kutiirsan tahay xisbiga iyo ururrada ugu awoodda badan dalkan……
Waxaa qoray: Axmed-shiil Muxumed
Borlänge, Sweden
ahmedshil@yahoo.com
Bismillaahi...
Islaamka oo u Dhaxeeya Khalaadka Dhallintooda iyo Tashwiishka Cadawgooda (1) | Saahid
Horudhac !!!
Maqaalkaan oon ku eegi doono Muxaarad ballaaran oo uu soo jeediyey Caalminka weyn ee Shiikh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa ka tarjumeysa khaladaadka ay dhalintu ka galayso islaamka waayahaan danbe taas oo u fasaxaysa in uu Cadawga Islaamku uu ka faa,ideysto.
Ciwaankan oo u eg mid uu 40tqameeyaddii uu Qoaray Al-shahiid Shiikh C/qaadir cawdah oo micnihiisu ahaa ( Islaamka oo u dhaxeeya...
Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaal oo ka warbixiyay Xaaladda Guud ee Waxbarasho ee Gobolka Sool
Cabdirisaaq Maxamed Aaden (Prof. Lafoole) Lafoole ayaa waraysigan dheer waxa uu kaga war bixinayaa heerka ay marayso Jaamacadda Nugaal University, waxa u qabsoomay, waxa loo baahan yahay in la qabto, xilliga ardayda ugu horaysa ay Jaamacaddaas ka qalin jebinayaan, iyo guud ahaan waxbarashada Gobolka Nugaal.
Halkan ka dhegeyso Waraysiga
Akhri: Tobanka Jaamacadood ee ugu horeeya Jaamacadaha Soomaaliyeed...
Tobanka Jaamacadood ee ugu horeeya Jaamacadaha Soomaaliyeed
Qiyaas ay sameeyeen websiteyo caalami ah ayaa sheegay tobanka Jaamacadood ee ugu horeeya Jaamacadaha Soomaaliyeed.
Warbixintaas oo cinwaankeedu ahaa “Top Colleges and Universities in Somalia” waxaa lagu faafiyey shabakadda 4ICU “International Colleges and Universities” taas oo, sida websitekooda ku cad, waxay diiwaan geliyeen in ka badan 9000 Colleges iyo Universities...
Hay,adda VSF Germany oo deeq xoolo ah gaarsiisay ku dhawaad 100 Qoys oo isugu jira dadka Barakacayaasha iyo kuwa danyarta ah.
Waxaa maanta hay,adda VSF Germany ay deeq xoolo ah gaarsiisay 100 Qoys oo ku sugan gudaha caasumadda Puntland ee Garoowe kuwaasi oo isugu jira dadka barakacayaasha ah ee ka soo barakacay koonfurta soomaaliya iyo dadka abaarta saameysay oo xoolihii ay ka dhamaadeen iyo weliba dadka danyarta ah ee ku dhaqan gudaha magaalada Garoowe.
Deeqdani oo ahayd ari ayaa waxa ay ahayd mid qoyskiiba la siinayey...
Hay’adda (SADA) oo ceel biyood ka hirgalisay degaanka Hareerileey ee G/SH/Hoose.
Tuulada lagu magacaabo Hareerileey waxa ay ka tirsantahay oo ay hoos tagtaa degmada Marka ee gobolka shabeelaha hoose ,waxana ay qiyaastii illaa 45km u jirtaa isla magaaladaasi Marka,dadka degaanku waa beeraleey iyo xoolo dhaqato , waxayna dhaqdaan noocyada kala duwan ee xoolaha sida Geela Lo,da iyo Ariga.
Dadka degaanku ma haystaan imkaaniyaadkii lagama maarmaanka u ahaa nolosha aadamaha sida Biyaha...
Waraaq ku socota AlShabaab, X.Islaam iyo Soomaali oo dhan | Dr Yuusuf Issa
Asalaama caleykum ww, ayaan leeyahay dhamaan Somali, Warqadan waxaan Walaalaha ka codsanayaa iney iga gaarsiiyaan Alshabaab iyo Xisbul Islaam .
Waxaan jeclahay si kooban oo nuxur leh inaan uga hadlo ujeedadeyda Walaalaha Somaliyeed dhamaan weynu ognahay waxii inaku dhacay,waxeynu kaloo ognahay waxa xalku yahay balse waxay naan ogeyn sidaan xalka ku gaari lahayn,marka su’aasha meesha taal waxa...
Wasaaradda Cadaaladda & Arimaha Diinta oo maanta aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo HIV AIDSka u furtay Culimaudiinka Reer Puntland.
Waxaa maanta gudaha magaalada Garoowe aqoon isyweydaarsi socon doona muddo 4 cisho ah Wasaaradda Cadaalada & Arimaha Diinta u furtay Culimaudiinka Reer Puntland kaasi oo lagaga hadlayo halista HIV Aidska.
Aqoon isweydarsigani oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda & Arimaha Diinta ayna gacan ka siinayso hay,adda UNDP ayaa maanta waxa uu si habsami ah ugu furmay xarun cusub oo ay maanta...
Danish Police Start Inquiry in Cartoonist Attack
OSLO — The Danish police have ransacked three apartments in an attempt to determine whether a 28-year-old immigrant from Somalia acted on his own initiative on Friday when he was suspected of trying to kill a newspaper cartoonist whose 2005 drawing of the Prophet Muhammad set off pitched riots among offended Muslims in the Middle East and elsewhere.
“We seized computers, mobile phones, DVDs and...
Halgankii Xornimada Dalka iyo Kaallintii Culumaa’udiinka Soomaaliyeed | Daadurey
Taariikhda soo yaalka ah ee Dalka Soomaaliya ayaa marnaba aysan ka dahsoonayn kaallintii ay Culumaa’udiinka Dalka Soomaaliya ay ka soo qaateen Xornimadii Dalka iyadoo laga dareemi karo Shucuur Diin, Dhaqan iyo Dal jacayl Dhab ah , waxaad ka garan kartaa sida uu Gumaystuhu ugu kala jejebiyay Dalka Soomaaliya Shanta Qaybood inay ahaayeen kuwa Gumaystaha baday Jab iyo Halaag uusan ka soo Waaqsan...
Dr.CALI CUSMAAN: Atlanta Plan Waa Barnaamij Horumarineed Ee Arimaha Bulshada Afrika..
ATLANTA: Waxa dhawaan lagu qabtay xaruunta Jaamacadda Clark University shir balaaran oo looga hadlaayey horumarinta barnaamijka Atlanta Plan oo ay ka soo qayb haleen Kuxigeenta Madaxwaynaha Jaamacadda Clark Universaty Dr.Jones Tamica,Ron Davis, Mike Spino,Inj. Cumar Shekhey oo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Atlanta, Dr. Cali Cusmaan Cali iyo Halyey Cabdi Warsame Isaaq.
Waxaana ugu horeyntii...