Home » Archive Qoraaga

Jadwalka Dawrada Sheekh Cukaasha (Mpls, MN)

Jun 6, 2010
“Ilaalinta Dhiigga Qofka Muslimka ah”…. Waa ogaysiiska iyo jadwalka dawrada Sheekh Cabdiqaadir Cukaasha. Goorma, Xaggee, waqtiga……. Jadwalka oo dhamaystiran ka daalaco halkan…. FLYERKA OO WEYN EEG HALKAN  Read More →
Halkudheg:

BUSHAARO…BUSHAARO: Xisaab ma ku leedahay Dahabshiil?

Jun 6, 2010
Macaamiisha shirkadda Xisaabaadku uga furan yihiin waxa loogu BUSHAAREYNAYAA inay lacagtooda xisaabta uga furan shirkadda ka qaadan karaan laanta ama xafiiska ugu dhow ee shirkadda Dahabshiil leedahay iyada oo ONLINE looga dhigay ADEEGGA Macaamiisha cusub ee Shirkadda waxa loogu furi doonaa xisaabta lacag la’aan – BILAASH! Macmiilka eCash leh iyo ka aan lahayniba waxa uu ka helayaa laamaha Dahabshiil... 
Halkudheg:

Mar uun Madaxweyne I dhaha! | Qore: C/llaahi (Black)

Jun 6, 2010
Waa saxafi Soomaaliyeed ka soo qalin jebiyay Kulliyaddii Saxaafadda Soomaaliya 1985. Shaqooyinka uu qabtay waxaa ka mid ah: soo saare Telefishinka Qaranka (1986-1990), Guddoomiyaha Wargayska Qaran (1991-1995), Tifaftiraha Wargayska maamilnlaha “Ayaamaha” (1995-2007), Tifaftiraha Wargayska “Somali National Post” oo ka soo baxa Nairobi (2008-2009). Dhowr urur saxafadeed ayuu oday... 
Halkudheg:

Yaahuu……! Bal Madaxaaga Shiiloo Magac Xumo Maxaa Haray…!

Jun 6, 2010
Waxaa xaqiiqa ah in mudo rubuc qarni ka badan aanay Soomaalidu helin wixii ay mudnaayeen sababtu si kastaba haku timaaddee, wax kastana waan filanayay aniga iyo inta igu maanka ihiba laakiin wax aanan u fadhiyin balse cashar wax laga barto noqon kara ayaa ah in Yuhuud markii la yiri halagu caayo kelmadda ugu sareeysa ee la is yiri malaha waa lagu aflagaadeyn karaa ay noqotay “`waxaad la mid tihiin... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (4) – AMISOM (MUKULAAL-MADAW)

Jun 6, 2010
Hordhac : Boobka Soomaaliya ka jira waxaa kamid ah maxlalka ay sameynayaan ciidamada AMISOM, iyo isdaba marinta ay ku hayaan qaranka. Qormadan waxaan ku eegi doonaa ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho, looguna magac daray nabad ilaaliyeyaalka (African Union Mission in Somalia Peace Keeping) waxaana ka jaawaabi doona su’aalaha kala ah: yaa abuuray AMISOM?, maxay u yimaadeen?, wax ma dhisaan mise... 
Halkudheg:

Ceelbuh oo ka Tirsan Sanaag ayaa Hay’adda Al-Manhal ka qoday Ceel Biyo Macaan leh

Jun 5, 2010
Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceelbuh oo mudooyinkii ugu danbeeyey ay ka socotey ceel qodid ay wadey Shirkada Furaat ee ceelasha qoda isla makaana ay maal gelisey hay’ada kheyriga ah ee Almanhal ayaa waay shegayaan in guul laga gaarey. Halkan ka daawo sawirada ceelka Degmada Ceelbuh oo ay hore uga qodnaayeen 2 ceel oo aad u tayo yaraa ayaa waxaa ay dadweynaha ku dhaqan magaalada Sheegeen in... 

Shiikh Cali Dheere “Ciidamada Uganda ayaa ugu Shar badan marka loo fiiriyo kuwa Burundi”

Jun 5, 2010
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamudd Raage (Shiikh Cali Dheere ) oo u waramayey warbaahinta ayaa ka waramey Arrimo Fara badan wuxuuna sheegey in ay dagaalka sii wadi doonaan inta ay ka baxayaan Ciidamada Shisheeye is;amarkaan dalka lagu dhaqayo Shareecada Islaamka , wuxuu kaloo ka waramey in dagaalkii dhawaan ka dhacay Waqooyiga Muqdisho oo uu sheegey in ay Khasaaro xoog leh gaarsiiyeen... 
Halkudheg:

Return of impugned Speaker spells more betrayals and troubles for Somalia

Jun 5, 2010
Sharif Hassan Sheikh Aden, former Deputy Prime Minister and Minister of Finance, has usurped the Speaker’s position of the Transitional Federal Parliament (TFP) through a deplorable process that lacked concern for rule of law and good governance. This comes in the light of publicized allegations of political scandals and embezzlement of public funds against him as former Speaker of Parliament and... 
Halkudheg:

Qalinkii Cabdiboqor iyo Warbixintii Malaysia (Qeybtii 1-aad)

Jun 4, 2010
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad korkiisa Allaha yeelo. Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey aan horey uga qorey wadanka Pakistan waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida eey uga faa’ideysan karto. Waxaa ku faa’idey ummad aad u farabadan oo Pakistan kusoo yaacdey waxna ka bartey, haba ugu sii badnaadeen wakhtigii Maxaakimta... 
Halkudheg:

O.N.L.F Statement In Response To Melez Zenawi’s Press Conference Remarks

Jun 4, 2010
A claim made by Ethiopian Prime Minister, Melez Zenawi at his most recent press conference that his regime will “soon sign an agreement” with the Ogaden National Liberation Front (ONLF) has no basis in reality and is intended to mislead the international community in general and foreign oil firms in particular. The ONLF wishes to make clear that we have not been, and currently are not,... 
Halkudheg:

Walad Cabdalla oo Is-Casilaya July 2010

Jun 4, 2010
Waxaan isu diyaarinayaa in aan xafiiska iskaga tago bisha July: Ergeyga gaarka ee UN-ta ayaa sidaas u sheegay Asharq Awsat…. Walad Cabdalla: Dhibaatada Soomaaliya waa jirtay aniga ka hor, waana jiri doontaa aniga gadaashay.. iyo dublomaasi reer Tanzania oo u muuqda in uu bedelayo…. Warbixintii: Khaalid Maxamuud, Asharq Awsat, Qaahira | iyo Tarjumadii: SomaliTalk.com Axmed Walad Cabdalla,... 
Halkudheg:

Agoonta ha ka inkaarsan…!! | Kaalmoy

Jun 3, 2010
  Heshiis-shaqo( Caqdi-camal ) ayaan la saxeexday Wasaaradda W. iyo Barbaarinta ee dalka Yemen, sannad dhexdaas ahaa; kaas oo macallinnimo la iiga hawl-geliyay Gobolka “Xaja” ee isagu ku yaalla dhanka Woqooyi-Galbeed ee Sanca. Dugsiga aan ku meeleysnaa, ayaa wuxuu ku yaallaa deegaanka buuraleyda ah ee “Washxa”, kaas oo dhinaca ku haya xadka uu dalka Yemen la wadaago dalka Sacuudiga.... 
Halkudheg:

Dib usoo laabashada Turkey, riyo u muuqata in ey rumoobeyso (W/Q Axmed Caadle)

Jun 3, 2010
Bismillaah, 1928 markii laga saaray dastuurka turkiga qodobkii qorayay “The Religion of the State is Islam” diinta wadanka waa islaamka, islamarkaana lagu dhawaaqay in nidaamka jamhuuriyada uu yaha calmaani (Secular), waxey caalamka islaamka u aheyd waayo xanuun badan, aniga waxaanba u arkaa in ey kaxanuun badneyd jabkii muslimiinta kasoo gaaray burburkii dowladii Andalos, waxaana sidaa... 
Halkudheg:

21 qof ayaa ku dhintay dagaalka Muqdisho…

Jun 3, 2010
Xaalada dagaalada Muqdisho oo ka sii dareyso — Khasaarihii uu dhaliyey dagaalkii bilowday Khamiistii dhinacyada oo dhan waxaa xaqiiqo ah in ay dhibaato soo gaadhay waxaana jira dad rayid ah oo ay wax yeelo soo gaadhay dhimasho iyo dhaawac. Dhanka cidamada AMISOM oo qeyb ka ahaa dagaalkii ayaa ciidamadooda wax yeelo soo gaadhay waxaana intaa u dheer in laga gubay gaari dagaal oo isaga oo ololaya... 
Halkudheg:

Habka Ugu Sahlan ee Is-Hormarinta Qofeed | Cabdikamaal

Jun 3, 2010
Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh,nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qoraalkan oo taxane ahandoona haduu Alle idmo, kuna saabsanaandoona “Habka ugu sahlan ee  is-hormarinta qofeed”. Sababaha igu kalifay in aan wax ka qoro mowduucan ayaa ah, kadib marki aan u kuur galay qoraalada loogu faa’iideeyo bahweeynta soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa is-hormarinta... 
Halkudheg:

Dr. Raabeh: Nimanka Soomaaliya madaxda ka noqonaya, Geeska waxa ka dhacaya war kama hayaan, marka lagu daro Shariif

Jun 2, 2010
WARAYSI: Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo waraysi siiyey SomaliTalk uu kaga hadlay madaxda Soomaalida, taariikhda geeska, Muqdisho iyo Alshabaab. Dhegeyso Dr. Raabeh(mp3) ama Halkan ka dhegeyso “Soomaaliya xal waa leedahay, xalkeeduna waa in aan oday la caabudin ee loo laabto Allah oo la iska daayo shirkiga,” ayuu yiri Dr. Cumar Cusmaan Raabehoo waraysiga siiyey SomaliTalk.com isagoo ku sugan... 
Halkudheg:

U.S. Is Said to Expand Secret Actions in Mideast (including Somalia)

Jun 1, 2010
WASHINGTON — The top American commander in the Middle East has ordered a broad expansion of clandestine military activity in an effort to disrupt militant groups or counter threats in Iran, Saudi Arabia, Somalia and other countries in the region, according to defense officials and military documents. The secret directive, signed in September by Gen. David H. Petraeus, authorizes the sending of American... 

UNIVERSAL: TV-gii ugu Horreeyey oo Cayda Nabiga Faafiya.

Jun 1, 2010
“Waxaan dareemayaa Joornaalkii Denmark ku daabacay Sawir-Gacmeedka iyo Universal in ay isku mid yihiin oo wax farqi u dhexeeya aysan jirin”.. Dhegeyso Fahad Yaasiin. Fahad Yaasiin oo ka tirsan Telefishanka Aljazeera oo waraysi siiyey idaacadda BBC (British Broadcasting Corporation) oo ka hadlayey Sawir Gacmeedka meel kadhaca ku ah rasuulkeena Suubban ee ay faafiyeey Universal ayaa hadalkiisii... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid oo Magacaabay Sii Hayaha Xilka Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe

Jun 1, 2010
iyo warar Goos goos ah iyo Haweenka Baarlamaanka  oo Isu Soo Sharaxay G/ku Xigeenka 1aad iyo 2aad .. KA AKHRI HALKAN Prof. Cusman M. Dufle oo qoraal ka soo saaray joojinta cabbista Sigaarka Maamul Cusub Oo Loogu Magac Daray Dib U Xoraynta Gobolka Shabeelada Dhexe Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho Ciyaaraha aduunka oo bilaaban doona isbuuc kadib Boqolkiiba 42% Dhegeystayaasha Raadiyaha ku... 
Halkudheg:

Gedo Univeristy oo guul iyo soodhaweyn kala kulantay Soomaalidda Boston

Jun 1, 2010
Magaaladda Boston ee cariga Mareekanka waxaa lagu qabtay Axaddii lasoo dhaafay May 30, 2010 xaflad aad iyo aad loo soo agaasimay, xafaladaas oo lacag loogu aruurinayey Jaamacadda Gedo University ee ku taal magaaladda Baardheere ee gobolka Gedo. Xafladaas waxaa lagu casumay Ayaanle Mohamed Siyaad oo ah wiilkiii uu dhalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Ayaanle Maxamed Siyaad oo ka mid ah xubin firfircoon... 
Halkudheg:

Banaanbaxayaal Careysan oo Israel kala mid dhigey Burcad Badeeda Somalida

Jun 1, 2010
“Israil waa burcad badeedda Soomaalida (Israil Somali Korsani)”…. Beesha Calaamka ayaa si aad uga caroootey markii Ciidamada Israaiil weerareer Markab macaawino u sidey dadka reer falastiin ee ku sugan ama ku nool Marinka Qaza. Markabkaas waxaa lahaa Dowladda Turkiga waxaana ku geeriyoodey 10 ruux oo markabka saarnaa hase yeeshee waxaa lagu waramey in tirada intaa ka badan tahay. Dad... 

Shirweynhii soomaaliyeed ee ka dhacay maalintii khamiista 27/05-2010 magaalada 2aad ee Denmark Århus.

May 31, 2010
Cultural celebration contra Somali-phobic HORDHAC Waxaa caasumadda 2aad ee dalka denmarka kunoo dad soomaaliyeed ( jaaliyad) tiradoodu tahay ilaa 3750 qofood. Dadkaas kala barkood waxay kudhasheen magaaladan ay ku nool yihiin. ENGLISH VERSION | SOMALI VERSION | SAWIRADA DAAWO Wayaddaan dambe waxaa jirtay inay dadkan laga tirade badan yahayee soomaaliyed ee kunoo magaaladan Århus ay soo wajahayeen... 
Halkudheg: ,

Warar Goos Goos ah: Warqaddii 25aad ee Walad Cabdalla

May 31, 2010
Soomaali laga siidaayey xabsi Libya & ururka SDSI & Xildhiban Muudey Soomaalida ee ku dhaqan Dalka Uganda oo deeqo isugu jira Daawo iyo Baaritaan la gaarsiiyaya Xildhibaan Cabdi Wali Shiikh Ibraahim Muudeey oo kaalin Firfircoon kaga jira Musharaxnimada Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad Xarun loogu magacdaray Muqdisho Media House oo laga furay Magaalada Muqdisho Wafdigii Ururka SDSI oo si weyn loogu... 
Halkudheg:

Zenawi: Waxaan ka soo dhex saaraney kuwo lagu magacaabo “Qunyar socod”

May 31, 2010
Wareysi dheer oo uu siiyey Raisal wasaaraha Ethiopia Melez Zenawi barnaamijka Talk to Aljazeera oo laga daawado TV-ga Aljazeera qeybta Engriiska maalmo ka hor (May 23, 2010) inta aan doorashooyinka ka dhicin. Zenawi wuxuu ka hadaley arimo dhowr ah oo ay ugu horeeyeen dooda wabiga Niil, Somaliya, caburinta u ku haayo mucaaradka, Ereteeriya  iyo Musuqmaasuqa loo isticmaalo barnaamijka dhaqaalo kobcinta. Arimaha... 
Halkudheg:

Shariif Xasan : Ninba waa markiisee Mus ma kula koray

May 31, 2010
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo doortey Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maalintii ka horeysay doorashada waxay Xildhibaanada Baarlamaaku ku sameeyey markii uu soo galay xarunta Baarlamaanka in ay ku fooriyaan, xildhibaanada qaarkood waxay siteen Firimbe, hase yeeshee isaga oo aan iska waalin ayuu ereyo kooban waxa uu ku yiri “Codkiina ayaan idinka rabaa ee fadlan ha la I siiyo”,... 
Halkudheg: