Home » Archive Qoraaga

Xog-hayaha Guud Ee Madaxtooyada Jabuuti “Haddii Soomaali Siyaasadii Ay Guracantey Oo La Diidey In Wax Meel Loowada Wado, Bal Dhanka Dhaqaalaha Iyo Dhaqanka…”

Feb 26, 2012
Gudoomiye ku xigeenka koowaad SBIC Cabdirashiid Haybe Dubadd “…Markaad Addigu Dooneyso Malyuun Doolar In Aad Ummaddaada Ku Badbaadiso Ee Boqol Milyan Oo Dadka Lagu Fasahaadinayo La Keeno Ma Joojinkareysid” wareysi. Golaha Ganacsatada iyo Maalgeshiga Soomaaliyeed ee Xaruntoodu tahay caasimadda dalka Jabuuti oo shir looga hadlayo wax qabadka mudadii uu jirey (SBIC), qorshaha mustaqbalka iyo doorashada... 

Dowladda Kenya oo Sheegtay in wax wada hadal ah aysan la Galayn Xarakada Al Shabaab ee ku saabsan sii Deynta Sarkaal ka tirsan Ciidamada Kenya .

Feb 26, 2012
Afhayeenka Xukuumadda Kiinya Cyrus Aguna ayaa ka hadlay dadaalada Ciidamadooda ay ka wadaan gudaha Soomaaliya.Af hayeenka oo la hadlay war baahinta Dalkaas Kiinya ayaa sheegey in Dawladda Kiinya Ciidamadeeda marnaba aysan kala bixi doonin Soomaaliya illaa ay ka cirib tiraan Xarakada Shabaab oo iminka dagaal uu kala dhaxeeyo. Mr Aguna ayaa sheegey sawirada dhawaan ay soo ban dhigeen sarkaal ka tirsanaa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo gaaray Oslo, Norway

Feb 26, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxda Dowladda Norway. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo ambabaxay London oo uu uga qeybgalay shirkii 23ka Febraayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu madaxda Norway kala hadlo xiriirka labda dal, sidii loo dhaqangelin... 
Halkudheg:

Somalia promises west oil riches as diplomats vow to defeat al-Shabaab

Feb 26, 2012
Britain is involved in a secret high-stakes dash for oil in Somalia, with the government offering humanitarian aid and security assistance in the hope of a stake in the beleaguered country’s future energy industry. Somali prime minister says his country will give west a share of natural resources in return for help with task of reconstruction Published by: Guardian Newspapers, UK… They... 
Halkudheg:

Dacwaddii ku Socotay Cariga Mareykanka Gen. Maxamed Cali Samatar oo Haatan soo Gabagabowdey.

Feb 26, 2012
In ka badan Todoba Sano ayaa waxaa dacwad ay kaga socotay dalka Maraykanka Wasiirkii gaashaan Dhigga ee Xukuumaddii Kacaankii 21kii Oktobar Gen. Mxamed Cali Samatar waxaana Dacwadaas wadey Shaqsiyaad Soomaaliyeed hase yeeshee .Cabdicasiis Diiriye iyo Faysal Muuse oo ka mid ahaa dadkii dacwaddaas daba taagnaa sida gaarkana u danaynayay ayaa ka hadlay siyaabihii ay dacwaddaas ku soo gaba gabowdey. Cabdicasiis... 
Halkudheg:

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la qaban doono 30ka April 2012

Feb 26, 2012
Go’aan ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya – “Dood dheer ka bacdi fadhigii barlamaanka ee 23-02-2012 oo ay ka soo qaybgaleen 278 waxaa loo codeeyey in doorashada madaxweynaha Federaalka Soomaaliya la soo hormariyo laganadhigo 30-ka April 2012. Waxaana cod aqlabiyad ah ku oggolaaday 269 waxaana diiday 6, waxaana ka aamusay 3 xildhibaan.” Sii akhri  Read More →
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Sheegey in Dowladiisa ay soo Dhaweyneyso Duqeymaha Cirka ee Gobolada Soomaaliya

Feb 25, 2012
Ra’iisul wasaaraha dawladda Federaalka KMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Soomaaliya iyo waxyaabaha Saldhigga u ah.Ra’iisul wasaaraha ayaa hoosta ka xarriiqay in Soomaaliya ay soo martay Labaatan Sano Dagaalo wejiyo kala duwan lahaa kuwaasoo isugu jiray dagaalo Sokeeye, Siyaasad iyo haatan oo Dagaalo... 
Halkudheg:

Guddonka sare ee maamulka gobolka Banaadir iyo taliyaha guud ee ciidamada AMISOM oo maanta kulan ku yeeshay xarunta maamulka gobolka Banaadir

Feb 25, 2012
Waxaa maanta shir isugu yimid taliyaha ugu sareeya ciidamada nabad ilaalinta midwoga Africa ee AMISOM iyo masuuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir oo ay wehliyeen 16-ka guddoomiye degmo. Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah islamarkaana lagu lafo guryaya xaaladda amni, iyo Bani Aadanimo ee ka jirta gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir guddoominayay kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigaha... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumada DFKMG soomaaliya.

Feb 24, 2012
Warsaxafadeedka oo u qornaa sidan: Xukuumadda Soomaaliya waxay si qalbi furan kusoo dhaweneysaa mirihii shirkii Londan ee shalay halkaasi lagu soo gabagabbeeyay. Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed oo shirka ka qeyb galay ayaa waxaa uu yiri “Waxaan u aragnaa talooyinkii iyo natiijooyinka Shirka London guul weyn oo u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Shirka London: Waa in Badda Soomaaliya loo sameeyo Soon/Degaan Dhaqaale oo Gaar ah (Exclusive Economic Zone)

Feb 24, 2012
Qodobadii ka soo baxay shirkii London waxaa ka mid ah  in Soomaaliya loo sameeyo Soon/Degaan Dhaqaale oo Gaar ah (Exclusive Economic Zone) ee badda. Waxaan lagu baaqay in si buuxda loo hirgeliyo Xeer-dhaqanka Anashaxa ee Jabuuti (the Djibouti Code of Conduct)…..   Sii akhri  Read More →
Halkudheg:

Munaasabad lagu celeemosaarayey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo Ka dhacdey Deegaan Malkaareey ee degmada B/xaawo.

Feb 24, 2012
Waxaa shalay oo ay taariikhdu tahay 22/02/2012 ka dhacday degmada Beledxaawo Gobolka Gedo xaflad taariikhi ah oo si heersare ah loosoo abaabulay. Xafladaan ayaa aheyd mid lagu caleemo saarayey Ugaaska guud ee Beesha Sade (mareexaan) Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi oo asagu badalaya Ugaas-kii hore ee Beesha Sade Ugaas Cumar Ugaas Xirso oo dhamaadkii sanadkii hore geeriyoodey. Xaflada caleemo... 

Qarammada Midoobay oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad iyo Shirkado Soomaali ah

Feb 24, 2012
Go’aan ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17-kii febraayo 2012. Guddiga golaha amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen in ay ka saareen liiska xanibaadda ee al-qaacidda shaqsiyaadka iyo shirkadaha Soomaalida, Axmed Cali Jimcaale iyo 17 shikadood oo u badan... 

Warbixin Dheer oo laga soo Ururiyey Shirka Magaaladda London lagu soo Gabagabeeyey

Feb 24, 2012
Khudbadihii ay jeediyeen David Cameron, Ban Ki Moon, Shiikh Shariif, Dr Cabdiweli, Hillary Clinton, Miless Sanawi , Kibaki,Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Miless Zanawi oo ku faaney Qabshashadii Magaalada Baydhabo Turkiga oo sheegey in Shir lagu qabto Dibadaha ay ka wanaagsan tahay mid lagu qabto Gudaha Soomaaliya Helliry Clinton oo sheegey in Soomaaliya loo dhisi doono... 
Halkudheg:

SHIRKA LONDON EE SOOMAALIYA: WAR-MURTIYEED

Feb 23, 2012
Hordhac 1. Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2. Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka soo baxaysaa dhibaatooyin bani’aadamnimo kuwii waqtigan ugu xumaa dunida. Ciidamo Afrikaan iyo Soomaali... 
Halkudheg:

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Qabsaday magaalada Baydhabo

Feb 23, 2012
Arbacadii Feb 22, 2012 ayaa ciidamo Itoobiyaan ah waxay galeen magaalada Baydhabo ee magaalo madaxda Gobolka Bay ee dalka Soomaaliya ayagoo ka soo tallaabay xad beenaadka dhulka Soomaali galbeed ee ay gumaysiga ku haysato. Af-hayeen u hadlayey xarakada Al-Shabaab,  Shiikh Cabdicasiis Abuu Musca, ayaa sheegay in magaalada Baydhabo ay uga baxeen xeelad dagaal. Ma aha markii ugu horeysey ee Ciidamada... 
Halkudheg: ,

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 3-aad

Feb 23, 2012
Akhristoow qoraaladii hore waxaan uga soo hadalnay tilmaamaha culumada rabaaniyiinta iyo culumaa’usuu, waxaad u jeedaa maanta dad aan garan karin xaqa culumada inay ku xukumeen culumadii lagu bartay wanaaga inay yihiin culumaa’usuu, laakiin su’aashu waxaa weeye adiga oraahdaada iyo aragtidaada guracan miyay ku noqonayaan culumaa’usuu, taariikhda ayaa ka markhaati kici doonta cidii culumaa’usuu... 
Halkudheg:

OGEYSIIS:Jadwalka mutamarka Dhalanyrada ee Denmark 2012

Feb 23, 2012
wuxuu bilaaban Doonaa insha allah 24-26 si Live in aanu usoo Tebinane aad ban ugu Rajo weyn nahay  Read More →

Sheekh Shariif, Shariif Xasan iyo C/wali Gaas oo la sheegay in ay Shirka London ka Filayaan in mar kale ay ka soo Muuqdaan Siyaasadda Soomaaliya.

Feb 22, 2012
Iyadoo maalinta beri ah lagu wado in London uu ka furmo shir ay qabanqaabineyso Dowladda Ingiriiska kaas oo loo qabanayo xubnihii saxiixay shirkii Garoowe iyadoo lagu daray qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan sida Aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo Haween ayaa wararka ka imaanaya London waxay sheegayaan in xubnaha Dowladda ee ka qaybgalaya shirkaasi sida Madaxweyne Sheekh Shariif, Guddoomiyaha... 

Dowladda Ingiriiska oo looga Digay in Faragelinta Soomaaliya ay u Adeegsato Dowladaha Itoobiya iyo Kenya

Feb 22, 2012
Odoyaal, Waxgarad iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa soo dhaweeyey shirka la filayo in maalinta beri ah uu ka furmo Magaalada London oo ay qabanqaabadiisa wado Dowladda Ingiriiska ayaa haddana xubnahaasi waxay Ingiriiska uga digeen in faragelinta Soomaaliya ay u adeegsato Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo ay sheegeen in ay cadaawad kala dhexeyso shacabka Soomaaliyeed. “faragelintii... 
Halkudheg:

Nin ku Dilay Har Kuuma Jiido

Feb 22, 2012
Dowladda Ingiriiska oo gummeysiga Taqasus ku leh waxaa tusaale u ah in gumeystaha uu mansab ahaan ka sareeyo midka la gummeysto,sidaas daraadeedna waa in marna dadka la gummeysto loo muujinin haba yaraatee wax jil-jileec u muuqdo ama naxariis,waa in qofka la gummeysto ad-adeegnimo loola dhaqmaa ilaa laga gaarsiiyo ilbaxninmo lagu kal soonaan karo. Fikradda sidaas ah ayadoo ay jirto ayaa Ingiriiska... 
Halkudheg:

Ethiopia oo sii kordhisay xasuuqii Sahacabka reer dhagaxbuur iyo Shir dagdag ah (Emergency Meeting)

Feb 22, 2012
Ethiopia oo sii kordhisay xasuuqii Shacabka reer Dhaxbuur iyo Shir dagdag ah ooy ururada xuquuqul isnsaanka South Africa Cape Town ku qaban doonaan Axada fooda inagu soo haysa. Iyadoo Daafaha Aduunka lagu qabanayo isu soo baxyo lagu xusayo xasuuqii ay ciidamada Ethiopia ka gaysteen Malagaalooyin ka Wardheer , Qabridahare Iyo Godey xili ku began bishan febaraayo een kujiro ayaa waxaa soo Baxayaya... 
Halkudheg:

Khilaaf Hoose oo la Sheegey in uu Dhaxeeyo Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Raiisul Wasaare Cabdiweli Mxamed Cali Gaas

Feb 21, 2012
Wararka aan ka heley Xubno ku dhow dhow Xarunta Madaxtooyada ee Filla Soomaaliya ee Magaaladda Muqdisho ayaa noo sheegey in Khilaaf Hoose uu u dhaxeeyo Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kaasoo ka dhashey markii isbedel lagu sameeyey Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo kan Beeraha iyo Xanaanadda Xoolaha ee Dowl;adda Federaallka Khilaafkaan oo soo jiitamayey Tododbaadyadii... 
Halkudheg:

IILKA KII DHIGAY U DACWOOTOOY!!! (OPINION)

Feb 21, 2012
Hordhac Qormadaan in aan qoro waxaa igu kalifay, markaan arkay sida ay dowlada Ingiriiska oo loo yaqaanay Dawacii Duqa ahaa (waayo sida Dawacada ayuu u dhagar badan yahay, isla markaana isagaa ugu weynaa gumestayaasha uguna gumeysi ballaarnaa) u rafaadinayo Ummadda Islaamka ah iyo sida aysan dadka Muslimka ahi u ogeyn oo ay cawa iyo ayaanba udaba roorayaan ayna umoodayaan in uu wanaag u waddo. Qaar... 

Ra’iisul Wasaaraha Dawladd Federaalka Soomaaliya oo si kulul u beeniyey in Shirka London uu yahay Shir Soomaaliya Maxmiyad lagu Gelinayo

Feb 21, 2012
Cabdi Weli Maxamed Cali Ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Shirka la filayo in dhawaan uu ka furmo Magaalada London ee Carriga Ingiriiska.Ra’iisul wasaaraha oo iminka ku sugan Magaalada Brugsales ee dalka Biljim oo waraysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBCda ayaa ku nuux nuuxsaday in shirkaasi ay ka soo baxayaan Natiijo wax ku Ool ah Ra;iisul wasaaraha ayaa ayaan... 
Halkudheg: