Home » Archive Qoraaga

Kenya oo Adeegsaneysa Erayadii Zenawi Adeegsadey markii Ciidamadiisu Weerareen Soomaaliya – Weerarka oo xilligaas ku wajahnaa kooxdii Sheikh Shariif Axmed….

Oct 20, 2011
Zenawi oo Dhambaal Khaas ah oo ku saabsan Soomaaliya ka helay Madaxweynaha Kenya… iyo Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG oo telefoonka ku damiyey TV-ga SomaliChannel markii la weydiiyey in u shacabka Soomaaliyeed u caddeeyo waxa uu kala socdo Ciidamada Kenya ee ku jira gudaha Soomaaliya… AKHRI     Read More →
Halkudheg: ,

Waa Maxay Faraqa u Dhexeeya Dhul-badeedka (Territorial Sea) iyo Aagga Dhaqaalaha (EEZ)?

Oct 20, 2011
Territorial Sea (Dhul-badeed): Waa Hanti aad leedahay, halka EEZ (Aagga Dhaqaalaha): Waa Dhul lagula leeyahay SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Madaxweynahii ka hiiliyey Soomaalida, Qadaafi oo Geeriyoodey

Oct 20, 2011
Madaxweynahii Liibiya, Muammar Gaddafi ayaa u geeriyoodey dhaawac kaddib markii lagu qabtay magaalada Sirte, waxaana Telefishanka Aljazeera uu soo bandhigay sawirro meyka Qadaafi. Qadaafi waxa uu dagaal dhiig ku daatay xukunka dalka Liibiya kula wareegey 1969. Waxaana 2011 xukunka lagaga tuuray dagaal dhiig ku daatay. Col. Qadaafi waxaa Soomaalidu ku xasuusataa in uu si bareer ah uga hiiliyey 1977... 
Halkudheg: ,

Dawladda Kenya Shacabkeeda u Xaqiijisay in Ciidankeedu 120 km Gudaha u Dhaafeen NFD, Kuna Muujisay Video iyo DFKMG oo weli ankirsan…

Oct 19, 2011
Halka DFKMG ay Maalintii 4aad Beenineysa in Ciimada Kenya ay Galeen Gudaha Soomaaliya… Dawladda Kenya ayaa Talaadadii (Oct 18, 2011) waxay weriyaasha dalkeeda u duulisay jiidda hore ee ay ciidamadeedu gudaha u dhaafeen xadka NFD, qiyaastii 120 kiiloomiter oo dhanka Soomaaliya ah. Waxaana weriyaasha lagu duuliyey diyaarad militari si shacabka Kenya loogu qanciyo in ciidamadoodu ay ku jiraan gudaha... 
Halkudheg: , ,

Xisbiyada Mucaaradka Wadanka Kenya oo Dowladda Kenya uga Digey Faragelinta Milatari ay ku sameeyeen Soomaaliya

Oct 19, 2011
Markii Ciidamada Milatariga wadanka Kenya ay Soo galeen Qaybo ka mid ah Gobolka Jubada Hoose Bishaan October 16keeda sheegteyna Dowladda Kenya in ay Dagaal la galayaan Xarakadda AlShabaab waxaana arrinkaan si weyn uga soo horjeestey Xisbiyada Mucaaradka ee Wadanka Kenya iyagoo uga Digey Dowladda Kenya in ay Faregelin ku sameyso arrimah Gudaha wadanka Soomaaliyeed iyagoo sheegey in Faregelintaas ay... 

Go’aanno ka soo Baxay Shir Lagu Qabtay Degmada Ufayn

Oct 19, 2011
Taariikhdu markii ay ahayd 08/10/2011 ilaa 15/10/2011 waxa degmada Ufayn shir ballaaran ku yeeshay beesha Cali Jibraahiil. Shirkaas waxa ka soo qaybgalay isimmo, nabaddoonno, culumaa’udiin, ganacsato, siyaasiyiin, aqoonyahanno, jaaliyadaha dibadda, iyo waxgarad kale oo aad u faro badan. Shirkaas waxa looga wadahadlay danaha gaarka ah ee beesha iyo tan kala dhaxaysa beelaha kale ee deriska la ah. Dood... 
Halkudheg:

Xukuumadda Soomaaliya oo tacsi u dirtay qoyska Haweeneydii Faransiiska ahayd ee geeriyootay

Oct 19, 2011
Warsaxaafadeed Oct 19, 2011 ay soo saartay xukuumadda FKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa tacsi u diray madaxweynaha Faransiiska, isagoo muujiyay sida uu uga xumaaday geerida Marie Dedieu oo u dhalatay dalka Faransiiska, taasoo ay afduubayaal ku haysteen gudaha Soomaaliya. Dabley hubeysan ayaa Marie ka soo afduubtay jasiirad ku taalla dalka... 
Halkudheg:

inka badan 20-ruux oo lagu xidhxidhay xeryaha qaxontiga dhadhaab.

Oct 19, 2011
Ciidamada Amaanka ee Kenya Ayaa Bilaaway Howlgalo aybandow ayku Saarayaan Xeryaha Qaxoontiyada Dhadhaab,ayadoona Labadii Habeyn ugu Danbeeyey ayey Xabsiga Dhigeen Dadka Dadan Labaadan Ruux Sida Aysheegen Qaarkamid ah Dadka Eheladooda Laxiray. Qaarkamid ah Qaxoontiga Deeganka Dhadhaab ayaa Sheegay in Ciidamada Ayjirdilaan Ganacsatada Habeynkii ayagoo anku Wargalinin Inbandow Kajiro Xeryahaasi Waxana... 
Halkudheg:

Hayadda Green Hope oo Deeq ay u soo Wakiisheen Jaaliyadda Reer Jabuuti ee Belgium, Muslimiinta Belgium iyo Mer Rougeen ka Qaybiyey Muqdisho

Oct 19, 2011
Iyadoo weli ay socdaan Gargaarka la gaarsiinayo Dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha Saameeyaan ayaa Deeq ka timid Jaaliyadda reer jabuuti ee bilgium, muslimiinta bilgium iyo Mer Rougeen ayaa waxay soo gaarsiiyeen Dadka Soomaaliyeed ee Dhibaatada ka soo gaartey Abaaraha iyo Dagaalada aan Dhamaadka lahayn waxaana Deeqdaan in ay qaybiyaan loo soo Wakiishey Hayadda Green Hope Deeqdaan oo isugu jirtey Laba Qaybood... 
Halkudheg:

Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula qaatey Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda FKMG

Oct 18, 2011
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo Markii uu soo Gaarey Muqdisho Beeniyey in Ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya Xildhibaan Daahir Ciiro: ”Kenya waxay ka mid tahay Dowladaha Isbaarada u dhigtey Dowladnimadii Soomaaliya, Duulaankaan ay soo qaadey waa mid ay ku dooneyso in Dhul Badeedka Soomaaliya Shidaalka kala Baxdo” Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta (Oct 18, 2011) soo gaarey Wafdi ka socda Dowladda... 
Halkudheg: , ,

Ciidamada Kenya oo Maalintii Saddexaad ku jira Gudaha Soomaaliya iyo DFKMG oo Beenisey arrintaas

Oct 18, 2011
Ciidanka Kenya ayaa Axadii ka gudbey xadka, Kenya ayaana arrintaas xaqiijisay, laakiin DFKMG ayaa weli arrintaas beenineysa ayadoo sheegtay in aan ciidamada Kenya ka soo gudbin xadka…. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg: ,

Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole oo ka soo Horjeestey Qorshaha Danjire Mahiga

Oct 17, 2011
Shirkii wada tashiga ee ka dhacay Magaaladda Muqdisho oo ay garwadeenka ka ahayd Qaramada Midoobey ayaa waxaa ka mid ahaa Qodobabadii lag u Heshiiyey in Wajiga Labaad ee Shirka lagu qabto Magaalada Garoowe oo Caas imada u ah Maamulak Puntland hase yeeshee Waxaa soo baxay warar sheegaya in Shirkaas la doonayo in laga weeciyo Magaalada Garoowe. Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Augostine... 
Halkudheg:

Ciidanka Dagaalka Kenya oo 100 km gudaha u galay Dalka Soomaaliya

Oct 17, 2011
Dowlada kenya waxa ayaa  sicad ugu dhawaaqday inay gudaha ugashay kenya kudhawaad 100km oo “xuduudda” Soomaaliya, waxana talaabadani noqonaysa markii ugu horaysey ay muddo dheer masafo inta le’eg gudaha ugalaan ciidamada kenya gudaha Soomaaliya tan iyo intii ay kooxaha alshabab bilaaween dagaalada ay kaga soo hor jeedaan ciidamada dowlada KMG ah iyo siyasadda arimaha. Kenya waxa... 
Halkudheg:

Kenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda Soomaaliya

Oct 17, 2011
Xukuumadda FKMG ma ka hor istaagi doontaa Kenya sahaminta ay ka waddo gudaha Badda Soomaaliya? Kenya oo 150 km gudaha u soo gashay dhulbadeedka Soomaaliya aagga L5 SII AKHRI       http://www.somalitalk.com/2011/badda/difaac60.html  Read More →
Halkudheg:

Diyaarad Dagaal oo laga leeyahay Kenya oo ku dhacday Libooye

Oct 17, 2011
Midkamid ah diyaaradaha dagalka kenya ayaa galabnimadii Axadda galinkii danbe ku sodhacday degmada libooye oo kudhow “xuduudka” Somalia iyo kenya xili ay howl gal balaran Kenya ka waddo aaggaas. Diyaradan oo ka kacday garoonka diyaradaha ee degmada libooye ayaa sodhacday xili ay ku guda jirtey dulimaad la sheegay in ay ku aadi lahayd casimada nairobi, inkasta oo aysan jirin war rassami... 
Halkudheg: , ,

The New Somalia Roadmap: Perpetual conflict in the making

Oct 17, 2011
The New Somalia Roadmap: Perpetual conflict in the making SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Kenya oo Markii ugu Horeysey Soomaaliya ku Sameyneysa Faregelin Milatari

Oct 16, 2011
Labaatankii Sanno ee Soomaaliya ay ka jirtay Qalalaasaha iyo Fowdada Soomaaliya waxaa lagu sameeyey Dhowr Faregelin shisheeye ha noqoto mid Dibadeed iyo Mid Gudaha ahba , haddii aan Dib u qooraansano Feregelimihii lagu sameeyey Soomaaliya, Sannadkii 1992 Waxaa Soomalia faregelin ku soo sameeyey Wadanka Mareykanka oo markaa Hogaaminayey Isbahaysi ka koobnaa ilaa Afaratan Dowladood kuwaas oo markii hore... 
Halkudheg:

Somali Parliament warned K-TFG leaders against committing treason

Oct 16, 2011
October 15, 2011 – On October 8, 2011, the Transitional Federal Parliament of Somalia (TFP) passed a law (resolution) that made a crime the implementation of one of the priority tasks of the Roadmap adopted by the selected Somali Stakeholders — Kampala Transitional Federal Government (K-TFG), faction of Ahlu Sunna Wal Jama (ASWJ), Regional States of Puntland and Galmudug. K-TFG leaders... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan Xasharo oo u Hambalyeeyey Baarlamaanka KMG ah ee somalia Goaa,nkii ay Gaareen Bishan sideedeedii Islamarkaana Ugu baaqay Inay Umada Tabaalaysan La badbaadiyo

Oct 16, 2011
Xildhibaan Cawed Cashara : Oo Ugu Hambalyeeyey Baarlamaanka KMG ah ee somalia Goaa,nkii ay Gaareen Bishan sideedeedii Islamarkaana Ugu baaqay Inay Umada Tabaalaysan La badbaadiyo (hoos Ka dhegayso Codkiisa ) Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee soamlia Xildhibaan cawed axmed cashara oo ku sugan dalka Canada gara ahaan magaalada Toronto ayaa si weyn usoo dhoweeyey mar kale kulankii... 
Halkudheg:

Muqdishaa Hadashay

Oct 16, 2011
Muqdisho waa Muraayadii dalka wax badan waa loo soo dalxiisi jiray weyna sheekeyn jiritay waxeyse aamustay 1991kii waxii ka dambeyey sababtuna waxey ahayd wax aysan ka hadli karin ayaa lagu sameeyey xad gudub ayaa lagu la kacay madaafiic ayaa lala dhacay waa la jirdilay dharkii ayaa laga fiiqay indhihii ayaa basbaas iyo baaruud wax loo kala garan waayey looga shubay, shib ayaa ka soo hartay. Intii... 
Halkudheg:

Mahiga oo Warqad Af-Ingiriisi ah u qoray Soomaalida Qurbaha

Oct 15, 2011
Danjire Augustine Mahiga”Nabadda Soomaaliya Maanta haystaa waa tii ugu Wanaagsaneyd oo ay hesho Sannooyin waxayna ku timid Road Map-kii lagu gaarey Muqdisho Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mahiga ayaa ka Hadley Xaalada Soomaaliya mar uu Qoraalka ka soo saarey Xafiiskiisa isagoo sheegey in Xiligaan ay soomaaliya ka jirto Nabad tii ugu wanaagsaneyd ee ay soomaaliya hesho Muddo sanooyin ah... 
Halkudheg:

Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq gaarsiisay Qoysas ku Dhaqan Degmadda Jamaame

Oct 15, 2011
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa waxay Deeq gaarsiisay Qoysasa ku dhaqan Degmadda Jamaame oo ka Gobolka Jubbadda Hoose waxaa Deeqdaan ka Faaiideystey Qoysas gaaraya ilaa 346 Qoyas kuwaas oo si aad ah ugu baanaa Deeqdaas Deeqdaan oo ka koobneyd Bur, Bariis,Sonkor iyo Saliid waxaa Waxaa halkaa ka qaybiyey Wakiilada Hayadda Haro kuwaas oo si weyn ula socdey qaabka loo... 
Halkudheg:

Somalia: Roadmap A Hole in Water | By: Ali Garabey

Oct 15, 2011
By: Ali Omar Ghedi (Ali Garabey) – The Consultative Conference that was organized by the U.N., and held in Mogadishu on 4-6 September, the bulk of Somali people couldn’t absorb as they couldn’t take seriously the Kampala Accord. The idea of the CM wasn’t own by the Somali government or its people’ but it’s imported from external world and labeled to theTFG. The reality is that the Consultative... 
Halkudheg: ,

Turkiga u Xilsaar Badda Soomaaliya

Oct 15, 2011
Maqaalkani wuxuu tixraacayaa talooyin badan oo laga bixiyey difaaca badda Soomaaliya. Misana fikradahaas ayaan ku weeleynayaa sal iila eg danta qarankeenna. Bishii 8aad ee 2009ka waa tii uu baarlamaanka Soomaaliya laalay heshiiskii loogu magac-daray ”Is Afgarad” ee muranka lagu geliyey badda Soomaaliya. Haddana bishii 10aad ee 2011 ayuu baarlamaanku laalay qorshihii ‘Dhulbadeedka Soomaaliya’... 
Halkudheg:

Jumcada iyo Mucjizooyinka dhaca

Oct 14, 2011
Jumcadii Roob doonta Magaalada Madiina iyo agagaarkeeda ayaa waxaa ka dhacday abaar aad iyo aad u daran oo dhibaato xun gaadhsiisay dadkii iyo duunyadiiba. Wixii waro ahaa iyo ceelashiiba way gudheen. Waxay dadku aad u sugayeen roob, wuuse di’i la’yahay wayna dheeraysteen. Iyadoo xaaladdaa lagu jiro Rasuulkuna c.s.w. uu ku sugan yahay Madiina ayaa maalin Jumca ah wuxuu sidii caadada u ahayd u istaagay... 
Halkudheg: